Guddida Doorashooyinka,Xukuumada iyo Xisbiyada Qaranka Somaliland oo Heshiis ka gaaray Diiwaangelinta Shacabka

    Hargeysa July 18,2013(SDN)-Guddida Doorashooyinka Somaliland,Xisbiyada iyo Xukuumada Somaliland ayaa wada jir u sexeexay Heshiis laga gaaray Diiwaangelinta Muwaadiniinta iyo Codbixiyeyaasha Somaliland. Kulan ay Hargeysa isugu yimaadeen ayaa lagu Sexeexay Heshiiskan hagi doona Diiwaangelinta shacabka Somaliland. Heshiiskan oo mudo qaatay isla markaana la isku afgaran waayay qaar ka mida qodobada ku xusun,khaasatan cida masuulka ka noqoneysa…

    Read More

      Ogeysiis:waxa dhamaan Jaaliyada Somalida ah ee degan Miltonkeynes iyo Luton lagu wargelinaya in Xildhibaanka golaha wakiilada ee UK (MP) Mudane Larcaster oo shir la yeelan doono Jaaliyada

      Waxa la ogeysinaya dhamaan Jaaliyada Somaliyeed ee ku nool magaalada Milton keynes iyo Luton.  Inay ka soo qayb galaan shir gaar ah uu la yeelanayo Mudanaha aqalaka wakiilada ee UK u matla magalaadan Milton keynes Mr. Larcaster.     Shirkaaso oo ku saabsan Joojintii daroogadii Qaatka ee dhawaan ay dhawaaqday Wasiirada Arrimaha Gudaha ee Uk Mrs…

      Read More

        Western oil exploration in Somalia may spark conflict – U.N. report

        New York, July 18, 2013 (SDN) —Western commercial oil exploration in disputed areas of Somalia and discrepancies over which authorities can issue licenses to companies could spark further conflict in the African nation, U.N. monitors warned in a confidential report. In the U.N. Monitoring Group’s latest annual report to the Security Council’s sanctions committee on Somalia and…

        Read More

          Murashaxiinta Madaxtinimada UCID oo caddeeyay in ka dhex-muuqashada guddoomiyaha Xisbigooda ee golaha Wada-tashiga iyo Toosintu uu gaar u yahay fekerka guddoomiye Faysal, xisbiguna la wadaagin

          Hargeysa July, 17 2013 (SDN)- Murashaxiinta Madaxtinimada xisbiga UCID ee doorashada Madaxtooyada Somaliland ee soo socota, ayaa caddeeyay in ka dhex muuqashada guddoomiyahooda Eng. Faysal Cali Waraabe ee ‘golaha Wada-tashiga iyo toosinta Qaranka’ oo dhowaan Hargeysa lagaga dhawaaqay aanu ka tarjumaynin in xisbigu ka mid yahay golahaas oo samayntiisu muran sharciyeed iyo siyaasadeed ka abuurtay…

          Read More

            Somali teenager stabbed to death in Birmingham

            Birmingham, July 18, 2013 (SDN) —A 15-year-old boy who was fatally stabbed after a fight in a park had a bright future ahead of him, his headteacher has said. Hassan Mahmood died after being stabbed in a Birmingham park following a clash between two groups. Sohail Aslam, headteacher at the Rightrack independent school in Saltley, Birmingham, said…

            Read More

              Hargeysa: Fadeexad maamul tii ugu darnayd oo todobaadkan dhacday, Agaasime guud oo xilka loo tiriyay, maalmo kadibna lagu wargeliyay in aan isaga la magacaabin!

              Hargeysa July, 17 2013 (SDN)- Sheeko soo jiidatay dareenka rayul caamka intii maqashay ayaa shalay ka dhacday wasaaradda ganacsiga, ka dib markii shalay xafiiska wasaaradda ganacsiga laga saaray  Mr. Maxamed Sheekh Cumar Xasan, oo dhawaan xilka agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga kala wareegay agaasimihii hore, ka dib markii uu magaciisa ka dhex arkay liiskii agaasimayaasha…

              Read More

                Madaxweyne ku xigeenka Juba land oo ka hadlay Qorshaha Maamulkooda ee Xasiloonida Kismaanyo {DHAGAYSO}

                Kismaayo 17.July (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Gen.Cabdulahi Xaaji Ismaaciil Fartaag ayaa ka hadlay qorshayaasha maamulkiisa ee ku aadan xasilinta amaanka magaalada Kismayo. Gen.Fartaag oo wareysi siiyay Radio Kismayo ayaa sheegay inay il laga bilaabo Maanta ay ka saari doonaan guud ahaan Ciidamada Militeriga gudaha magaalada ka dib markii ay bateen kooxo ku labisan dareeskooda…

                Read More

                  Sagootin loo Sameeyay Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaarada Arrimaha Dibada laguna soo dhaweeyay Agaasimaha Cusub oo Caawa Hargaysa lagu qabtay

                  Hargaysa 17.July (SDN) Casho sharaf lagu soo dhawaynayo agaasimaha cusub ee wasaarada Arimaha dibada maxamed xasan saciid laguna sagootiyayo agaasimihii hore ee wasaaradaasi faysal cali sh. Maxamed ayaa caawa lagu qabtay huteel maansoor ee magaalada hargaysa. Casha sharaftan oo ay soo diyaariyeen masuuliyiinta wasaarada arimaha dibada ayaa waxa goobjoog ka ahaa wasiirka wasaarada war faafinta…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Digniin u diray Xukuumada kana hadlay Diiwaangelinta Madaniga ah {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 17.July (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Engineer Faysal cali waraabe ayaa Xukuumada uga Digay inay Xeeladayso  hawsha diiwaangelinta muwaadiniinta, waxana uu ku tilmaamay in labada hawlood ee diiwaangelinta ah ay mas’uuliyadoodu saaran tahay Xukuumadda loogana fadhiyo inay mas’uuliyadda loo baahan yahay ku dhaqangeliso diiwaangelintaas. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid waxaa kale oo Saluug ka…

                    Read More

                      “Dee Faysaloow in Istaqaana ayaynu nahay,Qoladan Wadanina waxaan leeyahay…” Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 17.July (SDN) Md Muuse Biixi Cabdi Gudoomiyaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa  ballanqaaday in Xukuumadda iyo xisbiga Kulmiye ay mar walba diyaar u yihiin qabashada diiwaangelinta iyo doorashooyinka soo beegan, dhinacyada kalena looga baahan yahay inay iska daayaan xajiimaynta oo wada shaqayn u soo diyaargaroobaan. Hadalkan ayuu Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ka soo Jeediyay…

                      Read More

                        Wasiirka Khayraadka Biyaha iyo Mas’uuliyiin kale oo kormeer ku soo maray goobaha biyo soo saarka caasimada

                        Hargaysa 17.July (SDN)  Wasiirka wasaaradda Kheyraadka Biyaha Md Xuseen Axmed Cabdallah ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarumaha biyo soo saarka ee Caasimadda Hargaysa’ Wasiirka oo kormeerkiisa uu ku weheliyey Maareeyaha wakaaladda biyaha ee hargaysa Md Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa intii uu halkaa marayey waxa uu u kuurgalay hanaanka ay u shaqaynayaan xarumaha biyo soo…

                        Read More

                          Xisbiyada Qaranka iyo Komiishanka doorashooyinka oo kala saxeexday Heshiiis Qaadhaan bixiyayaasha loogu gudbinayo qabashada diiwaangelin Madani ah

                          Hargaysa 17.July (SDN) Kulan ay maanta isugu yimaadeen Hay’adaha dastuuriga ah ee kala ah Xukuumadda, Xisbiyada Siyaasadda iyo Gudida Doorashooyinka Qaranka ayay ku kala saxiixdeen heshiis ku saabsan diiwaangelinta Muwaadinka iyo Diiwaangelinta codbixiyayaasha. Afhayeenka gudida Doorashooyinka Qaranka Md Maxamed Axmed Xirsi Geelle uu kulankan ku soo bandhigay heshiiska la kala saxiixday kaasoo uu ku tilmaamay…

                          Read More