Shirkada Caalamiga ah ee Kalluumaysiga ee Pontus Marine Ltd oo ka Hadashay Qodobadii u Qabsoomay iyo Qorshaha ku Tallo galkooda
Hargaysa 21.October 2013 (SDN)- Shirkadda Pontus Marine Ltd ee maal-gashiga ayaa kalluumaysiga dalka ka bilowday, ayaa Sharaxaad ka Bixisay Waxyaabihii Ugu Waaweynaa ee u Qabsoomay mudadii koobnayd ee ka soo Wareegtay Aasaaskooda Iyagoo bulshada ku dhacsiinayeen qorshahooda oo ay ku gaalaa bixiyeen goboladda dalka qaarkood iyo wadamo ku yaala Yurub. Sidaasna waxay shirkadu ku sheegtay…
