Dugsi kaliya baa jira, Diric kaliya baa dhiga

    Sida aynu la wada socono qaybaha ay dowladi ka koobnayd waxa inagaga soo hadhay Madaxtooyada, Adeegayaashii ka howl gali jirayna wa ka nool Xirsi. Hadaba hadii dugsi nasiib u yeesho in hal macalin oo kaliyi ku soo hadho, waxa khasab noqonaysa in maadooyinkaas oo dhan laga dhagaysto halkaa macalin haday tahay Taatiikh, Saynis, Xisaab, Suugaan…

    Read More

      Kuwait oo Maalgelinaysa Casriyayn lagu samaynayo Madaarka Garowe iyo Jaamacada Maakhir University

      Kuwait 07.October 2013 (SDN)-Magalaada Kuwait ayaa maanta  waxa heshiis horumarineed ku galay dowladda Puntland iyo dalka Kuwait, waxana u saxiixay Wasiirka Maaliyada Faarax Cali Jaamac halka Kuwait uu matalayay Hamad Sheikh Al-Omari oo ah ku xigeenka agaasinka Kuwait Foundation. Garoonka Diyaaradaha magaala madaxda Garowe iyo Jaamacadda degmada Baran (Maakhir University) ayaa uu ka koobanyahay mashruuca…

      Read More

        Xukuumada Somalia oo Balanqaaday inay Si Joogto ah u bixinayso Mushahaarooyinka Ciidamada

        Muqdisho 07.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in muhimadda koowaad ay dowladdiisu siin doonto arrimaha ciidamada iyo mushaar siintooda. Madaxweynaha oo maanta xarunta madaxtooyada kula kulmay saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa ballan-qaaday in lacagta ugu horreysa ee dowladda soo gasha laga bixin doono mushaarka ciidamada, isla markaana ay…

        Read More

          Somaliland Vows to Improve Safety after Genel Halts Operations

          Hargeisa, Oct 07, 2013 (SDN) -Somaliland’s government hired private security experts to help improve safety after Genel Energy Plc (GENL) suspended operations in the semi-autonomous region citing growing instability, Foreign Minister Mohamed Bihi Yonis said.  A team including John Holmes, a former commander in the U.K. special forces, will deliver a report this week in…

          Read More

            Qoddobo Ka soo Baxay Shir Mareegaha Somaliland Ku Yeesheen Hargeysa

            Hargeysa 07.October 2013(SDN)-Mareegaha Internet-ka ee Somaliland ayaa maanta shir ay ku yeesheen magaaladda Hargeysa waxay ka soo saareen  Go’aamo ka kooban 8 qoddob. Sida lagu sheegay war-saxafadeed ay ka soo saareen kulankaas oo u dhignaa sidan:-“Shabakadaha Internet-ka ayaa shir ay maanta 07/10/2013 ay ku yeesheen Magaaladda Hargeysa waxay ku falan-qeeyeen qoddobo muhiim ah oo la…

            Read More

              Warbixintii Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada oo dhamaystiran Halkan ka Akhriso

              1. HORDHAC Mudanayaal sida aad ka war qabtaan waxa aanu mudo kooban haynay Odoroska Miisaaniyadd Sanadeedka Qaranka ee 2014ka si aanu uga gudano waajibaadka dastuuriga ah. Miisaaniyadu waa halka laga garan karo dhaqaalah wadanka iyo isbadalkiisa, iyo siyaasadu guud ee xukuumadu dhaqaalaha ka leedahay. Miisaaniyada sanadkan waxay dhan tahay qadar dhan 1,276,033,716000 SLSHoo u dhiganta dollar ahaan $212,672,286 taas oo…

              Read More

                “Waxaan Ogayn inuu Faysal Basaas ahaa iminkana ka Mid yahay Madasha Ma Gudbayaasha” Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga {DHAGAYSO}

                Hargaysa 07.October 2013 (SDN)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliland Cabdi Daahir Camuud ayaa Shir Jaraa’id oo uu galabta ku qabtay Xafiiskiisa waxa uu Jawaab kaga bixiyay Hadal ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo dhaleecayn u soo jeediyay Madaxweynaha iyo Xukuumada uu hogaamiyo,lagana baahiyay Telefishanka Universal. Wasiir ku xigeenka…

                Read More

                  Who Was the U.S. After in SEAL Somalia Raid?

                  Barawe, Oct 07, 2013 (SDN) -A team from the Navy’s elite SEAL Team Six was after a foreign-born leader of al-Shabab in Somalia when it was caught in a firefight and forced to retreat, just hours before another American counter-terrorist unit snatched an alleged al Qaeda leader of the streets of Tripoli, Libya 3,000 miles…

                  Read More

                    Wareerka Siyaasadda Somaliland iyo Waajibaadk​a Xajka

                    Xiligii gudashada Waajibaadka Xajka ee sanadlaha ahayd  ayaa mar kale ina soo gashay. Sidoo kale, waxa iyana ina soo gashay  doodii raqiiska ahayd ee xujaajta Somaliland ka tagaysa iyo isticmaalka  baasaaboorka Soomaaliya! Wasiir Warancade oo Laanta Soomaaliga ee BBC  da hadal ka jeediyay, ayaa sheegay in uu xidhxidhay, maxkamadna keenaayo  dad uu ku eedeeyay in…

                    Read More

                      Kenya video shows terror car

                      Kenya’s counterterrorism police unit has released closed circuit television footage showing two men entering a local bank to pay for a car that they say was used to bring the terrorists to Westgate Mall. The two men – one believed to be Kenyan of Somali descent and the other believed to be Somali – were…

                      Read More

                        Gudi Hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada oo Soo Jeediyay in Miisaaniyada la Ansixiyo {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 07.October 2013 (SDN)- Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Gudida dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladu waxay Mudanayaasha u Jeediyeen Warbixinta Miisaaniyada Qaranka ee 2014ka oo uu dhawaan Golaha Wakiilada u soo Gudbiyay Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale. Gudoomiyaha Gudida dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Maxamed Maxamud Cumar Xaashi ayaa…

                        Read More

                          Nin Somalia ah oo ka Mid ahaa Dablaydii Weerartay Xarunta Ganacsiga West gate oo la aqoonsaday

                          Nairobi 07.October 2013 (SDN)- Booliska dalka Kenya ayaa soo bandhigay sawirrada iyo magacyada labo nin oo la rumeysan yahay inay ku lug lahaayeen weerarkii argagixisada ee Westgate ee magaalada Nairobi. Labada nin ayaa kala ah Cabdiqaadir Xareed Muxumad oo ku magac-dheer Muxumad Xuseen. Waa Soomaali Kiinyaan si fiican ugu hadla luuqadda Kiswahiliga, kana soo jeeda…

                          Read More

                            Axmed Madoobe oo daboolka ka qaaday inaanay ka qayb galayn shirka dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka ee Muqdisho

                            Kismaayo 07.October 2013 (SDN)-Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in aysan ka qeyb gali doonin shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo 21-ka bishan lagu wado in lagu qabto magaalada Muqdisho. Axmed Madoobe ayaa xusay in heshiiskii dhex maray maamulkiisa iyo…

                            Read More

                              Guddi Fadhiid ah oo Jaamacadaha Somaliland Ka Jira Hawada u mariyey Amar aanay Ka Fiirsan

                              Hargeysa:7-Oct-2013(SDN)-waxa Habeenkii xalay warsaxaafeed amar ah oo warbaahinta madaxa  bannaan iyo midda Dawladda ee ka jira Somaliland lagaga codsanayo inaanay Gudbin wax xayeysiis ah oo aan iyaga soo marin oo ay leeyihiin jaamacadaha dalka  ku soo kordhayaa. Guddidan oo ka mid ah Guddiyadii dhawaan madaxweyne Siilaanyo Magacaabay ee aan wax hawl ah haddana faraha ku…

                              Read More

                                Roobab Xooggan oo ayaamahan ka da’ayey Hareeraha Caasimadda iyo warwar soo foodsaaray shacabka iskaga kala goosha Magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa.

                                Hargeysa:7-Oct-2013(SDN)-Roobab xooggan ayaa maalmihii ugu dambeeyey si isdaba joog ah uga da’ayey       Gobolada Bariga Somaliland, gaar ahaan  Gobolada Maroodijeex, Gabiley, Saaxil iyo Togdheer, waxana ay taasi keentay inuu soo rogo daadad waaweyn  oo carqaladeeya isu socodka dadka ku safra baabuurta. Dadka ku safra Baabuurta, ayaa iyagu dhib weyn ku qaba dooxyo ama togag waaweyn oo …

                                Read More