Laydh La’aan soo foodsaartay Shacabka ku nool Laydhka Dawladda iyo Wakaalladda Laydhka Oo Afka Xidhatay

    Hargeysa9.Oct.2013- (SDN)shacabka ku nool laydhka Ay Xukuumaddu gacanta ku hayso, ayaa Habeenkii saddexaad  ku sugan laydh la’aan ka dhalatay cillad cusub oo soo foodsaartay mishiinadda dabka dhaliya ee wakaallada. Laydhka Dawladda oo u baxa inta badan shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa, ayaa Guryuhu ku madowyihiin, waxana wali aan jawaab bixinin Hay’adda laydhka gacanta ku haysa….

    Read More

      Dawlada Mareykanka oo hakisay dhamaanba lacagihii ay ugu deeqi jirtay dalka Masar

      Washington Oct 09,2013(SDN)-Dawlada dalka Mareykanka ayaa shaacisay xanibaada kaalmadii ciidan ee ay siin jirtay dalka qalaalasaha siyaasadeed hareeyay ee Masar. Xukuumada Madaxweyne Obama ayaa bishii ina dhaaftay ee August hakisay qeyb ka mida miisaniyaadii ay ku kabi jireen ciidamada Masar. Sarkaal diiday in magaciisa la xuso ayaa TVga CNN u sheegay in dawlada Mareykanku hakisay…

      Read More

        BreakingNews: Jariirada Caalamiga ee Bloomberg oo Sheegtay In Dowlada Culusow Ka Danbeesay Bixitaanka Genel Energy

        Hargeysa Oct 09,2013(SDN)-Madaxweyne Siilaanyo iyo Dowlada Kulmiye markii ee ka soo bixiwaayeen mas’uuliyadoodii, ayeey waxa eey danbiga saareen muwaadiniinta Somaliland.  Waajibka saaran Siilaanyo iyo Kulmiye hadii ay taladii dalka hayaan waxa ay ahayd inay dalka ka difaacaan Culusoow Iyo Dowladiisa Soomaaliya. Culusow iyo Dowladiisa waxa ay weerarar weyn ku hayaan Qaranka Somaliland.  Culusow waxa uu…

        Read More

          Horumarinta iyo shaqa abuurada dhalinyarada waxa ka gaabiyay Ganacsatada Waaweyn ee waxba yaan lagula gal galan dawlada

          Sidan la wada soconaba waxa imika aad u soo kordhaaya cabasha badan oo ka imanaysa dadka dhalinyarada ah ee Somaliland.   Kuwaasoo badankoodu ka soo baxaan Macahadada, Jamacadaha qaarna ay yihiin dad iska muruq maal ah.  Waxay dadka cabashadoodu ku qotontaa dawladii baa shaqa noo abuuri wayday.  Anigoo arrintaa ka duulaya ayuu dulucda mawduuca maqaalkan waxan…

          Read More

            Saleebaan Gaal oo gudkiisii Biyo ugu galeen:dhaqdhaqaaq Xilka Xayuubin

            Kooxo Xildhibaano ahoo ka tirsan golaha Guurtida Somaliland ayaa la sheegay inay abaabulayaanmooshin lid ku ah guddoomiyaha golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan oo safarcaafimaad xilligan ugu maqan dalka UK. Shirgudoonka golahaasi ayaan ilaahada ka hadal dhaqdhaqaaqyadaasi la sheegay inay wadaan xubno ka tirsan golahaGuurtida. Ilo wareedyo u dhuun-daloola golahaasi Guurtida ayaa tibaaxaya inqaar ka mid ah…

            Read More

              “Hadii halkan “Hargaysa” nalaga Cisayn waayay Maxaa Naga Maanacaya inaanu Muqdisho tagno” Dareenka Fanaaniinta Somaliland

              Hargaysa 08.October 2013 (SDN) Wasiirka Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada jsl Md Maxamuued Axmed bare garaad ayaa Ka Qayb galay Riyaawad lagu Daahfuray magaalada Hargeis  oo ka Hadlaysay Sidii Xukuumada iyo Mucaaridba wax la isla eegi lahaayeen  Isla markaa cidii Khaladan lagu Toosin Lahaa habka is qancinta iyo isu tanaasulka ee bulshada Somaliland ay ku…

              Read More

                Xubno Alshabaab ah oo loo Xidhay Gulufkii Dagaal ee lagu ekeeyay Magaalada Baraawe

                Baraawe 08.October 2013 (SDN)-Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in ay Al-Shabaab xirtay saddex ka tirsan maleeshiyadeeda oo ay ku eedeeysay inay xog ku caawiyeen ciidamada Mareykanka ee Sabtidii hore weeraray Baraawe. Mid ka mid ah saddexda maleeshiyo ayay ku sheegtay inuu aad u isticmaali jiray internet-ka, taasoo keentay in…

                Read More

                  Dugsiga Aadan Quule ee Magaalada Hargaysa oo Shaaciyay inuu ka qayb qaadanayo Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco(SAWIRO)

                  Hargaysa 08.October 2013 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa saaka ka qayb-galay Marti-qaad ay u fidiyeen Ardayda Dugsiga Sare ee Quulle Aadan Secondary School ee Magaaladda Hargeysa oo noqday Dugsigii ugu horeeyey ee ku dhawaaqa in ay gacan ka geysan doonan Mashuuraca wadada Ceerigaabo lagu dhisayo ama lagu taageerayo. Waxaanay Ardaydaasi…

                  Read More

                    Borama: Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo Soo Xidhay Shir lagaga arrinsanayay baahiyaha Wasaaradaha ee 3 Sanno ee Soo Socda

                    Borama 08.October 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada qorshaynta jsl md sacad cali shire oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee waasaarda qorshaynta md Cabdirashiid Axmed Guuleed iyo Badhasaabka Gobolka Awdal Md .Cabdoo Axmed Aayar ayaa maanta ka qeyb galay xaflad lagu soo gabagabaynayay kulan hawleed ku saabsanaa qorshaha baahiyaha wasaaradaha dawlada sedex sano ee gobolka awdal. kulan…

                    Read More

                      Somalia oo ay Qaramada Midoobay u raadinayso Ciidan la dagaalama Kooxda AlShabaab

                      Nairobi 08.October 2013 (SDN)-Ergeyga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaliya ayaa sheegay in loo baahan yahay ciidamo milateri oo dheeraad ah si ay uga saaraan kooxda xagjirka ah ee Al-Shabaab deegaannada ay weli haysato oo ay ka mid tahay magaalada Baraawe oo toddobaadkii hore ay weerareen ciidamada sida gaarka u tababaran ee dalka Mareykanka….

                      Read More

                        Doontii dhawaan ku qaraqantay Xeebta Jasiiradda Lampedusa oo La Xaqiijiyay inaan Somali ku Jirin

                        Lampedusa 08.October 2013 (SDN)- Waxaa maalmihi la soo dhaafay saxafada soomaalida ay qortey in soomaali badan ku jirtey dooni ku qalibmatey xeebta Jasiiradda Lampedusa ee wadanka Talyaaniga ayaa la sheegaya inaysan doonidaasi ku jirin wax soomaali ah isla markaasna aysan ku jirin tiradda maydadka ah ee laga soo saaray badda kuwaasi oo tiradoodu gaareyso 111…

                        Read More

                          Hogaamiyaha Ehlusuna Wal Jameeca ee Gobolada Konfureed oo Cadeeyay inaan amaanka Kismaayo waxba laga qaban karin

                          Muqdisho 08.October 2013 (SDN)- Hogaamiyaha Ahlusuna Waljameeca ee gobolka Koonfureed Shiikh Maxamed Yuusu Awlibaax oo ka mid ahaa kooxihii soo dhisay Maamulka Juba land ee lagaga dhawaaqay magaalada Kismaayo ayaa maanta ka hadlay arrimo badan oo la xiriria Gobolladda Jubooyinka iyo Gedo. Shiikh Awlibaax oo lagu tilmaami Wadaad mayal adag isla markaasna ka tirsanaa kooxihii…

                          Read More

                            Confess achievements if not appreciated.

                            I am lettering to comment about certain statements and unsubstantiated charges that were raised against others. Consequently, I would like to make available the subsequent series of information, which is comprehensively detailed underneath. First and foremost, the intention of criticism is to see a change for the better for the issue criticized, however when someone…

                            Read More

                              Gollaha Wasiirada Somaliland oo laga waayay ruux Madaxweyne Siilaanyo u sheega dhaliilihii Guddoomiyaha UCID

                              Hargeysa Oct 08,2013(SDN)-Gollaha wasiirada ee xukuumada Somaliland oo daawaday hadaladii dhamacda ka kululaa ee uu Guddoomiyaha xisbiga UCID ujeediyay guud ahaan Xukuumada gaar ahaana madaxweynaha ayaa laga waayay ruux madaxweynaha u sheega wareysiga. Madaxweyne Siilaanyo oo haatan dalka safar uga maqan ayaa saacad saacad ula hadla ama Hargeysa si guulwadeyn ah loogala soo hadlaa. Madaxweynaha…

                              Read More

                                Madaxweynaha Afgaanistaan:NATO Waxa ay dalkeena ku soo kordhisay Dhibaato uun

                                Kabul Oct 08,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Afgaanistaan Xamid Karzai ayaa ka waramay waxyaabaha ay mudo toban sanadood ah ururka reer Galbeedka ee NATO ka qabtay dalkaasi. Madaxweynaha ayaa si gaar ah u canbaareeyay hawlgalada amaanka ee NATO dalkaasi ka fulisay. “Amniga ayaa ugu darnaa waana hawlgalada dalkan ku dhaliyay tiiraanyo fara badan.dhimasho badan iyo guul daro,sababta oo…

                                Read More

                                  Wasiirada Madaxtooyada iyo Warfaafinta oo soo Indho Indheeyay Dib u dhis ka socda Jidka Xidhiidhiya Hargaysa iyo Berbera

                                  Hargeysa 07.October 2013  (SDN)-Wasiirrada Madaxtooyadda iyo Warfaafinta Somaliland ayaa maanta kormeer ku soo maray dhismaha iyo dayactirka lagu samaynayo jidka isku xidha Hargeysa iyo Berbera oo maraya marxalad gabo-gabo ah isla markaana ku siman illaa degmadda Dacar-budhuq oo la gaadhsiin doono magaaladda xeebta ku taalla ee Berbera. Dayactirkan lagu sameynayo jidka laamiga ah ee isku…

                                  Read More

                                    Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Waa Geesi Runsheeg Ah ,Oon Munaafuq Ahayn

                                    Ugu  horeyn  waxan  salaamayaa  dhamaanba  bahda  saxaafada, xorta  ah een  had  iyo  jeerba  xidhiidhka  la  sameeyo. “Ascww”  Salaam  ka  dib  habeen  hore  ama  shaley  ayaa  waxaan  daawadey  wareysi lala  yeeshey  gudoomiyiha  xisbiga  Ucid  Md  faysal cali  waraabe, runtii  wareysigaasi  waxa  uu  faysal  cali  waraabe  kaga hadley  waxyaabo  badan  oo  run  ah,  faysalna  waa  nin  runta …

                                    Read More