Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Maalintii shalay Dhaqdhaqaaq wajiyo Badan Lagu Macneeyey Caasimadda ka dhex sameeyey
Hargeysa:7-Oct-2013(SDN)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(saylici), ayaa Magaalada Hargeysa Maalintii shalay ka dhex sameeyey Dhaqdhaqaaq cusub oo aan hore loogaga Baranin. Mudane Saylici oo lagu tilmaamo nin aad u deggen oo aan isticmaalin awoodaha uu Dastuurku siiyey, ayaa shalay bulshada u muujiyey inuu dalkan xilligan la joogo ka yahay madaxweyne rasmi ah, waxana la sheegayaa inuu…
