Marwo Deegaan Jire ahayd oo Wasaarada Horumarinta la Wareegtay iyo Khudbadeedii {DHAGAYSO}
Hargaysa 02.July (SDN) Wasiirka cusub ee wasaaradaa Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil ayaa Balanqaaday in Xukuumada ay ka Tirsan tahay ay Ka Go’an tahay Sidii ay Wax uga Qaban lahayd Arrimaha Deegaanka . Wasiirka Cusubi Waxay Hadalkan ka Jeedisay Munaasibad ay Maanta Xilka Wasaaradaasi kula Wareegaysay Waxaanay Sheegtay inay shaqsiyan wada shaqayn la lahayd…
