Shirkad Somaliland u soo Daabici jirtay Waraaqaha Codbixinta Doorashooyinka oo Maxkamad la saarayo
London, Oct 24, 2013 (SDN) -Labada Masuul ee ugu sareeyay Shirkad Daabacaadeed oo la yidhaahdo Smith and Ouzman Limited, mid ka mid ah shaqaalahooda iyo wakiil shirkadaas ka tirsan ayaa hortegay Maxkamad ku Taal magaalada London, kadib markii lagu eedeeyay Musuq-maasuq ay ku kaceen. Chris Smith oo 70 Jir ah, guddoomiyihii hore ee shirkadda Smith…
