Afhayeenka Madaxtooyada oo Si Dadban u Sheegay inuu ka Mid ahaa dadkii ay Wasaarada Warfaafintu ka Dagi Weyday {DHAGAYSO}
Hargaysa 03.July (SDN) Afhayeenka Qasriga Madaxtooyada ee Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo ka Mid ahaa Xubnihii Sahayday Wasiirkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Tibaaxay Maanta in Wasaaradaasi aan lagu Maqal Wax buuq ah tan iyo Mudadii uu Xilkeeda hayay Wasiirkii hore ee Warfaafinta haatanse loo bedelay Warshadaha Mudane Abiib Diiriye Nuur {Timadcad}…
