War Deg Deg ah : Abwaan Cabdi Waaxid Cali Gamadiid Oo Ciidan Boolisku Ay Xabsiga u taxabeen magaalada Hargaysa.
Hargaysa12Oct13(SDN)Abwaan Cabdi waaxid Cali gamadiid Oo kamid ah Abwaanada Da’ada yar Ee reer Somaliland Ayaa Ciidanka Boolisku Ay U taxaabeen Xabsiga isaga Oo Ku sugnaa Gudaha Magaalda Haargeysa Gaar ahaana Hotel Dalxiis Halkaaso ay Ka Kaxeeyeen Ciidan Boolisku, Sabadta Abwaan Cabdi waaxid Cali gamadiid Loo Xidhay ayaa Loo malaynayaa inay Tahay Gabaygii Uu dhawaan U…
