Muddo Kooban oo uu Wasiir ahaa iyo Talaabadii Kowaad ee Waxqabadkiisa oo uu Jeebkiisa ka bixiyay
Hargaysa 23.July (SDN) Wasiirka wasarada arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamad Waran Cade ayaa waxaa uu maanta ku wareejiyay taliyaha ciidamada booliska soaliland Toban gaadhi oo noocoodu yahay gawaadhida gargaarka dagdaga ah . Wasiirka waasaarada arimaha gudaha somalilan Cali Warancade oo wax qabadkii sii ugu horeeyay si toosa looga arkay maanta isaga oo ciidamada booliska Somaliland ku wareejiyo toban gaadhi oo yaryar ku waasi oo loogu…
