My Diary in UK,By Ismail Lugweyne

    Personal diaries are great ways to keep track of our past, which we daily records for the events in person’s life experience written in certain format. It records important ideas that might otherwise be lost in the past. Over time, a diary will track your emotional and spiritual progress and motivate you to move ahead.There…

    Read More

      Somali-Swedes to fight Russia with clubs

      A famous Swedish bandy coach and Somali refugees are out on thin ice, and aiming for Siberia and the bandy world championship. With little time to practice, they are hoping for at least some goals. The sound of sharp steel blades scratching the skating rink’s ice pierces the chill air as players on wobbly legs…

      Read More

        Somali Westgate Attacker Trained with Al-Shabab

        Sources affiliated with militant group al-Shabab have identified one of the attackers in the deadly Kenya mall assualt as Yahya Ahmed Osman — also known as “Arab” — from the town of Buloburte in Somalia’s Hiran region. Sources told VOA’s Somali Service that Osman appears to be the same attacker that Kenyan officials named as…

        Read More

          Police arrest three suspects of Somali at oil site

          Turkana County: Three suspects of Somali origin were arrested in an oil exploration site in Turkana South district following a tip by members of the public. The suspects were held inside Tullow Oil compound in Lokichar, after detectives and security officers stormed and pounced on them. Police declined to give details of the suspects, who…

          Read More

            Somali gunmen attempt to kill a Universal TV journalist

            Mogadishu, Oct 23, 2013 (SDN) –Somali authorities must work quickly to identify the motive in today’s murder attempt on a broadcast reporter and bring the perpetrators to justice, the Committee to Protect Journalists said today. The journalist, Mohamed Mohamud, has been hospitalized with serious injuries. Unidentified gunmen in a car shot repeatedly at Mohamed’s car…

            Read More

              “Ugu horayn Waxaan Imtixaan ka gelayaa Jaamacadda York St John University Ka dibna..”Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi

              London 23.October 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay madaarka Heathrow ee magaaladda London ee dalka Ingiriiska, halkaasi oo uu ku tagay socdaal iskugu jira mid shaqo iyo waxbarasho. Wasiir Xirsi waxa madaarka kaga horyimid xubno tiro badan oo ka mid ah Jaaliyadda reer…

              Read More

                Baarlamanka Somalia oo isla meel dhigi la’a Wax ka bedelka Xeer Hoosaadka ay ku shaqeeyaan

                Muqdisho 23.October 2013 (SDN)- Baarlamanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u codeeyay wax ka baddelka qaar ka mid ah qodobbada xeer hoosaadka golaha shacabka kaddib kulan shalay ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdisho. Xildhibaannada ayaa cod u qaadday qaar kamid ah qodobbada, oo ay soo jeediyeen guddiga Xeer hoosaadka, Xasaanadda iyo Anshaxa ee baarlamanka. Qodobbada…

                Read More

                  Bulshada Balli Gubadle oo Go’aansatay Hirgelinta 10Km ee u Horeeya ee Wadada Hargaysa iyo Balli Gubadle

                  Balli Gubadle 23.October 2013 (SDN)- Magaalada balligubadle ee Gobolka hawd waxaa maanta ka dhacay Isu soo bax balaadhan oo dhiirrigelin u ahaa ka qayb qaadashada barnaamijyada iskaa wax u qabso ee Somaliland ka socda ayaa lagu Go’aamiyey in dadweynaha Deegaanku bilaabaan hirgelinta 10-kii KM ee u horeeyey wadada laamida ah ee isku xidhi doonta magaalada…

                  Read More

                    Wakiilka Midowga Africa ee Somalia oo Sheegay baahida loo qabo sidii ay Weriyeyaashu u heli lahaayeen nabadgalyo ay ku shaqeeyaan

                    Muqdisho 23.October 2013 (SDN)- Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mahamet Saalax Annadif ayaa mar kale ku celiyey in howlgalka AMISOM uu dowladda federaalka ee Soomaaliya gacan ku siinayo sidii ammaanka iyo badqabka wariyeyaasha Soomaaliyeed loo ilaalin lahaa. Annadif oo cambaareeyey isku day ah oo uu shalay ka badbaadayey wariye Maxamed Maxamuud…

                    Read More

                      “Xaaladiisa aad ayay u wanaagsan tahay, dadka u imaanaya wuu aqoonsanaya” Aabaha dhalay Weriyihii Muqdisho lagu dhaawacay

                       Muqdisho 23.October 2013 (SDN)- Xaalada caafimaad Wariye Maxamed Maxamuud Tima Cadde ayaa ka soo reyneysa, iyadoo dhaqaatiirta ay rajo fiican ka muujinayaan xaaladiisa, kadib labo qaliin oo shalay lagu sameeyay. Aabaha dhalay wariyaha Maxamuud Tima Cadde oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in wiilkiisa xaaladiisa ay wanaagsan tahay, isla markaana shalay…

                      Read More

                        Haweenka Somaliland oo Weli raacdo ugu Jira Sidii ay u heli lahaayeen Kuraas Kooto ah oo doorashada Baarlamanka

                        Hargaysa 23.October 2013 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Marwo Shukri Xaaji Baandare oo ay wehelinaysay Wasiir ku xigeenka wasaaradda Qoyska iyo Arimha bulshada Marwo Shukri Xariir ayaa hotel maansoor ee Magaalada hargaysa ka furtay shir muddo hal maalin ah soconaya oo lagaga arrinsanayey sidii Hal go’aan oo midaysan looga soo saari lahaa qorshe la isla sii ogaado…

                        Read More

                          ”Qaxootiga ku jira xeryaha Dhadhaab waa dad aan waxbo galabsan” Danjire Cali Ameeriko

                          Nairobi 23.October 2013 (SDN)- Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ku gacan seyrtay eeda loo soo jeediyey qaxootiga Soomaalida ee ku jira xeryaha Dhadhaab oo ahaa in ay ka qeybqaataan falalka argagixisada. Safiirka Soomaaliya u fadhiyo Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa sheegay in qaxootiga aysan wax lug ah ku laheyn howlaha argagixisada, iyaguna ayba…

                          Read More

                            Talaalkii Dabaysha oo si Habsami leh uga Socda Somaliland & Madaxda Caafimaadka oo u dhaba galaya hanaan socodkiisa

                            Hargaysa 23.October 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee wasaaradda caafimaadka Dr Cismaan Xuseen Warsame oo uu wehelinayo agaasimaha waaxda caafimaadka guud ee wasaaradda caafimaadka Dr Cali Sheekh ayaa maanta kormeer ku soo maray sida uu talaalka dabayshu uga socdo Gobolka Gebiley. Isuduwaha Caafimaadka ee Gobolka Gebiley Dr Ciise warsame ayaa agaasimaha guud ee wasaaradda warbixin ka…

                            Read More

                              Amaanka Magaalada Mombasa ee Kenya oo la Xoojiyay iyo Baqashada laga qabo dilal ka dhaca Magaaladaas

                              Mombasa 23.October 2013 (SDN)-Dowlada Kenya ayaa ciidamo badan oo Boolis ah u daad gureysay magaalada Mombasa ee dalka Kenya halkaasi oo muddooyinkaan dambe ay kusoo kordheen dilalka loo geysanaya dadka ku halkaasi. Labo ruux oo heysta diinka Karishtaanka ayaa la sheegay in lagu dilay weeraro kala duwan oo ka dhacay magaalo xeebeedka dalka Kenya, sida…

                              Read More

                                Raiisul Wasaaraha Pakistan oo Obama ka dalbanaya in uu joojiyo weerarada Shicibku ku dhinteen ee Mareykanka

                                Washington Oct 23,2013(SDN)-Raiisul Wasaaraha dalka Pakistaan Nawaz Sharif ayaa amaanta kulan aqalka cad kula yeelanaya madaxwyenaha Mareykanka Barack Obama oo ay ka wada hadli doonaan arrimo dhawr ah. Labadan masuul ayaa lagu wadaa in ay ka wadahadalaan arrimo ay ka mid yihiin iskaashiga labada dal ee dhinacyada dhaqaalaha,sugida amaanka gobolka. Waxaase la filayaa in qodobka…

                                Read More

                                  “meeshan cid cid xukuntaa ma jirto oo waxa la isku dallacsiiyaa Hebel Baan Soo Caayey oo mucaaridkii baan sidaas ku idhi, Anigana Waxa Ii Hanjabay Mid ka mid ah Ciyaalka Madaxtooyada Lagu Kibriyey……” Eng. Faysal Cali Waraabe.

                                  Hargeysa:23-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe ayaa si kulul u cambaareeyey Falkii isku dayga Dilka ahaa ee Habeen hore lagula kacay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka mid xildhibaannada Golaha Baarlamaanka Somaliland ee laga soo doorto Gobolka Saaxil. Guddoomiye Faysal Oo Waraysi Gaar ah Siinayey Wargeyska Hubaal iyo Shabakadda Wararka ee Qurbejoog.com,…

                                  Read More

                                    Hirdankii KULMIYE oo Lagu Kala Baxay Iyo Guddidii Qaban-qaabada Shirweynaha Oo Xalay Ansixiyey

                                    Hargeysa:23-Oct-2013 (SDN) – Guddida fulinta Xisiga talada haya ee KULMIYE, ayaa xalay  cawayskii si rasmi ah u ansixiyay Xubnaha loo soo xulay qabanqaabada Shirweynaha Xisbiga KULMIYE oo lagu wado inuu qabsoomo 25/12/2013, oo maalmihii u dambeeyey meel-marintooda la isku mari la’aa. Soo xulista iyo ansixinta xubnaha Guddida qaban-qaabada shirweynaha Xisbiga waxay muddooyinkii u danbeeyay doodo…

                                    Read More

                                      TAARIIKH Nololeedkii Halgamaa Cali Xasan Aadan (cali-banfas)

                                      Hargeysa:23-Oct-2013(SDN)-Abwaan Cali Xasan Adan (Banfas), wuxuu ku dhashey deegaanka Dhaboolaq ee duleedka magaalada Hargeysa sanadkii 1948kii.  Quraanka iyo tacliintiisa dugsi hoose iyo sare wuxuu ku dhamaystey magaalada Hargeysa. Waxa uu sanadkii 1971 ka qalinjebiyey kuliyaddii tababarka macalimiinta ee LAFOOLE. Sidaas buu ku ahaa macalin mudo dheer ka shaqaynayey wasaaradda waxbarashada dawladii Somaliya. Cali Xasan waxa…

                                      Read More