Dalada PUSNAA oo ka hadashay xaalada Siyaasadeed ee Puntland

    Garoowe July22,2013(SDN)-Dalada ay ku bahoobeen ururda aan dawliga aheyn ee Puntaland ayaa ka hadashay xaaladihii Siyaasadeed ee uGu danbeeyay maamul-goboleedka,sida lagu sheegay war ay manta soo saareen. Dalada ayaa soo saartay baaq iyo taagero ay u jeedineyso xukuumada,waxaanu u qornaa sidan; “Dallada Daneeyayaasha aan Dawliga ahayn ee PUNSAA waxay taageero la garab taagnayd Barnaamijka Geeddi…

    Read More

      Yaan laysku qaldin Golahan Toosinta iyo Golayaasha Qaranka ee Distuuriga ah

      Asalaamu caleykum, Ramadaan kariim Waa maqaal kooban oon doonanayo inaan wax yar ka idhaahdo Golaha Toosintane ee ayaamahan dambe muranka badani kataaganyahay. Horta yaan laysku qaldin Golahan Toosinta iyo Golayaasha qaranka ee distuuriga ah. Aan isweydiino maxaa kadhexeeya ee ay iskaga midyihiin maxayse kukala duwanyihiin. Waxay ilatahay sidan, 1. Golayaasha Qaranku waakuwo qaab doorasheed, mudo…

      Read More

        Taliyihii ciidan Nabad-sugida somaliya oo la bedelay

          Muqdiho- 22-july-2013 (SDN)Wararka ka imaanaya xarugnta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in taliyaha ciidanka nabad-sugidda ee gobolka Banaadir loo magacaabay Colonel Maxamed Aadan Koofi oo ka mid ah saraakiisha ciidamada Soomaaliya.   Colonel Maxamed Aadan Koofi ayaa beddelaya taliyihii hore ee ciidanka nabad-sugidda gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg.   Taliyaha cusub wuxuu shantii…

        Read More

          Xildhibaanada safafka ugu jira Cayda iyo Canjarafaynta Guddoomiye Faysal Cali waraabe oo Sii Badanaya

          Hargeysa  22-7-2013 (SDN)Illaa intii uu Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali waraabe uu u xamaan urursaday inuu si dhab oo aan gabasho lahayn u  saro boogaha iyo dhaliilaha muuqda ee xukuumadda Axmed Siilaanyo, waxa soo if baxayey xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo u jawaabiddiisa ku raadinaya inay xukuumadda ugu dhawaadaan iyagoo daayacay…

          Read More

            Golihii Wadatashiga iyo Toosinta oo sii ballaadhay iyo siyaasiyiin iyo Garabyo hor leh oo ku soo biiray

            Hargeysa 22-7-2013(SDN)Shirkii jaraa’id ee ay maanta qabteen Golaha wadatashiga iyo toosinta qaranka ayaa ahaa mid si aad ah uga duwanaa kuwii hore ee ay Goluhu qaban jireen tan iyo intii sida rasmiga ah loogu dhawaaqay. Golahan oo ah mid koobsatay siyaasiyiin iyo wax-garad miisaan culus iyo qiimaba ku leh qarankan Somaliland, ayaa maanta sidii hore…

            Read More

              Naafada ku nool caasimadda Hargeysa oo ka dhiidhiyey Raashin ay lahaayeen oo uu iska hortaagay wasiirka Dubudejintu.

              Hargeysa 22-7-2013 (SDN)Inta badan Naafada ku dhaqan caasimadda Hargeysa, ayaa iskugu soo baxay barxadda hore ee wasaaradda Dibudejinta Somaliland. Dadkan mudaaharadayey oo dhamaantoodba ah curyaamiin saaraan gawaadhida ee naafadu raacdo badhkoodna lagu riixayey kaaryoonayaal, ayaa ku andacoonayey in raashin ah lahaayeen oo dawladda turkigu siisay uu ka hor istaagay wasiirka wasaaradda dibudejinta Somaliland Axmed Cabdi…

              Read More

                Tuug baad tahay oo xoolihii umaddaad xaddee ka jawaab, Golayaashii qarankaad kufsatee……….” Mujaahid Ibraahim Dhegoweyne.

                Hargeysa 22-7-2013(SDN)Golaha Wadatashiga iyo toosinta qaranka oo markale cambaareeyey Xukummadda Axmed siilaanyo, sharcinimadoodana difaacay Golaha Toosinta iyo wadatashiga Qaranka Somaliland, ayaa maanta markale shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa Eedo kul-kulul ugu soo jeediyey xukuumadda Somaliland, iyagoo si toos ah u sheegay inay xukuumaddani musuqmaasuq barriinsaday xukukuumadda iyo cabudhin cago-juglayn wadata oo ay…

                Read More

                  Ehelada Dad ay Heystaan Burcad-badeed oo Qurbejooga Soomaalida Taageero ka codsaday

                  Delhi July 22,2013(SDN)-Qoysaska Maxaabiis ku jira gacanta Burcad-badeed Soomaali ah ayaa waxa ay Qurbejooga Soomaalida weydiisteen in ay gacan ka siiyaan sidii eheladooda looga siideyn lahaa Burcad Badeeda. Shaqaalaha markabka MV Albedo oo ka soo kala jeeda dalalka India,Bangaladeesh iyo Sri Lanka ayaa burcadu gacanta ku dhigtay dhamaadkii sanadii 2012kii. “Mulkiilaha Markabku ma uu qaadin…

                  Read More

                    Qaramada Midoobey oo walaac ka muujisay Xeerka Saxaafada Soomaaliya

                    New York July 22,2013(SDN)-Qaramada Midoobey xafiiskeeda u qaabilsan Xuquuqaha Aadaha ayaa walaac ka muujisay Xeerka qabyada ah eeSaxaafada oo warbaahinta dalka ku khasbeysa in ay shaaciyaan ilo wareedyada. QM ayaa sheegtay in sidoo kale xeerkani uu mamnuucayo in la faafiyo xogaha ka soo horjeeda Diinta Islamka iyo Dhaqanka Soomaalida. “Waxanu ugu baaqeynaa dawlada Soomaalida in…

                    Read More

                      DAAWO:Kulan Suxuufiyiinta Soomaaliya ay uga Doodeen Xeerka Saxaafada

                      Muqdisho July 22,2013(SDN)-Kulan ay isugu yimaadeen Suxuufiyiinta ku nool magaalada Muqdisho ayaa waxa ay uga doodeen xeer saxaafada loogu talo galay oo ay dhawaan xukuumadu u gudbisay Baarlamaanka Soomaaliya. Xeerkan oo ay suxuufiyiintu sheegeen in uu iskfile:///C:/Documents%20and%20Settings/Owner/My%20Documents/Downloads/suxuufiyiin.jpga hortaagayo in ay hawshooda si madax banaan u gutaan,DAAWO.

                      Read More

                        Denouncing the contracted sultans‏

                        The history of Somali traditional sultanas dated back from 1300 in the Georgian calendar. As every one of us aware, the purpose of bring into being the motivation of sultans is keeping and establishing a close relationship between the members of their clan, look the matters of internal concerns, chairs in the event get-together ceremonies…

                        Read More

                          Somaliland: Scuba Diving Berbera Coast

                          A trip to Somaliland is nothing close to a traditional vacation.  Experienced scuba divers, however, are among those few who can hear the country’s name and push aside the negative hype, imagining instead the blissfully blue waters and teeming marine life of the Red Sea.  The rarely-visited beaches, surprisingly, are something that off-the-beaten-path travelers consider…

                          Read More

                            Buug ka waramaya Taariikhdii Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal oo Hargaysa lagu soo Bandhigay

                            Hargaysa 21.July (SDN) Waxaa Magaalada Hargaysa lagu soo bandhigay Buug laga diyaariyey taariikhdii Madaxweynahii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed xaaji Ibraahin Cigaal, Buugaas oo loogu Magac daray Dhaxal-galka Gobanimada, kaasoo uu qoray Maxamed Faarax Qotti. Munaasabada daah furka buugan oo la baxay dhaxal Galka Gobonimada   ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirka wasaradda shaqada iyo…

                            Read More

                              ”Masuuliyad ayaa naga saaran ardeyda Ka soo baxday Caafimaadka Xoolaha”Wasiir Ku Xigeenka Xoolaha Punt land

                              Garowe 21.July (SDN) Wasiir ku xigeenka Xanaanada xoolaha Puntland Cabdiweli Xirsi Nuur ayaa sheegay in Puntland ay masuuliyad ka saarantahay ardayda ka soo baxday caafimaadka xoolaha. Hadalkan ayuu ka jeediyay wasiirku xili caawa ay xaflad soo dhowayn ah wasaaradiisu ugu qabatay magaalada Garowe 13 arday oo dhowaan ka soo qalinjebiyay dugsiga xanaanada xoolaha ee degmada…

                              Read More

                                Suxufiyiin Kulan Muqdisho ku Yeeshay,Qaylo dhaana Ka Muujiyay Sharciga Qabyada ah ee Xukuumadu ugu Talo gashay Warfidiyeenada

                                Muqdisho 21.July (SDN) Tiro suxufiyiinta ah oo ka howlgalaha qaybaha kala duwan ee warbaahinta Muqdisho ayaa maanta kulan yeeshay, iyagoo ka hadlay sharciga qavbyada ah ee warbaahinta Soomaalida oo dhawaan ay meel-mariyeen golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya. Suxufiyiinta ayaa hoosta ka xariiqay in sharcigan qabyada ah aysan dan ugu jirin saxaafadda Soomaaliya; maadaama uu ka horimaanayo…

                                Read More

                                  Wasiirka Boosaha iyo Mas’uuliyiin kale oo Kormeer ku soo Maray Qaar ka Mid ah Xarumaha Isgaadhsiinta

                                  Hargaysa 21.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Faysal Cali Sheekh iyo Mas’uuliyiin kale oo Wasaaradaas ka Tirsan ayaa Maanta Kormeer Shaqo ku soo maray Shirkadaha Isgaadhsiinta ee Soltelco iyo SomCable . Maareeyaha Shirkada Solteco Mukhtaar Cismaan ayaa Wasiirka iyo Xubnaha kale Warbixin ka siiyay…

                                  Read More

                                    Somaliland: In war-torn Somalia, a fragile corner of peace

                                    Hargeisa, July 21, 2013 (SDN) — Somaliland is fascinating experiment in minimalist state building. Down the street the porter walked, wheelbarrow piled high with thick wads of Somaliland shillings held together with elastic bands. Along the pavements, tea-sipping money traders sat behind similar stacks of wealth, trading shillings for dollars, pounds, euros and even slivers…

                                    Read More