Two Somalis die making bomb in Ethiopia: officials

    Addis Ababa, Oct 14, 2013 (SDN)-Two Somali nationals died when a bomb they were making detonated in their home in the Ethiopian capital Addis Ababa, as thousands gathered to watch a football match, officials said Monday. “The ones who died were of Somali origin,” Ethiopia’s Minister of Information Redwan Hussein told AFP. The two deceased…

    Read More

      Dhaq Dhaqaaqa iyo u diyaar Garowga Munaasibada Ciidul Adxa ee Somaliland iyo Somalia

      Hargaysa 14.October 2013 (SDN)- Diyaargarowga Ciiddul Adxaa oo ku beegan berry ayaa laga dareemayaa magaalooyinka iyo tuulooyinka gobollada dalka Somalia Guud ahaan , sida ay ku soo warramayaa weriyayaasha Shabakada Qurbejoog.com . Waalidiinta ayaa carruurtooda u iibinaya dharka ciidda iyo qalabka lagu ciyaaro, si ay maalinta ciidda uga qeyb qaataan farxadda ciidda. Qaar katirsan dadka…

      Read More

        Talyaaniga oo Xoojiyay Ilaalada Xeebihiisa si uu uga Taxadiro Muhaajiriinta ku Soo Qul qulaysa

        Roma 14.October 2013 (SDN)- Dowladda Talyaaniga ayaa Axaddii shalay in ay kor u qaadi doonto ilaalada gaarka ah ee xeebaha dalkeeda xilli ay isa soo tarayaan muhaarijiinta naftooda ku soo biimeynaysa xeebaha dalkaasi, iyadoo maraakiibta badda iyo diyaaradaha qumaatiga u kaca la geliyay feejignaan ku aadan sidii loola tacaali lahaa dad afrikaanka ah ee ku…

        Read More

          Guddida Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Golaha Wakiillada Oo Shaandhadoodu Qabatay 9-hay’adood Oo Muddo Badan Ansaxin La’aan Malaayiin Doolar ku qaadanayey

          Hargeysa14-Oct-2013(SDN)-Guddida Maaliyadda iyo Dhaqaalaha eeGolaha wakiillada Somaliland ayaa ka baaraan-deggii ay ku hayeen miisaaniyaddan sannadda 2014-ka  ku soo saaray Sagaal Hay’adood oo aan Golaha wakiillada laga Ansaxin Haddan sannado badan qaadanayey lacago tiro badan.   Guddida oo kulamo gooni gooni ah muddoba la lahayd wasaaradda Miisaaniyadda, ayaa soo bandhigay sagaal Hay’adood oo qaarkood kaa miisaaniyad…

          Read More

            Mas’uuliyiin Qumannahoodu Qoorta U Sudhan Yahay Oo Shalay Ku Kala Calaf Qaaday Feedhka Miisaanka Dhexe Iyo Wasiir Ilkuhu Dhaqaaqeen Oo Agaasimihiisii Shaqada Ka Joojiyey

            Hargeysa:14-Oct-2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Somaliland Xuseen Axmed caydiid iyo  Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Abiib Axmed Cali ayaa la sheegay inay shalay Faraha isula tageen kadib markii dagaal  fool ka fool ah oo adag   xafiiska hoosta isaga soo xidheen,  iyadoo la waayay cid kala qabata.   Ma Jiro war rasmi ah oo ka soo baxay  …

            Read More

              Wasiirka Macdanta Somaliland Oo Ka Hadlay Faa’iidooyinka laga Dhaxli Karo Safarkii Turkiga

              Hargeysa:14-Otc-2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa  ka Hadlay Faa’iidooyinka Somaliland Ugu jira Safarkii dhawaan Waftiga uu ku jiraa a waddanka Turkiga Ku Tageen. Wasiir Xuseen Cabdi Ducaale waxa uu  sheegay in dawladda Turkigu ay dalka Somaliland ka caawin doonto dhinaca horumarka, gaar ahaan arrimaha la xidhiidha dhinaca Tamarta ee…

              Read More

                Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Oo Muddo Toddobaad Ka Badan Sharcidarro Xafiisyada Ku Fadhiya

                  Hargeysa:14-Oct-2012(SDN)-Guddida Diiwaangelinta  Ururrada Siyaasadda iyo Axsaabta qaranka Somaliland ayaa Sharciyadooddii meesha ka baxday ka dib markii ay dhamaatay Muddadii  qaanuunku u banneeyey jiritaankooda. Guddidan oo waxoogaa shaqo ah oo waddanka Muran badan iyo Nabadgelyo darro ah   aasaaskoodii soo dhaliyey, ayaa muddo-xilooddoodu ku ekayd  4-Afartii bishan October ee aynu ku jirno, waxana ay wali  sifo…

                Read More

                  Baraamijka xiisa leh oo ka hadlaya xanuunka Autismka waxa soo diyaariyey ee wariye Abdihafid Mohamed ha mogaan 19/11/2013

                  London 140ct13(SDN) Waa barnaamij xiisa leh oo todobaadka soo socda maalinimada Sabtida ah marka ay saacaddu tahay 11:00pm habeenimo ee waqtiga UK, oo ay taariikhduna ku beegan tahay 19ka bisha October 2013 laga soo deyn doono Tvga Universal. Wuxuu barnaamijku si gaar ahaaneed uga hadli doonaa waxa loo yaqaano AUTISMka oo ah marka ay ilmuhu…

                  Read More

                    Somaliland: The Wedding That Turned Into a Funeral, Four Killed After Gunman Open Fire at Party

                    Eel-Hadi, Oct 14, 2013 (SDN) –A family’s joy turned to grief when the bridegroom’s brother opened fire on a wedding party in Eel-Hadi village near Arabsiyo, killing four of the guests and injuring nine others. As reported by Hadhwanaagnews.com the incidents occurred yesterday night as the victims were enjoying on the dance floor, when the…

                    Read More

                      Hawl gal ku Wajahan Soo Qabqabashada Dadka sida Sharci darada ah u Gubaya dhirta oo ka socda Gobolka Galgaduud

                      Balan Bal 13.October 2013 (SDN)-Howlgallo ay sameeyeen ciidamada amniga ee maamulka Gobolka Galgaduud ayaa deegaanka Balan bal ka soo qabtay dad si sharci darro ah uga ganacsanayay jarista dhirta oo ay ka sameynayeen dhuxul Howlgalkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii ay ciidamo gaar ah oo arrimahasi loo xilsaaray ay ka warheleen in ay jiraan shaqsiyaad…

                      Read More

                        Somaliland: “Clan Fighting in Sanag Region Resolved” –Interior Minister –(Video)

                        Qararo, Oct 14, 2013 (SDN) -Somaliland’s minister of interior Ali Mohamed Warancade has told that they succeeded in solving clan fighting in Qararo village near Wadamago’.The minister who spoke to the reporters said delegates including him reached Qararo village near Wadamago’ and succeeded their efforts in solving clashes between two fraternal clans in Sarar region. In…

                        Read More

                          US to Treat Somaliland as a Regional State of Somalia

                          Washington, Oct 13, 2013 (SDN) -In the following statement issued on Oct. 8, 2013, the US Secretary Linda Thomas-Greenfield of Bureau of African Affairs emphasizes that the intention of the United States to deal with Somaliland through Somalia as a regional state after dual-track approach concluded with the successful completion of the Djibouti Peace Process and…

                          Read More

                            UK plans safe corridor for Somalia payments

                            London, Oct 13, 2013 (SDN) -The British government is planning to create a safe corridor for payments to Somalia as money transfer companies in the UK face closure over fears of terrorist funding. The move was announced days before Barclays is due to shut the last account held by a money transmitter operating in Somalia,…

                            Read More

                              Xisbiga Waddani oo Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco ku Sifeeyay Olole dadban,Ummadana ugu baaqay inay Xukuumada u duceeyaan Maalmaha barakaysan {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 13.October 2013 (SDN)- Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa Maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen xaruntooda guud ee ay ku leeyihiin magaalada Hargaysa kaga hadlay arimo badan oo ka taagan dalka,Sida Dhismaha Wadada Ceerigaabo,Shirkii dhawaan ka dhacay Ingiriiska,Maamulka Hawada Somaliland iyo Qodobo kale . Maxamed Cismaan Fadal  oo ah  Gudoomiyaha gudida arimaha dibada…

                              Read More