Kulankii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Golaha wadatashiga Oo Caawa Dhacaya iyo shan xubnood oo ay Madaxweynaha Kala Irdhoobeen oo soo Hor Fadhiisan doona

       Hargeysa:31-july-2013 (SDN) Kulankii Salaadiinta isxilqaamay ka dhex Abaabulayeen Madaxweynaha iyo Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa la qorsheeyey inuu caawa ka dhaco Aqalka Madaxtooyada Somaliland. Xogo hoose oo laga helayo kulankan, ayaa sheegaya in sidii ay Goluhu hore u codsadeen aanay jiri doonin cid xagga Golaha wasiiradda  ka socota oo kulankan ku wehelin doonta…

    Read More

      Abdaal: Xukuumadda oo xabsiga ku Gurtay Dhallinyaro iyo Haween Taageeray Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka

      Berbera:31-july-2013 (SDN)Ciidamada Booliska ee Magaalada Abdaal oo u dhexaysa Magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa, ayaa xabisga ku ururiyey Dhallinyaro iyo Haween taageero u muujiyey Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka. Wararka ka imanaya Deegaankaas ayaa sheegaya in lix iyo Toban Dhallinyaro ah iyo Shan haween ah oo dhamaatood reer Abdaal ah maalintii shalay xabsiga loo taxaabay,  iyadoo…

      Read More

        Facebook oo loogu taag la’yahay in ay soo Gudbiyaan Xogta Burcad-badeeda Bogeeda laga Hago

        New York July 31,2013(SDN)-Qaramada Midoobey ayaa tiro dhawr jeer waxa ay maamuleyaasha Barta Internetka ee Facebook ka dalbadeen in ay soo guddbiyaan Xogta Madaxda Burcad-badeeda Soomaalida. QM ayaa qaba in werarada iyo kala macaashka Burcad-badeeda Soomaalida laga hago barta Internetka ee Facebook. Sida lagu xusay warbixin ay dhawaan daabaceen guddida la socodka Soomaaliya iyo Eritrea…

        Read More

          BAKHAARLIHII SAACADDIISII KA LUNTAY

          Nin bakhaarley ah ayaa saacddiisii gacanta kaga dhex lunyey bakhaarkiisii , markii larogaayey jawaanadii raashinka ahaa , saacaddan oo aheyd mid aan caadi aheyn , oo qiimo weyn ugu fadhidey (dhaxal aheyd) , meel kasta bakhaarkii wuu ka raadiyey , wakhtiti badanna way ka qaadatey , qoladii xamaaliinta aheydna way la doondooneen , laakiin kuligood…

          Read More

            Xaasha! Marwo Samsam Cabdi Aadan maaha masuul marnaba loo aanayn karo cunsuriyad iyo qabiil , waxanay hormood ka tahay horumarka waxbarashada dalka

            Marka hore waxan salamaay dhammaan warbaahinta madaxa bannaan ee sharafta leh ee dalka iyo dibaddaba. Waxan jecelahay inaan halkan kaga jawaabo maqaal ku soo baxay Mareeggta Hadhwanaag News 28kii bisha July oo uu qoray nin magaciisa ku sheegay Axmed Haaruun kaasoo uu ku duray waxqabadka Wasiirka Waxbarashada Somaliland, kagana hadlay deegaanno gaar ah oo koonfurta…

            Read More

              Distoorka Somaliland Iyo Golaha Wasiirada

              Waxan rabaa bal in aan si qoto dheer aan idinla wadaago, qaabka iyo sida uu u jaan-gooyay distoorka wadankeenu golaha wasirada, oo aad moodo in aanu madaxweynuhu aanu ba eegin waxa u ka yidhi distoorku, iyo golaha wakiladao oo aan iyaguna aan ka gudan qaybta uu dasturka ka siiyay golaha wasirada oo ah gololan shaha…

              Read More

                Waxa cadaatay in sida keliya ay dumarka iyo dadka laga tirada badanyahay ay ku soo bixi karaan ay tahay Kooto la siiyo

                Sideedaba caalamkan aynu ku noolahay qofwaliba cadaalad inuu ku noolado ayuu abaahanyahay si uu noloshiisa ugu maareeyo. Eebaha ina abuuray marku ku abuuray. waxad noqonayso iyo meesha aad ka tirsanaandoonto midna intaanad dhalan maad ogayn, ha noqoto Jinsigaga dumar ama rag , meesha aad ku dhalan doonto iyo meesha aad ka soo jeedaba. Hadaad Aabo…

                Read More

                  Kenyan Captives in Somalia Freed

                  Wajir, July 31, 2013 (SDN) —Two Kenyans abducted by Somali Al Shabaab insurgents in January last year have finally been released 1 ½ years later. State House confirmed release of the two who were abducted back in January 2012 and that the two have been re-united with their families.  The 2, Mule Yesse, a District…

                  Read More

                    Somaliland: Immigration Director briefs Committee for Youth Empowerment, illegal Immigration and Human Trafficking

                    Hargeisa, July 31, 2013 (SDN) —Somaliland immigration department director Mohamed Ali Yusuf today appeared before the recently appointed Presidential committee task with Youth Empowerment,illegal Immigration and Human Trafficking  the  main cause of mass exodus of Somaliland youth for lack of employment opportunities in the country. The head of the immigration department during his first appearance…

                    Read More

                      Wasiirka Waxbarashada oo la Wareegtay Koonteenar agab Caafimaad ku Jiro {DAAWO}

                      Berbera 30.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada ee Somaliland Marwo Zam Zam Cabdi Aadan ayaa Maanta la Wareegtay Koonteenar uu ku jiro qalab Caafimaad oo lagu soo hagaajiyay isla markaana ay soo direen Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska . Munaasibad loo Sameeyay Wareejinta deeqdan ayaa Waxaa ka Hadlay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil, Duqa Magaalada…

                      Read More

                        “Haddii xaaladda nololeed ee Somalia ay maanta dib u soo laabato, waxaa sii socon doonta dadaallada dhinaca siyaasadda ah ee Turkiga” Wasiirka Arrimaha Dibada Turkiga

                        Ankara 30.July (SDN) Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga Ahmed Davutoglu ayaa sheegay inaan waxba laga bedelayn siyaasaddooda caawinta ah ee ku wajahan Soomaaliya, kaddib weerarkii toddobaadkan algu qaaday xarun ay ku leeyihiin Muqdisho. Davutoglu ayaa hadalkan sheegay isagoo booqanayay dhaawacyadii askarta Turkiga ee ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho oo lagu daweynayo isbitaal ku yaalla xarunta…

                        Read More

                          Ciidamada Amaanka ee Punt land oo Hawl gal ku Qaaday Gaadiidka Beersoosha leh “Bacaha Madow ee Muraayadaha lagu Xidho”

                          Garowe 30.July (SDN)  Ciidamada Amaanka Puntland ayaa magaalada Garowe xalay hawlgalo lagu xaqiijinayo amaanka ka waday wadooyinka magaalada. Bacaha Madow ‘Beersalka’ ayaa si gaar ah lagu arkayay laamiga iyadoo gawaarida laga fiiqayo ,waxana uu sheegay taliyaha Booliska Nugaal G/dhexe Cabdiraxman Abshir inay sharciga marsiin doonan cidii lagu qabto gaadiid bac madow leh. Amaro ayaa horay…

                          Read More