Jaalliyadda S/Land Ee Dalka SWITZERLAND Oo meel adag iska taagay Tallaabooyinka Waji-ku-macaashka ee ka dhanka ah Golaha Wadatashiga ee Laga Baahiyo Radio Hargeysa Iyo TV-ga Qaranka
Switzerland:-27-july-2013(SDN)- Xubno ka tirsan Jaalliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalka Switzerland, ayaa si weyn u taageertay una soo dhawaysay Gollaha madaxa banaan ee wadatashiga iyo toosinta qaranka oo ay sheegeen inay U soo diyaargaroobeen sidii loo badbaadin lahaa qranimada Somaliland oo ay sheegeen inay khatar ku jirto. Jaaliyaddan, ayaa ayaan darro ku tilmaantay inay xukuumaddu…
