Xubnihii Ugu Miisaanka Cuslaa Xisbiga Mucaaradka Ah Wadani Ee Gobolka Sanaag Oo Sheegay Inay Quus Ka Joogaan Xafiiskii Guud Ee Xisbigaas
Ceerigaabo 29.July (SDN) Waa markii labaad ee baaq qaylo dhaan ahi kasoo yeedho xubnihii ugu miisaanka cuslaa xisbiga mucaaradka ah Waddani ee Gobolka Sanaag. Waxana manaasibad balaadhan oo ay isugu yimaadeen badiba xubnihi ugu mug wayna ee xisbigaasi ayaa waxay si rasmi ah xadhiga uga jareen xafiis ugaar ah xisbigasi kadib markii xafiiskii guud ee…
