Xisbiga UCID oo Si Kulul u Canbaareeyey Xukunkii Xadhiga & Ganaaxa Ahaa Ee Ay Xukuumadu Ku Ridey Masuuliyiinta Wargeyska Hubaal

    Hargeysa July 04,2013(SDN)-Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa si adag u canbaareeyay xukun shalay ay maxkamada Hargeysa ku riday laba wariye oo ka tirsan jariirada Hubaal. Qoraalaka oo dhameystiran ayaa sidaa u qornaa;Waxaanu Si adag U Canbaareyneynaa Xayiraadii,Xunka,Xadhiga,Xabsiga,Xadiga Lacagta ah ee lagu Ganaaxey iyo Xeerla,aanta aan Loo marin Xadhigooda (Madani iyo Xeerka…

    Read More

      War Degdega :Ciidamada Wadanka Masar oo xilkii kala wareegtay Madaxwaynaha Masar Maxamed Mursi iyo isku dhac laga baqayo

      London 03Jul13 (SDN)Ciidamada wadanka Masar aya xilkii kala wareegay madaxwaynaha sharciga ee la soo doortay iyaga oo ku dhawaqay in Gudoomiyaha Maxkamada sare in uu xilka kala wareego , in dastuurka la joojiyo ,in la qabto doorasho dagdega iyada oo hada ay waxa ka bilaabmay gooba badan isu soo bax iyada oo laga baqayo isku…

      Read More

        War Saxafadeed Xisbiga Ucid ee Uk Qadashada Kadhadhka Xisbiga

        London 03Jul13(SDN)Dhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk waxa lagu war galinayaa in la bilaabay qadasha Kadhadhka Aqooniga Xisbiga Taas oo loogu talagalay Dhamaan Xubanaha Uk  in lagu aqoonsado khadhadhka xisbiga , waxad kala soo xidhidhi doontaa cinwaanka hoos ku qoran.   Xoghayaha Xisbiga ee Uk Mudane :Cabdilaahi Cumar Shaqale Tel:07883090192 Tel:07947827586 Email:shaqale101@hotmail.co.uk Xafiiska Ucid ee…

        Read More

          Ururka Suxufiyiinta Solja oo Cod dheer kaga digay Talaabada Lagu Xukumay Mas’uuliyiintii Wargayska Hubaal

          Hargaysa 03.July (SDN) Warsaxaafadeed ka soo Baxay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Si adaga iyo Cod dheer kaga digay Xukunkii ay Maanta Ku riday Maxkamada Gobolka Hargaysa Mas’uuliyiintii Wargayska Hubaal. Warsaxaafadeedkan oo uu ku Saxeexan yahay Xoghaya Guud ee SOLJA Maxamed-Rashid Muxumed Farax ayaa u dhignaa Sidan:- Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu…

          Read More

            UK government to ban herbal stimulant khat

            London, 03 July 2013 (SDN) – The British government said Wednesday it is banning khat, an herbal stimulant, despite advice against such a move by an official advisory body. Khat, also known as cathonine, is popular in parts of the Middle East and Africa, where users chew the leaf to release stimulants that produce a…

            Read More

              Wasiir Xaglo Toosiye oo Xilkii Wasaarada Dibu Dejinta ku Wareejiyay Wasiirkii loo Magacaabay

              Hargaysa 03.July (SDN) Wasiirka Cusub ee wasaarada Dib-u-dejinta  mud,Axmed Cali Kaahin ayaa maanta xilkii  wasaaradaas kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradaasi, ahna wasiirka Wasaarada caafimaadka Mud,Saleebaan Ciise Axmed-Xaglatoosiye. Xafladda Xilwareejinta oo lagu qabtay Xarunta wasaaradaasi, kana soo qayb galeen  Xubno Golaha wasiirada ah iyo shaqaalaha  iyo madaxda kale ee wasaaradaasi, ayaa Agaasimaha Guud ee wasaarada…

              Read More

                “Ilaahaybaa ina Arkaaya Wixii Meesha ka dhacay Cadaalad daro ayuu ahaa,Waxaa la Weeraray Xaruntii Wargayska Hubaal” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

                Hargaysa 03.July (SDN) Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Maanta Si ba’an u Canbaareeyay Xukunkii ay Maxkamada Gobolka Hargaysa ku riday Mas’uuliyiintii Wargayska Hubaal taas oo uu ku sheegay inay tahay arrin Cadaalad daro ah . Mudane Jamaal Cali Xuseen Waxa uu ka digay in Wadanka Tunisa Kacdoonkii…

                Read More

                  Madaxweynaha Somalia,Iyo Ra’isal Wasaarihiisa oo Kulan la qaatay Ergayga Midowga Africa ee Somalia

                  Muqdisho 03.June (SDN) Ergayga Midowga Afrika ee arrimaha Somalia dajire Maxamed Saalax Anaadiif ayaa maanta kulan la yeeshay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) kaasoo ay kaga hadleen dagaalladii ka dhacay Kismaayo. Intii uu kulanku socday ayaa waxay mas’uuliyiintan si aad ah uga hadleen dhibaatadii ka dhalatay Kismaayo iyo walaaca…

                  Read More

                    WASAARAD LA WAREEGA CAKUSE +KA GAADHSIINTA XUKUNKA XAQDARADA AH EE HUBAAL +SIDA UU KA YEELI DOONO CAKUSE+KA HADAL LA,AANTA MAXKAMADA XAQI HUBAAL LABO ISKU BEEGAN!!!!

                    (KampalaSDN)   Waxa maanta maxkamadu xukun iyo ganaax  isku lamaan ku riday  Maareyaha hubaal  Maxamed Axmed Jaamac Calooley oo ay ku riday xukun sanad xariga iyo hal malyan oo ganaax ah.   Halka ay Tafatire Xasan Xuseen Keefkeef  ku riday laba sano oo xadhig ah iyo laba malyan oo ganaax ah.   Halka  hubaal  hore…

                    Read More

                      JOOJINTA JAADKA EE UK: Naruuro Nololeed oo Cusub

                      Dawladda Boqortooyada Britain oo maanta go’aansatay,  si kama dambays ah, in jaadka laga joojiyo dhulkeeda. Wax loo shan-tiriyo  ba, wax laga dhur-sugo ba, wax hooyooyinka Soomaaliyeed ee UK ku dhaqani  ay kor iyo hoos u ooyaan ba, maanta ayaa warkii yimid. Waxa la go’aamiyay  inuu yahay jaadku daroogo darajada ‘C’, ayna tahay in la mamnuuco. …

                      Read More

                        Death threats for lesbian Somali-Norwegian

                        Oslo, 03 July 2013 (SDN) – Somali-Norwegian author Amal Aden has received more than 146 threatening messages after taking part in the Oslo Pride Parade this weekend. Recounting her ordeal, the lesbian activist said many Norwegians could not imagine the perceived tension of being Muslim and gay. “On Sunday morning, I woke up to find…

                        Read More

                          “Siilaanyo isaga ayuu ahaa Kii Idaacada Sharci darada ah Samaystay,Waxaa Maanta la Gawracay Xoriyatul Qawlkii” Xoghayaha Warfaafinta Waddani {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 03.July (SDN) Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Ayaa Si adaga u Canbaareeyay Xukunkii ay Maxkamadu maanta ku Riday Maareeyihii iyo Tifaftirihii Wargayska Hubaal Waxaanay Sheegeen in Maanta loo fadhiyo aaska Xoriyatul Qawlka Somaliland. Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Xasan Dirir oo Markii Xukunka Maxkamadu ku dhawaaqday Warfidiyeenada kula hadlay Wajahada…

                          Read More