Itoobiya “Somaliland Waa Goob Ka Caagan Argagixisadda iyo Kooxaha Nabad Diidka Ah” General Berhe Tesfay
Addis ababa 31.Aug 2013 (SDN)-Itoobiya oo kaashanaysa dawladda Somaliland waxa ay ka dhigtay Somaliland iyo marinkeedaba goob u daran kooxaha argagixisada iyo canaasiirta nabad diidka ahba, sidaas waxa sheegay danjiraha Itoobiya u fadhiya Somaliland General Berhe Tesfay. Wareysi gaar ah oo wakaalada wararka Itoobiya (WIC) uu siiyay qunsulka guud ee Itoobiya u fadhiya Somaliland, waxa…
