Somaliland’s New Foreign Minister Takes Office

    Hargeisa, July 28, 2013 (SDN) —Mohamed Bihi Yonis  took office yeterday as Somaliland’s new Foreign affairs minister after his predecessor Mohamed Abdilahi Omer transferred as the minister of commerce in last month’s cabinet reshuffle. The new minister will serve as acting minister until the parliament votes on his confirmation. In a speech at the ceremony…

    Read More

    Tababare Saintfiet oo Reer Belgian Ah Ayaa Laba Bilood oo Bilaa Mushahar ah Ku Tababari Doona Xulka Malawi Muxuuse Ka Wadaa?By Jaahuur

    Malawi-July-27-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceynaa xagaa iyo Bari Africa Malawi. Xiriirka kubadda cagta ee Malawi (Football Association of Malawi) ayaa manta shaaca ka qaadey iney heleen tababare cusub oo reer Belgian ah una tababari doona xulkooda qaranka laba bilood oo taburucaad ah (Volunteer). Haddaba tababarahan oo lagu magacaabo Saintfiet oo isagu ka dhawaajiyey…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Sheekh u dhashay Somaliland oo ku Guulaystay Abaal Marinta Macalinka ugu Wanaagsan Adduunka ee Sanadkan

      Hargaysa 27.July (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa caawa waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley Sheekh Xuseen Nuur Qalinle oo ka mid ah Culimada waa weyn ee Gobolka Awdal oo ku Guulaystay abaal Marinta Caalamiga ah ee Macalinka ugu Wanaagsan Adduunka . Sheekh Xuseen Nuur Qalinle oo Qur’aanka Kariimka ah ka…

      Read More

        Somaliland:Sadex Sano ka Hor iyo Maantoo Kale Milgihii Xilwareejinta Siilaanyo Vs Rayaale {DHAGAYSO}

        Hargaysa 27.July (SDN) Waxay ku beegnayd 26 bishii June 2010kii Markii Shacabka Somaliland ay u dareereen Goobihii Codbixinta Doorashadii Madaxtooyada oo ahayd wareegeedii labaad. Waxaa ku Loolamayay Sadex Xisbi,Sadex Murashax Madaxweyne iyo ku Xigeenadoodii oo ku lamaanaa. Waxay ahayd Mucjiso in Xisbigii ugu Tunka Weynaa Mucaaridka Somaliland ee Kulmiye uu ku Guulaysto kala badh iyo…

        Read More

          Al Shabaab oo qarxisay Safaarada Turkiga ee Muqdisho iyo Saraakiil Turki ah oo ku Geeriyootay

          Muqdisho July 27,2013(SDN)-Al Shabaab ayaa sheegatay Qarax is-miidaamin ah oo dad ku dhinteen oo ka dhacay safaarada Turkigu ku leeyahay Muqdosho maanta. “Qaraxan ismiidaaminta ah waxaa lala beegsaday xarun ay deggen yihiin shaqaalaha safaaradda Turkiga oo ku taala meel ku dhow isgoyska KM-4, waxaana ku dhintay saddex qof oo qof ka mid ah uu ahaa…

          Read More

            “Kama Qayb galayno Shir aanu daba fadhiisanayno Madaxweynaha Somalia” Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

            Hargaysa 27.July (SDN) Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Shacabka Somaliland uga Mahadceliyay Sidii Qiimaha Badnayd ee ay dalka ugu soo dhaweeyeen . Wasiirka Cusub ee Amuuraha Dibadu Waxa uu intaas ku daray inuu Wada Shaqayn buuxda la yeelan doono Ururada Caalamiga ah iyo dalalka Caalamka…

            Read More

              “Waxa Aanu Dhaxalnay Dalka Dunida Intiisa Kale Godoon Kaga Jira Una Baahan In La Der Der Galiyo” Dr Maxamed C.laahi {DHAGAYSO}

              Hargaysa 27.July (SDN) Wasiirkii hore ee Wasaarada Arrimaha Dibada haatanse loo magacaabay Wasiirka Ganacsiga Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa si qoto dheer uga Sheekeeyay talaabooyinkii ay Wasaaradu ku hawl gashay Mudadii uu Xilkeeda hayay,taas oo ay ugu Mudnayd ayuu Yidhi in Somaliland ka Gudubto Waxa uu ugu Yeedhay Go’doonkii ay kaga Jirtay ka qayb galka…

              Read More

                “Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Madaxweynaha waa Inaanay Jirib Isbaaro u dhaxaysa ” Eng Faysal Cali Waraabe {DHAGAYSO}

                Hargaysa 27.July (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis  ay hor taalo dhaabado Culus oo loo baahan yahay Sidii uu Khibradiisa ugaga Gudbi lahaa. Faysal Cali Waraabe oo ka Hadalayay Madal uu Xilka Wasaaradaasi kula Wareegayay Maanta Wasiirka Cusub ayaa Hoosta ka…

                Read More

                  Xukuumada oo 3 Jirsatay kana hadashay Waxqabadkeedii,kana Gaabsatay Wixii aan u Qabsoomin {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 27.July (SDN) Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ayaa Sadex Sanno ka Hor waxay Maantoo kale la Wareegtay Hogaaminta Qaranka kadib Markii ay ku Guulaysatay Doorashadii Madaxtooyada ee Somaliland ka qabsoontay 26 June sanadkii 2010kii. Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Galabta Warbaahinta ugu Soo Bandhigay Waxqabadkii dawlada u Hirgalay Mudadaas Sadexda Sanno ah inkastoo…

                  Read More

                    Khilaaf kulul oo ka dhashay Goob ay Cali Xoor-xoor iyo Badhasaabka Saaxil Lacag ugu qaybinayeen Odayaal loo Igmaday inay Dhaleeceeyaan Golaha Wadatashiga

                    Hargeysa :27-july-2013 (SD)Waxaa shalay hotel xamdi ee magaalada hargeysa ka dhacay kulan aan noociisa oo kale hore loo arag ka dib markii dad waji ku macaash ah oo la doonayey inay canbaareeyaan golaha wada tashiga iyo toosinta qaranka la iskugu keenay huteelkaasi. dadkaasi oo loo sheegay in loo qaybinayo lacago ayaa khilaaf ka dhashay ka…

                    Read More

                      Murankii la xidhiidhay Danta Guud ee u dhexeeyey Xil. Nac-nac iyo Maayarka Caasimadda Oo Meel Xaasaasi ah Gaadhay

                      Hargeysa :27-july-2013 (SDN)Iyadoo maalmihii ugu dambeeyey ay jireen Warar Hoose oo sheegayey Khilaaf daran oo soo kala dhex galay Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) iyo Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa waxa maanta si cad Eedo la xdhiidha dhul Dan guud ah isku weydaarsaday maayarka Caasimadda Hargeysa iyo Xildhibaan Nac-nac. Ugu horrayn Xildhibaan Nac-nac oo ka mid…

                      Read More

                        Human Rights Watch oo soo saartay Warbixin hor leh oo muujinaysa tacadiyada loo gaysto Qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool Kenya

                        Nairobi:27-july-2013 (SDN) —  26-ka July-2013,  Waxa ay Maxmadda sare ee dalka Kenya burisay qorshe ay dowladdu kaga saaraysay 55,000 oo u badan qaxooti Soomaali ah caasimadda Nairobi iyo magaalooyin kale, Dadkaas oo ay xukuumaddu u qorshaysay inay Geyso Xeryo Qaxooti, sida ay Hay’adda xuquuqda Aadimiga u doodda ee Humar Right Watch ay maanta sheegtay. Maxkamadda…

                        Read More

                          Taageerayaasha Maxamed Mursi oo cagta la mariyey lagana dilay in kabadan 100-qof

                          Cairo:-27-july-2013-(SDN) in kabadan 100-ruux oo dhamaantoodba ah taageerayaasha Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Maxamed Mursi, ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen iska hor-imaadyo ay la galeen Ciidamada Ammaanka ee Dalkaasi. Isku dhacyada ayaa soo bilowday habeenimadii xalay saqdhexe iyadoo ay sii socdaan maanta waxaana ay ka dhaceen agagaarka masaajidka Rabaa al-Adawiya, sida ay xaqiijiyeen…

                          Read More

                            Afar askari oo ka tirsan ciidanka qalabka sida ee somaliya oo Maanta dil qisaas ah lagu fuliyey

                            Mugdisho:27-july-2013 (SDN)Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa saaka fal toogasho ah waxa ay ku fulisay askar ka tirsan ciidanka Dowladda Soomaaliya oo horr dilal ugeestay. Falkan toogashada ah ayaa waxa ay ka dhacday barxada iskuul Buluuziyo ee Magaalada Muqdisho,halkaasi oo ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo maxkamada ciidanka qalabka…

                            Read More

                              Wasiirka cusub ee wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Maanta Madal la isku Arkay Xilkii wasaaraddaas kula wareegay

                              Hargeysa :27-july-2013(SDN) Wasiirka cusub ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Biixi Yoonin, ayaa maanta xilkiii wasaaradaas si rasmi ah ula wareegay. Munaasibadda xil-wareejinta oo ka dhacday Hoolka Guriga shaqaalaha eek u yaalla caasimadda Hargeysa, ayaa waxa ka soo qaybgalay wasiirro, xildhibaanno, Guddoomayaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, marti sharaf…

                              Read More