DAAWO:Madaxweynaha Mareykanka oo Dareenkiisa Ka Bixiyay Sida Madowga Mareykanku u Arkaan Go’aan Maxkamadeed

    Washington July 20,2013(SDN)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Xusen Obama ayaa si lama filaan ah uga hadlay Goaan ay maxkamad ku taal Florida ku sii deysay nin toogasho ku dilay wiil Madow ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Maadow ee dalka Mareykanku soo mareen taariikh murugo leh isla markaana ay haatan jiraan weli waxyaabo u baahan wax…

    Read More

    Xiddigii Reer Montenegro Stevan Jovetic oo Ku Biirey Man City.(By Jaahuur)

    Fiorentina-Italy-July-19-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku soo qaadaneyna kala iibsiga ciyaartooyda oo si xawli ah uga socda daafaha aduunka. Alaaba naadiyada waaweyn ayaa wakhtiyada xagaaga ee fasaxyada lagu jiro ayaa waxay ku tartamaan ciyaartooy kala iibsiga. Haddaba waxaynu maanta booqaneynaa xaggaa iyo Talyaaniga siiba Fiorentinia oo xiddigoodii reer Montonegro Stevan Jovetic ka iibisey Man City…

    Read More

      Maxaabiis ku Jirta Jeelka Baydhabo oo Xukuno dil ah lagu riday,kuwo la sii daayay iyo Mas’uuliyiin ka hadlay

      Baydhabo 19.July (SDN) Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Somalia oo mas’uuliyiinteedu ay maalmahan howlo shaqo u joogeen degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxay xukunno kala duwan ku rideen maxaabiista ku jira xabsiga degmadaas. Guddiga maxkamadda ciidamada oo uu horkacayay guddoomiyahooda Col. Liibaan Cali Yarrow ayaa waxay maanta xukunno ku rideen maxaabiis tiro…

      Read More

        Tartankii Qur’aanka Bisha Ramadaan ee Hargaysa oo la soo Gabo Gabeeyay Iyo Xukuumada oo Sheegtay inay 15 Ramadan Tartan kale qabanayso

        Hargaysa 19.July (SDN) Wasiirka wasaarada Diinta,iyo Awqaafta ee Somaliland Sheekh Khaliil C.laahi Axmed ayaa galabta ku soo gabo gabeeyay Masjidka Cali Mataan ee Magaalada Hargaysa Tartankii Bisha Ramadaan ee Qur’aanka Kariimka ah. Sheekh Maxamed Aw Aaddan oo ka Mid ah Qaban Qaabiyayaasha Tartankan ayaa sheegay in Tartanka 30ka Jis ee Qur’aanka ay ka qayb qaadanayeen…

        Read More

          Wefti Wasiiro ah oo Ku Sii Jeeda Magaalada Ceerigaabo iyo Tikniko Khaatumo ka soo Goosatay oo ay la Wareegayaan

          Ceerigaabo 19.July (SDN) Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan isla markaana ay Xubno ka Yihiin Wasiirada Warfaafinta, Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse,Biyaha Mudane Xuseen Maxamed Cabdille,Wasiirul Dawlaha Nabadaynta ee Gobolada Bari Mudane Cali Xasan Maxamud Cali Sandule  ,Jananka Ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale  ayaa maanta u…

          Read More

            Qaramada Midoobay:Qadar Ayaa Bixisay Lacagihii lagu doortay madaxweyne Xasan Sheekh

            Muqdisho July 19,2013(SDN)-Waribin ay daabacda Gudi ay QM usaaraty daba socodka xadgudbyada saran Soomaaliya ayaa sheegay in lacago faro badan oo uu ku ololeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh laga soo qaaday dalka Qadar. Warbixintan ayaa si weyn uga careysiisay madaxtooyada oo Soomaaliya ayaa jawaab adagna ka bixisay xogta ku xusan warbixinta Qaramada midoobay. Afhayeenka Madaxtooyada…

            Read More

              Xaalufinta Deeganka hadaan degdeg wax looga qaban , wuxu dhulku isu bedeli doona lama degaan sidaad imika aragtaanba : Adan Jama Kahin, UK

              Somaliland dhaqaalaheeda  waxa lafdhabar u ah Xoolaha.  Marka maanta meelihi ay xoolihii  daaqayeen waxa ka muuqda darxumo iyo dhirto la jaro.  Si aynu u  fahano waxa khaldamay bal ayu dib uga jaleecno dhulku xornimada ka dib  sidii uu ahaan jiray.  Markii ay Somaliland xornimada qaadatay  waxay ka dhaxashay dawlada Ingriiska Seereeyin waawayn oo ah dhul…

              Read More

                DHAW DHAWDU CADUUR UMAY DHICIN : DAWLADDA OO AAN QARWAAQSAN DHALIISH AY U SOO JEEDIYEEN GOLAHA WADDA TASHIGA OO MICIIN BIDAY ODAYAASHA IYO IGA BARIIJI‏

                Salaan ka dib bay ii yara saamaxa muwaadininay in aan si barbardhigo dadka dawladda  difaacaya iyo nin odaya oo ku nolaa  40 sanno ka hor tuuladda Toon. Ninkaas oo halkan aan ugu bixin doono Xoogsane Tuulada Toon ee ku taal dhinaca Hawd ee Madaarka Hargeysa ayaa waxaa joogi jiray ninkaas Xoogsade. Dadka xoola dhaqatadda ah…

                Read More

                  Musharaxa Madaxweynaha UCID iyo ku-xigeenkiisa oo ay cadaatay sababta ay dalka ugu soo noqdeen Mudo dheer ka dib

                  Hargeysa July 19,2013(SDN)-Musharaxa Xilka Madaxweyne iyo ku-xigeenkiisa ayaa mudo dheer oo ay dalka ka maqnaayeen dabadeed ayaa ay dhawaan dalka dib ugu soo noqdeen. Musharaxa madaxweyne ee Ucid Jamaal Cali Xuseen iyo Kuxigeenkiisa Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa waxa mudaba ay iyaga oo dalka dibediisa ku noolaa wadeen qorsheyaal aan ujjeedadiisa la fahmin oo ay ka…

                  Read More

                    Xukuumada Somaliland oo halkii ay uga Jawaabi laheyd Soomaliyada Sheegtay in ay midnimo qaateen oo ku mashquushay Gollaha Wada Tashiga Somaliland

                    Hargeysa July 19,2013(SDN)-Gollaha Wasiirada Somaliland oo aan wax kulamo ah yeelan wax kulamo ah mudoo aad u dheer haatan ayaa markii u horeysay shalay kulmay. Gollaha Wasiirada Somaliland ayaa kulankoodii u horeeyay mudo dheer oo ku soo beegmay xili qodobo adagu horyaalaan Jamhuuriyada waxa ay ku mashquuleen sidii ay uga hortagi lahaayeen Gollaha Wada Tashiga…

                    Read More