Madaxweyne Xasan oo Ka Hadlay Dhimashada Roobabku ku Keeneen shacabka Deegaanada Puntland, Caalamkana Baaq u diray

    Muqdisho:12- Nove- 2013(SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud, ayaa ka hadlay dhibaatada ay keentay roobabka qaboqga badan eek u dhuftay ismaamulka Puntland. Madaxweynuhu waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku waxyeeloobay Roobabkaas dabaylaha wata eek a da’ayey xeebaha Puntland, waxana uu Baaq u diray Beesha caalamka,  “Caalamku waa inuu…

    Read More

      Taliye Fadal Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Falkii Maxamed Kaahin Lagu Weeraray

      Hargeysa:12-Nov-2013(SDN)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa  ayaa markii ugu horraysay ka warramay dhacdadii Kooxda Hubaysani Toddobaadkan Horraantiisii ku weerareen Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed. Taliye Fadal oo Maalintii shalay u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta dalka, ayaa tilmaamay inay falkaas u soo qabteen Saddex shakhsi oo lagu tuhunsan yahay inay ka…

      Read More

        HRW:Dawlada Soomaaliya waa in ay dib u baartaa falkii kufsiga ahaa ee AMISOM kula kacday Haweeneyda Soomaaliyeed

        Nairobi Nov 12,2013(SDN)-Hayàda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in dawlada Soomaaliya ay ku fashilantay baaritaan ay ku sameyneysay haweeney Soomaaliyeed oo ciidamada Amaanka Afirca ee AMISOM la sheegay in ay kufsadeen. Saxaafada Soomaaliya ayaa shaacisay in bishii August ee ina dhaaftay 9keedii ay ciidamada Soomaaliya afduubteen Haweeney Soomaali ah ka…

        Read More

          DAAWO Barnaamijka Madasha Hal Abuurkaoo marti ku yihiin Shey Mire Dacar iyo Maxamed Faarax

          Hargeysa Nov 12,2013(SDN)-Barnaamijka Hal Abuurka Ee Tv-ga Qaranka JSL Oo Ay Maanta Marti Inoogu Yihiin Fanaaniita Shay Mire Dacar Iyo Maxamed Faaraxsi oo labadaba aad Fankooda si weyn looga xiiseeyo Geeska Africa. Fanaaniintan oo labadaba xanuunsanayay mudo ayaa xaaladooda in hagaasan tahay oo eebe caafimaad siiyay,labada waxa ay ka warameen waayihii bukaan ee oo maray….

          Read More

            WAR-MURTIYEED SHIRWEYNAHA WADATASHIGA BEELAHA BARI IYO SANAAG BARI

            Bosaaso Nov 12,2013(SDN)-Shir ay maalmihii ina dhaaafay ku laahaayeen magaalada Bosaaso waxgaradka Gobolada Bari iyo Sanaag bari ayaa gunaanadkiisii laga soo saaray baaq ka kooban dhawr qodob oo kala ahaa: .Qodobada War-murtiyeedka. In la magacaabo gudi joogto ah oo ka hawlgala meel marinta go’aanada shirka wadatashiga ah xubnihiisuna ka koobanyihiin 13qof. In Issimadu si degdeg…

            Read More

              Dawlada Muqdisho oo cagta saartay dhabihii kuwii KMG ahaa ee ka horeeyay

              Muqdisho Nov 12,2013(SDN)-Sida ay wararka Muqdisho nagu soo gaarayaan waxaa sii xoogeystay khilaafkii u dhexeeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo raiisul wasarihiisa Cabdiqaadir Shirdoon Saacid. Khilaafka oo haatan maraya halkisii u sareeyay ayaa waxa labada masuul la kala saftay xubnihii gollaha wasiirada dalka iyada oo habdhaqankani ahaa mid soo maray gebi ahaanba dawladihii tan ka…

              Read More

                Qudhaanjadii,Balanbaalistii iyo Shinidii

                Markaan fahmi waayey siyaasadda Somaliland ee ay dalkooda ku maamulayaan,ayaa waxaan yara fadhiistay  BEER gurigeyga u dhaw , oo aan is idhi ku yara naso . Waxa halkaa isugu yimi cayayaan badan oo DUULAAYEY , waxaan iswaydiiyey,bal haddii aynaan dalalkan horuumarey waxba ka baran wayney , BAL  xagga cayayaanka aan u kacno , bal inaynu…

                Read More

                  Ra’iisal Wasaaraha DFS “Ummaadda Soomaaliyeed iyo Caalamkaba waxaan ugu baaqayaa inay gargaar u fidiyaan shacbiga dabaylaha ‘cyclone’ maasheeyeen”

                  Muqdisho Nov 12,2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka ku wax yeeloobay dabaylaha roobka wata ee ‘cyclone’ ee ka dhacay xeebaha Puntland. Waxaana uu u tacsiyeeyay qoysaskii ku waayay eheladooda iyo dhamaan intii waxyeeladu ka soo gaartay. “Waxaan dhamaan hay’adaha dawliga ah, shacbiga Soomaaliyeed meel…

                  Read More

                    Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelaka UCID Md. FaysalCali Waraabe Oo Ay Weheliyaan Saraakiil Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga UCID AyaaDalka Turkiga Kaga Qaybgalay Shir Caalami Ah.{Daawo sawirada.}

                      London 11Nov13(SDN) Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelaka UCID Md. Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan saraakiil sare oo ka tirsan Xisbiga UCID Siciid Cumar Siciid Ucid  ayaa dalka Turkiga kaga qaybgalay Shir Caalami ah.  waftiga Somaliland Gudoomiyaha Xisbiga Faysal Cali waraabe iyo SIciid Cumar  ayaa saaka ka qayb galay shir caalami ah oo ka furmay  subaxnimadii maanta…

                    Read More

                      Somali President Seeks PM’s Resignation

                      Mogadishu, 11 Nov, 2013 (SDN) -Somalia’s president has asked the prime minister to resign, in a blow to the rare political stability Somalia has experienced for the past year. Sources within the Somali government said that President Hassan Sheikh Mohamud asked Prime Minister Abdi Farah Shirdon to resign on Friday, on the grounds that Shirdon…

                      Read More

                        Wasiirada Qorshaynta,iyo Wasiirul dawlaha Maaliyada oo ay Casuumad u fidisay Hogaamiyihii Weftigii baarlamanka Kenya miss Aniya kabita {DAAWO}

                        Nairobi 11.Nov 2013 (SDN)- Weftigii Wasiirada ahaa ee uu Hogaaminayay Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire oo uu Weheliyo Wasiirul dawlaha wasaarada Maaliyada Cismaan Saxardiid Cadaani oo ku sugan Magaalada Nairobi oo ay kaga qayb galayaan Shir ay wada yeelanayaan Qaadhaan bixiyeyaasha Caalamiga ah ayaa waxaa maanta hadhiimo sharafeed u samaysay Xildhibaan miss Aniya…

                        Read More

                          Somali Police Restore 888 Emergency Hot Line

                          Mogadishu, 11 Nov, 2013 (SDN) -Police in the Somali capital, Mogadishu, have launched an emergency police telephone service for the first time in more than 20 years. Residents can call the emergency number – 888 – and the authorities say a police car will be sent out.  Police spokesman Mohamed Yusuf Madaleh told the BBC…

                          Read More

                            Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Tababar u soo Xidhay Garsoorayaal ka kala Yimid Gobolada dalka

                            Hargaysa 11.Nov 2013 (SDN)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta magaalada Hargaysa ugu soo Gabo gabeeyay Tababar u socday Mudo Sagaal Bilood ah u socday Garsoorayaal ka hawl gala Gobolada dalka. Kulankan waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaarada Cadaalada ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid,Gudoomiyaha Maxkamada Sare Mudane Yuusuf…

                            Read More