Somalia Polio Outbreak Places Ethiopia at Risk

    Mogadishu, July 30, 2013 (SDN) —Somalia’s Ministry of Health confirms there are now 94 cases of polio in south-central Somalia and the outbreak is showing no signs of slowing down. New cases of the disease near the border with Ethiopia have also put that country at risk. The polio outbreak, first identified in May in the Dadaab…

    Read More

      Taliyaha Laanta Socdaalka oo ka Warbixiyay Heerka Tahriibka iyo Gudidii Madaxweynuhu u saaray oo ka hadlay

      Hargaysa 30.July (SDN) Gudidii heer wasiir ee dhowaan Madaxweynaha JSL u magacaabay ka hortagga tahriibka iyo shaqo abuurka ayaa maanta warbixin ka dhegaystay taliyaha hay’adda socdaalka Md Maxamed cali Yuusuf Taliyuhu warbixintiisa ku sheegay inay hay’ad ahaan ka hawlgaleen dhaman deegaanada ay xarumaha ku leeyihiin ee Gobolada Somaliland, gaar ahaana ay awoodda saareen magaalooyinka xuduudaha…

      Read More

        Xasan Daahir Aways oo Villa Somalia Lagu xabisi Doono

         Ilo-wareedyo u dhuun daloola xaaladda Guud ee Xasan Daahir Aweys, ayaa waxa ay sheegayaan in Sheekha  lagu wado in loo soo wareejiyo xarunta madaxtooyada ee soomaaliya .   Wareejinta wadaadka ayaa la sheegay in looga gol leeyahay qancinta odayaashii ka keenay magaalada cadaado iyo weliba maamulka Ximin iyo Xeeb oo aad uga xumaaday habka loola…

        Read More

          Safaaradda Dalka Holland Ee Magaalada Nairobi Oo Digniin Dhinaca Ammaanka ah Soo Saartay

           Nairobi: 30-july-2013 (SDN)Safaaradda Dawladda Holland Ee Dalka Kenya, ayaa ka digtay Suuurtogalnimada Weerarro ka dhan ah Ajaanibka oo ka dhca Dalkaasi kenya ka dib markiidhawaan Booliska Kenya ay gacanta ku dhigeen Waxyaabo qarxa ooo ku jira Kartoon. wixii ka dambeeyey bishii OCTOBER 2011 markii ciidamada Kenya ay gudaha u galeen Somaliya, waxa dalkaas ka bilaabmay…

          Read More

            Ciidamada Amisom Oo Ka Hadlay dagaalkii Dhexmaray Beelaha Habar-Gidir iyo Biyo-Maal

            Muqdisho:30-july-2013 (SDN)  iyada oo  qaraxyada iyo dilalka qorsheysani ay kusii badanayan magaalada Muqdisho deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoosana dhawaan uu ka dhacay dagaal beeleed khasaare  kala duwan sababay, ayaa  waxa arrintaa markiii ugu horraysay ka hadlay  taliska AMISOM ee Soomaaliya. Afhayeenka ciidamada AMISOM Cornel: Cali Aadan Xumad, ayaa ka hadlay dagaaladii ugu dabeeyay ee…

            Read More

              Guddiga Farsamada ee Toosinta Puntland oo Warbixin Soo Saartay

              Garoowe July 30,2013(SDN)-Guddida Farsamada ee Toosinta Maamul-goboleedka Puntland ayaa soo saartay Warbixin ay ku faahfaahineyso xaaladihii u danbeeyay ee degaanada Puntland,Warbixinta ayaa sidan u qoreyd: Qiimaynta iyo Tala Soo-jeedin ku aaddan Maamulka Puntland oo Maanta 15-jirsadey  I.       Hordhac Maamulka Puntland waa shan-iyo-toban jirsadey. Waxaa la asaasay 1dii August 1998. Maamulkaas waxaa lagu asaasay shir-weyne wada-tashi…

              Read More

                Al-shabaab oo waraaqo loogu Hanjabayo Wadayayaasha Gaadiidka Dadweynaha Ku soo Daadisay Muqdisho

                Muqdisho:30-july-2013(SDN)Ururka Al Shabaab oo  dagaal qadhaadh kula jira Dowladda Federalka Soomaaliya, ayaa   uu Xalay  warqado ku soo daadiyay qeybo kamid ah Wadooyinka Warshadaha iyo Sodonka ee Magaalada Muqdisho. Warqadahan ayaa waxaa la sheegay inay ku qornaayeen hal ku dhigyo, lagu mamnuucaayo in gaadiidka dadweynaha, ay isku kuraas wada fadhiistaan labka iyo dhedigu. Qoraalka ayaa waxaa…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo Oo Salaadiintii Dhex-dhexaadinta wadday ka Aqbalay inuu Kulan Garnaqsi ah la qaato Golaha Wadatashiga

                  Hargeysa:30-july-2013(SDN)Madaxweyaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo) ayaa  la sheegay  inuu ka ogolaaday Salaadiintii  u kala dabqaadaysay  Xukuumaddiisa iyo Golaha wadatashiga iyo Toosinta qaranka ka Ogolaaday inay kulan Gaar ah isku soo horfadhiisiyaan labada dhinac. Salaadintan isxilqaantay, ayaa Habeenkii xalay ahaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweyne Siilaanyo, waxana wadahadal dheer ka dib uu Madaxweynuhu Ka Aqbalay…

                  Read More

                    Cali Gurey:Kooxda kala tashiga ee wasiirka madaxtooyadu waxay u dhigaan khilaafka iyaga iyo mucaaridku inu yahay xukuumadu wax bay qabatay iyo wax ba may qaban

                    Hargeysa July 30,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Cali Gurey ayaa waxa uu ka waramay qodobo door ah oo salka ku haya xaalada siyaasadeed ee dalka. Cali Gurey ayaa ku dheeraaday ka hadalka Koox wasiiro ah oo uu sheegay in uu hogaaminayo wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo caqabad ku ah tosinta qaranka. Sidoo kale…

                    Read More

                      ‘Somalia attack shows that Turkey stepped on someone’s foot’: Turkish Parliament Speaker

                      Ankara, July 30, 2013 (SDN) —Turkish Parliament Speaker Cemil Çiçek paid a visit to the wounded police officers at an Ankara hospital on July 30, condemning the attack on a Turkish Embassy annex in the Somalian capital Mogadishu. Çiçek said the attack showed that Turkey’s humanitarian actions in the country “disturbed some circles.” “We understand…

                      Read More

                        Al Shabaab oo Xabsiga u taxaabtay Dagaal yahano Ajaanib ah

                        Muqdisho July 30,2013(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa maamihii u danbeeyay xabsiga dhigay dhamaan horjoogeyaashii ajaanibka ahaa ee madaxda ka ahaa qaar ka mida guutooyinka Shabaabka. Sidaana wax daabacay barta Internetka ee Gulf of Aden Security Review oo wax ka qorta arimaha amaanka. Goaankan lagu qabqabtay ajaanibta Shabaabka ka tirsanaa ayaa waxa gaaray Amiir Mukhtaar Abu Zubeyr….

                        Read More

                          Yuusuf Garaad oo Faalo Mug Leh ka Qoray Siyaasada Somaliland

                          Marka la barbardhigo Soomaaliya inteeda kale, Somaliland waxay ku tallaabsatay horumar dhinacyo badan leh oo la taaban karo. Waxaana aniga iigula muhiimsan horumarka ay ka gaartay xagga amniga iyo hirgelinta nidaamka axsaabta badan iyo doorashooyinka u suurtageliyay muwaaddin kasta uu saameyn yeesho, waa Dimuqraaddiyadda. Inkasta oo ay jirto dhaqaale xumo iyo shaqo la’aan da’yarta haysata,…

                          Read More

                            Soo digii ku digriyi jiray “UDUB WAY TEGAYSAAYE, HA TAHRIIBIN WALAL”

                            Dhalinyaroy ka digtoonow! “Beenta Casriyaysan ee loo yaqaano Dab-damiska” Waxaan jeclaystay inaaan ku soo bandhigo qormadan kooban, qoraal xambaarsan xikmada  odhanaysa “Kud ka Guur oo Qanjo u Guur” odhaahdan oo u jeedada aan u soo biyo dhici doono, aan ugu horayn u hambalyeeyo xukuumada uu hogaamiyo Madaweyne Siilaanyo, oo saddex jirsatay!(happy birth day ). Hadaba…

                            Read More

                              Waxgarad iyo Aqoon yahano Taageeray Golaha Wada Tashiga soona Bandhigay Qodobo ay Xukuumadu dhinac martay {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 29.July (SDN) Xubno ka Mid ah Waxgaradka iyo Aqoon yahanka Magaalada Hargaysa ayaa si Buuxda u Taageeray Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ee Caasimada Hargaysa lagaga dhawaaqay. Waxgaradkan ayaa Sheegay in Xukuumada Somaliland uu Golaha Wada Tashigu u soo bandhigay Fikrado Wax ka Tari kara Caqabadaha Wadanka ka Taagan isla markaana Wixii Nasteexada…

                              Read More