Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Si Diiran loogu soo dhaweeyay Finland
Helsinki 11.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Md. C/raxman Maxamed C/laahi ( Cirro) ayaa gaadhay Magaalada Helsinki ee Caasimada dalka Finland. Gudoomiyaha ayaa wuxuu kasoo kicitimay Somaliland maalinimadii khamiisti ee todobaadkii hore isagoo soo maray dalalka Imaaraadka iyo Ingiriiska,waxaanu xalay soo gaadhay Magaalada Helsinki e Caasimada Finland. Gudoomiyaha ayaa waxa…
