TACSI KU SOCOTA ADEN DHOLAYARE WASIIRKII HORE EE CADAALADA S.LAND
Inaa lilaahu wa inaa ileyhi raajucuun. Dhamaanteyo anagoo geerida yiqiinsan ogna in qofkastaa uu mawdka la kulmi doono,waxaanu tacsi u direynaa Wasiirkii hore ee Cadaalada S.land Adan Ahmed Elmi oo hooyadii ku geeriyootey magaalada Hargeisa, waxaanu Alle ka bareynaa inuu marxuumada janadii ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxdey samir iyo imaan ka siiyo……
