Xildhibaan Qabille Oo Dhagartii Lala Maagganaa Dusha Ka Saaray Wasiirrada Ugu Dhaw Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa:24-Oct-2013(SDN)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo katirsan Golaha Wakiillada, isla markaana laba habeen ka hor ka bedbaaday Isku day la damacanaa in lagu khaarijiyo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sida ay wax u dhaceen, isla markaana waxa uu ku eedeeyey xukuumadda in falkaas lagula kacay ay iyadu ka dembeysay. Xildhibaanka oo ugu horeyn…
