Fashilaada qaawan ee dhex-hoganaaya dawlada dhexe iyo dawladaha hoose ee Gobolada Somaliland
Waxaa laga dhawaajiyey in dawladii dhexe ee xukuumada S/land ay ku fashalintey in ay dhisto awooda aqooneed, awooda dhaqaale iyo mideynta cashuuraha dawladaha hoose ee gobolada S/land. arintani waxay keentey in ay meesha ka bacdo wadashaqeyntii u-dhaxeysey dawlada dhexe iyo dawladaha hoose ee dhamaan gobolada S/land.Waxaa looga fadhiyey in dawlada dhexe ee xukuumada Siilaanyo ay…
