“Arrinta hawada sare ee Somaliland waxa aanu la eegaynaa hay’adda ICAO, toddobaadka dambe ayaa ogaan doontaan warar dheeraad ah.” Ambassador Nicholas Kay
Nairobi 21.October 2013 (SDN)- Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay hay’adda ICAO ee u qaabilsan hawada la eegi doonto mawduuca hawada ee ka dhexeeya Somaliland iyo Somaliya. Ergayga qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Nicholas Kay, ayaa waxa su’aal barta twitterka ku weydiiyay saxafi ka tirsan warbaahinta Inner City press, taas oo ahayd bal sida…
