Shabaab oo Xalay Dagaal Xooggan ku ekeeyey Jaamacadda Kismaayo
Kismaayo:9-Sep-2013(SDN)-Kooxo si aad ah u hubaysan oo ka tirsan Al shabaab, ayaa habeenkii xalay weerar culuss ku qaaday dhismaha xarunta jaamacadda kismaayo. Kooxahan ayaa si kedis ah ah u soo weeraray Dhismaha Jaamacada, oo ku yaalla dhinaca Waqooyi ee Kismaayo, balse uma ay suurto gelin inay galaan Gudaha Jaamacadda ka dib markii ay ciidamo…
