Golaha Wakiilada oo Warbixin ka dhagaystay Wasiirka Cadaalada Somaliland
Hargaysa 08.Sep 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha wakiiladda JSLand ioo uu shir-gudoominayey Gudoomitye ku xigeenka Kowaad ee Golahaas Mud, Baashe Maxamed Faarax,ayaa war-bixin oo ku saabsan wasaaradiisa waxa ay kaga dhegaysteen Wasiirka wasaarada Caddaaladda Mud,. Xuseen Axmed caydiid. Wasiirka oo ay weheliyeen Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeyo Guuto Maxamed Xuseen Faarax Xiirane,ayaa mudanayaasha Golaha waxa uu war-bixin faah-faahsan ka…
