Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay gudoomiyaha gobolka Istanbul iyo ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Turkey

    Istanbul 30.Sep 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulamo kula qaatay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Turkiga, jaaliyadda Soomaalida, gudoomiyaha gobolka Istanbul Mudane Huseyin Avni Mulu iyo ganacsato u dhashay dalka Turkiga. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay kulan dheer la qaatay ardayda Soomaaliyeed ee…

    Read More

      “Raggan maanta dawaladda ku jiraa waa raggii 1995-kii Dagaalka Sokeeye Burco ka bilaabay, Jaamacadda waxa ka dhacay waxay caddaynaysaa in…………” Eng. Faysal Cali Waraabe

      Hargeysa:30-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa eedo Culus Dusha ka saaray Hab-dhaqanka Xukuumadda uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo, waxana uu jawaab ka bixiyey Qaabkii loogala dhaqmay Munaasibaddii  qalinjabinta jaamacadda Hargeysa ee Shalay.   Eng. Faysal Cali waraabe oo Habeenkii xalay waraysi gaar ah siinayey Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com,  ayaa dhacdadii…

      Read More

        Xisbiga Ucid Beddelka Labadii Xildhibaan ee Kulmiye Ku Biiray U Gudbiyey Guddida Doorashooyinka Somaliland

        Hargeysa:30-Sep-2013(SDN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid ayaa maalintii shalay Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland U gudbiyey Beddelka labadii xubnood ee Golaha Deegaanka Berbera ee dhawaan sheegay inay ku biireen xisbiga Kulmiye. Sida  uu noo xaqiijiyey Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali waraabe, waxa ay xisbigu codsigooda Hore ka gudbiyeen Maalintii shalay si ay u…

        Read More

          Somaliland: The protesters and Government Allergic to Demonstrations and Fair Criticism

          Voluntary protesters asked the ministry of interior a permit to exercise their basic right: to peacefully demonstrate against what they recognize to be inappropriate bill but unfortunately, their right was denied for no apparent reason. The “propaganda” minister, in my view—because democracies don’t have information ministers but spokesperson for president or premier— jumped in to…

          Read More

            Dawladda Hoose ee Hargeysa Oo Soo Saartay Amar Shacabku Si weyn Usoo Dhaweeyey

            Hargeysa:30-Sep-2013(SDN)-Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa soo saartay amar dad badani u riyaaqeen oo wax lagag qabanayo Dadka ku mamay dhulka aanay waxba ka beerayn ee ay iska sheegtaan. Dawladda Hoose oo uu Hormood u yahay Duqa Caasimadda ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Hargeysa   Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco, ayaa amar ku bixiyey inaan cidna laga aqbali doonin…

            Read More

              Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhaqaaqday Tallaabo Axsaabta Mucaaradka lagaga Hor istaagayo Ka Hadalka Madalaha madaxda Qaranku isku Arkaan.

              Hargeysa:30-Sep-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland  ayaa qaadday tallaabooyin dhiig Bax ah oo ay madaxda Axsaabta qaranka kaga  hor istaagayso inay ka hadlaan Goobaha  la iskugu yimaaddo ee munaasibadaha ah. Xukuumaddan haatan talada dalka haysa oo caan ku ah inay ka damqato, kana cararto dhaliilaha  mucaaradkeedu u soo jeediyaan, ayaa intii muddo ahaydba ku hawllanayd sidii ay  iska ilaalin…

              Read More

                Xukuumadda Oo Habeenkii Xalay Mar kale Jeelka Ku Hubsatay Wadaad Ku Fallaagoobay

                Hargeysa:30-Sep-2013 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa Habeenkii Xalay mar kale xabsiga u taxaabtay  Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle  oo Hoggaamiye u ah Urur-diimeedka Xisbullah, kaas oo dhawr jeer oo hore xabsiga la dhigay. Sheekhan oo  saaxiib la ah jeelka, ayaa xadhiggiisa waxa xaqiijiyey Afhayeenka Xisbullah   Cali Cumar Maxamuud, isagoo   sheegay in aanu garanayn sababta keentay xidhiga sheekha….

                Read More

                  Ceerigaabo: Askari Boliis ah Oo Toogasho Lagu Dilay iyo Gacanku-dhiiglihii Oo La Hayo

                  Ceerigaabo:30-Sep-2013(SDN)- Askari Boolis ah ayaa Duhurnimadii shalay  ku Geeriyooday    Degaanka Ximan-gareen oo qiyaastii 20-km jahada bari ka xigta magaalada Ceerigaabo kaddib markii sida la sheegay uu meel u galay nin booliisku doonayeen in ay soo qabtaan oo laga soo dacwoodey.   Boliiska ayaa gacan ku dhiiglihii “Ninka boliisku doonayeen inay soo qabtaan ayaa dhexda u…

                  Read More

                    Mareykanka oo Adeegyada Dawladeed ay maanta Dhici kareyso in ilbaabada loo laabo,maxey tahay sababtu?

                    Washington Sept 30,2013(SDN)-Dawlada dalka Marekanka golleyaasha kala duwan ayaa todobaadyadii u danbeysay ka doodayay miisaaniyada dalkaasi oo ay hareeyeen suaalo is dul saaran oo qaarkood yihiin kuwo siyaasadeysan. Odoroska miisaaniyada ayaa intiisa badan khuseeya laba qodob oo labada xisbul xaakim ee dalkaasi aad ugu kal fog yihiin. Qodobka hore waa kor u qaadka saqafka ama…

                    Read More

                      “Waa Barnaamij Taxane Ah Oo Ay Ay Idiin Daadihinayaan Labada Agab Ee Qalin Iyo Buug Waa Maad Iyo Madadaalo Siran Oo Hadana Sirgacan Idinkaa Kala Saariye W/Q: Abwaan Maxamed Xasharo.”

                      London 30.Sep 2013 (SDN)Waa Barnaamij Taxane Ah Oo Ay Ay Idiin Daadihinayaan Labada Agab Ee Qalin Iyo Buug Waa Maad Iyo Madadaalo Siran Oo Hadana Sirgacan Idinkaa Kala Saariye, Waxaanay Had Iyo goorba Ka Faaloon Doonaan Hadba Waxa Indhaha Iyo Dhagaha Dadka Somaliyeed Soo Jiita+Gabay. W/Q: Abwaan Maxamed Xasharo. Had iyo horaan waxaaan salaamayaa dhamaanba…

                      Read More

                        Stigma Impedes HIV Treatment in Somalia

                        Mogadishu, Sep 29, 2013 (SDN) -In a small dark room in Mogadishu’s Banaadir Hospital, a group of patients sits quietly on wooden chairs waiting to collect their monthly medication ration. They’re all HIV positive. The medicine they are given is anti-retroviral (ARV) drugs.  The female patients wear a face veil while the men cover their…

                        Read More

                          “Waxaan u Sheegayaa Bulshada Somaliland ee Gobolka Sanaag in Lacagta Qudha ee laga Ogol yahay uu yahay Shilling Somaliland” DAAWO Wasiirka Arrimaha Gudaha

                          Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa maanta ka jawaab celiyay  Warar Sheegaya inuu Wasiirku uu iclaamiyay in Wakhti danbe loo qaban doono Sidii Lacagta Giinbaarta ah looga bedeli lahaa Gobolka Sanaag,Waxaanu Wasiirku ku dooday in lacagta keliya ee Gobolkaas ka shaqaynaysa ay tahay Shilling Somaliland . Mudane…

                          Read More

                            Dhaq dhaqaaqa Dhoofka Xoolaha ee Dekeda Berbera iyo Moosinka Xajka Daawo

                            Berbera 29.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali ayaa Kormeer hawleed ku tagay Magaalada Berbera isagoo u Kuurgalaya hanaanka uu u socdo dhoofka xoolaha maadaama la guda galay Moosinkii Xajka . Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Somaliland ayaa Sheegay inuu ku bogaadinayo Hawl wadeenada Wasaarada Xoolaha Hawl qabadkooda ku…

                            Read More

                              Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Shaaciyay in Lacagta keliya ee laga Isticimaali karo Gobolka Sanaag ay tahay Sh.Somaliland

                              Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa dadweynaha Gobolka Sanaag u jeediyay in lacagta keliya ee ka shaqayn karta Gobolkaasi ay tahay Shilling Somaliland . Wasiirka waxa uu Sheegay in Lacagta Shilling Somaliland oo dhawaan Si rasmi ah looga dhaqan…

                              Read More