Saving the future through education today…

                                                       Saving the future through education today…                                                                    Dr. Mohamed Ahmed Jimale                                                              Rector of the Somali National University                                                          Rebuilding the Somali National University:   From the ashes of a bullet riddled nation to producing bright minds for a brighter future                                                                  Sunday, September 29                                                                              3:00-5:00pm  …

    Read More

      Duufaano Siyaasadeed oo lagaga soo Horjeedo Madaxweynaha Sudaan oo Maalintii Lixaad galay iyo Dad ku dhintay

      Khartoum 29.Sep 2013 (SDN)- Magaalada Khartoum ee xarunta dalka Sudan ayaa maalinkii lixaad waxa ka socda dibadbaxyo xoogan oo looga soo horjeedo nidaamka talada dalka haya ee madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir. Ciidanka Amaanka ayaa lagu soo waramaya inay awood u adeegsadeen sidii ay u kala cayrin lahaayeen dadka dhigaya banaanbaxyada, waxana sidoo kale lagu dhawaaqay…

      Read More

        The tweet that shook Portland’s Somalis

        As claims of a Maine connection to last weekend’s terrorist attack on a Kenyan shopping mall have become more dubious, voices within the state’s Somali refugee community have grown louder and angrier. They want to know why newspapers, TV stations and politicians so quickly repeated allegations from an obscure Twitter account that Somali-Americans from Maine…

        Read More

          Sadex ka Mid ah Askarta Ashabaab oo dhaawacyo ka soo Gaadheen hawl gal ay Ciidamada Punt land ka sameeyeen deegaanka Galgala Sheegayna inay ka Sifeeyeen Kooxdaas

          Boosaaso 29.Sep 2013 (SDN)-Saraakiisha ciidanka daraawiishta Puntland ee ku sugan buuralleyda Golis ee galbeedka magaalada Boosaaso ayaa sheegay in xalay ay howgallo ka sameeyeen deegaanno ka tisan tuulada Galgala kuwaas oo ku dhaawacay sida ay sheegeen saddex nin oo ka tirsanaa maleeshiyada al-Shabaab. Taliyaha ciidamada daraawiishta ee aagga buuralleyda Galgala Jaamac Siciid Warsame ayaa sheegay…

          Read More

            Warbixintii Wasiirka Maaliyada ee Golaha Wakiilada ee Male awaalka Miisaaniyada {DHAGAYSO}

            Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa maanta fadhigii Golaha Wakiilada waxa uu Warbixin ka siiyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee Sannadka Soo Socda ee 2014ka .           Wasiirka Wasaarada Maaliyaddu Waxa uu sheegay in  ay miiisaniayad sanadeedka 2014 ee  xukuumada dhexe  ay tahay boqol…

            Read More

              Ingiriiska oo Raacdo ugu Jira Soo qabashada Lixdan Xubnood oo Xidhiidh la Leh Shabakada Alqaacida

              London 29.Sep 2013 (SDN)- Sirdoonka dalka Biriten MI5 ayaa sheegay in gudaha waddankasi ay ka baadi gobayaan ku dhawad 60-qof oo Soomaali ah kuwasi oo xiriir dhow la leh kooxda Al-shabab.Kuwaaso oo sirdoonka dalka Britain shaaciyeen inay xiriiro dhaw la leeyihiin kooxda Alqaacidada soomaaliya ee Alshabaab isla markaasna xasuuqa iyo dhibaatada ka wada gudaha iyo dibedda…

              Read More

                Wasiirka Maaliyada oo Golaha Wakiilada ee Somaliland Warbixin ka siiyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee 2014ka

                Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha wakiiladda j s l oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golaha wakiiladda j s l  mudane cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi corro ayaa waxay warbixin ku saabsan odaraka miisaaaniyadda  2014 ka  ka dhagaysteen wasiirka wasaaradda maaliyadda j sl cabdicasiis maxamed samaale . waxa wasiirka maaliyadda  ku welinayaywasiiru dawlaha wasaarada maaliyada…

                Read More

                  Dufcadii 10aad ee Ka Qallin Jebisa Jaamacada Hargaysa iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ka qayb galay {DAAWO SAWIRO}

                  Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha jsl  Mudane Axmed  Maxamed Maxamuud  siilaanyo ayaa maanta ka qeyb galay xaflad loo sameeyay dufcadii tobnaad ee ka qalin jabisa jaamacadda hargaysa. Munaasibadan oo lagu qabtay xarunta jaamacadda hargaysa ayaa waxa ka soo qeyb galay xubno ka mida golaha wasiirada ,xildhibaano  ka kala tirsan golyaasha qaranka waxgarad, waaldiinta ardayda jaamacadda…

                  Read More

                    Hanjabaad loo Gaystay Wasiiro iyo Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Kenya lana Xidhiidha Weerarkii Westgate

                    Nairobi 29.Sep 2013 (SDN) – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wasiirka macdanta dalka Kenya Najiib Balala ayaa la sheegayaa in ururka Al-shabaab ugu hanjabeen in ay khaarajin doonaan sida lagu sida laga soo xigtay laamaha sirdoonka dalka Kenya, Waaxda sirddonka dalka ayaa sidoo kale shegaysa in nin lagu magacaabo Shacbaan oo horey ugu lug lahaa…

                    Read More

                      Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kana waramay safarkiisa

                      Muqdisho 29.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shegay in balaayiin doollar lagu taageeri doono maashaariicda horumarinta iyo dib u soo celinta amniga guud ee dalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta Muqdisho dib ugu laabtay ayaa sheegay in dowladda ay dajisay qorshayaashii loo isticmaali lahaa lacagta loogu yaboohay…

                      Read More

                        Dad Hubaysan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho iyo Hawlgalo ay Wadaan Ciidamada amaanku

                        Muqdisho 29.Sep 2013 (SDN)- Siddeed qof oo saddex ka mid ah la tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin kooxda al-Shabaab ayaa lagu qabqabtay howlgallo ay ciidamada dowladda xalay ilaa saaka ka sameeyeen degmooyinka Hodan, Howl-wadaag iyo Shibis ee gobolka Banaadir. Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska ayaa sheegay in saddexda qof ee looga shakiyay inay xiriir…

                        Read More

                          Hargaysa oo lagu soo Gabo gabeeyay Kulan Guud oo ay Yeesheen Gudida Wanaag farista iyo Xumaan ka reebista

                          Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Magaalada Hargeysa ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay kulan labo maalmood uga socday guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista oo ah guddi ka jira gobollada Somaliland oo isku xil qaamay inuu wax ka qabto waxyaabaha ka hor imaanaya anshaxa diinta iyo akhlaaqda wanaagsan. Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta ee maamulka Somaliland Sheekh…

                          Read More

                            Go’aamo Xal looga dhigayo Muranka ka dhasha isku qabsiga Dhulka oo Baydhaba lagaga dhawaaqay

                            Baydhaba 29.Sep 2013 (SDN)- Guddiga nabadgalyada gobolka Baay ayaa soo saaray go’aan lagu xakamaynayo muranka iyo is-qab-qabsiga ku saabsan lahaanshaha dhulka oo mararka qaarkood khal-khal galiya ammaanka. Taliyaha ciidanka booliska gobolka Baay, Kornayl Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo warbaahinta u akhriyey go’aanka uu soo saaray guddigu ayaa sheegay in iyadoo la tixgalinayo nabadgalyada iyo xasilloonida gobolka…

                            Read More

                              Wefti ka Socda dawlada Federaalka oo Gaadhay Magaalada Beledweyne iyo Sababta Ujeedada Socdaalkooda

                              Baladweyne 29.Sep 2013 (SDN)- Mas’uuliyiin ka socda wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka iyo xubno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha, Cali Abtidoon Xalane ayaa maanta gaaray magaalada BaladWeyn  ee xarunta gobolka Hiiraan. Cali Abtidoon oo warbaahinta kula hadlay Beledweyne ayaa sheegay in safarkooda uu la xiriiro…

                              Read More

                                Somalia President Says Mall Attack Group Threatens World

                                Somali President Hassan Sheikh Mohamoud said the al-Qaeda linked group al-Shabaab that besieged a Nairobi shopping mall is embracing guerrilla attacks as part of an “international jihadist agenda” and poses a global threat. Somalia-based al-Shabaab, whose Sept. 21 mall attack in neighboring Kenya killed at least 67 people, is changing tactics after losing territory they…

                                Read More