SOMALILAND: WFP Helps Girls to Feed Their Dreams

    Hargeisa, Nov 01, 2013 (SDN) -School meals are at the heart of the World Food Programme’s fight against hunger. Last year, the world’s largest humanitarian agency provided school meals or take-home rations to 24.7 million children around the world. In Somalia, WFP’s school meals are helping to bring children back to class, and this is…

    Read More

      Shirkii Golaha wasiiradda Ee Khamiista Oo Shalay Loo Baajiyey Jallaafooyin Loo Xidhayey Muuse Biixi iyo Shirar Hoose Oo La Iskugu Habarwacday

      Hargeysa:1-Nov-2013(SDN)-Shirkii Golaha wasiirrada ee Khamiis kasta dhici jirey, ayaan maalintii shalay qabsoomin iyadoo xaraarada xisbiga Kulmiye  Meel Sare Marayso oo  la sii kala fogaanayo. Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ka Masuul ah Khilaafka kala irdheeyey Xisbiga Kulmiye ayaa ku wargelisay Wasiirradeeda inaan maalinta khamiista wax shir ahi qabsoomi doonin, waxana ay taas Beddelkeeda wasiirada u fasaxday…

      Read More

        Xukuumadda Oo Isu Bahaysatay Dagaalka Ka Dhanka ah Muuse Biixi iyo Masuuliyiinta warfaafinta Oo Diiday Baahinta Wararka Kornaylada Kulmiye

        Hargeysa:1-Nov-2013(SDN)-Golaha Xukuumadda Somaliland, ayaa Dagaal cad oo ka Dhan ah Hoggaanka Kulmiye ku qaaday Mujaahidiinta Majaraha u haya Xisbigaas, waxana  ay si Toos ah Garabka u Saareen Wasiir Samaale oo muddo badan ku Taamayey Sidii uu Meesha uga saari lahaa Kooxdan iyo Awooddoodaba. Dagaalkan lagu hayo Mujaahidiinta ayaa waxa Majaraha u haya wasaaradda war-faafinta oo…

        Read More

          Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Eedo Kulul Dusha Ka Saartay Safaaradda Somaliya ee Qaahira

          Hargeysa:1-Nov-2013(SDN)-Wasiirk a waxbarashada  Somaliland Samsam Cabdi Aadan, ayaa Si kulul u dhaliishay Masuuliyiinta ka Hawlgala Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Qaahira. Wasiir Samsam oo Haatan uun ka soo cagodhigatay Safar ay muddo kooban ugu maqnayd Waddanka Masar, ayaa Qunsulka gacanta ku haya Safaaradda soomaaliya ee Qaahira ku eedaysay kala Takoorid iyo kala Qoqobid ay ku hayaan…

          Read More

            Kenya Oo Sheegatay Duqaymo ay u Geysatay Xarumo Al-shabaab Deggentahay

            Nairobi:1-Nov-2013 (SDN) –Kenya  ayaa sheegatay inay duqayn ka gaystay Raama-Caddeey ee gobolka Baay, halkaas oo ay ku xooggan yihiin kooxda Al-shabaab. Kenya waxay sheegtay in diyaaradaheedu ay burburiyeen xarun tababar oo ay al-Shabaab ku lahayd meel lagu magacaabo Hurguun oo u dhow deegaanka Raama-Caddeey. Kenya ayaa sheegtay in weerarkaasi lagu burburiyay afar baabuurta dagaalka ah…

            Read More

              Dalalka Asia oo ku biiray wadamada dalbanaya in Mareykanku sharaxaad ka bixiyo safaarado uu leeyahay oo basaasay madaxdooda

              Beijing Nov 01,2013(SDN)-Wadamada Asia ayaa dalbada in cadeymo laga ixiyo warar ay daabacday jariirada Der Spiegel oo Jarmalka ka soo baxda in Mareykanka iyo xulafadiisu ay safaaradaha ay dalalkooda ku leeyihiin u isticmaaleen goob wax laga basaaso. Mareykanka ayaa xulafadiisa reer Yurub ay ku kala jeesteen todobaadyadii ina dhaafay ka dib kolkii ay soo baxda…

              Read More

                DAAWO:Debaaldega Curashadii dalka Turkiga

                Istanbul Nov 01,2013(SDN)-Dalka Turkiga ayaa 29kii bishii ina dhaaftay looga dabaal degay sanad guuradoo93aad ee ka soo wareegtay kolkii la aasaasay dalka Turkiga  bishii October 19keedii1923kii Waxaanu halkan idiinku soo bandhigeynaa warbixin dhinacyo badan diirada saareysa oo uu debaal dega aasaaska Turkiga uu ka diyaariyay Wariye Siciid-Maasim Axmed Cawaale,DAAWASHO HABOON.  

                Read More

                  Qiimaha waqtigaagu waa qiimaha noloshaada!

                  Maxaad u nooshahay? Halkeed ku socotaa? Waamaxay micnaha Nolol?   Qof walba wuu ordayaa, hami iyo himilo ayaa ka horreysa oo uu is leeyahay gaadh ama hiigso oo mar uun gacanta ku soo dhig, Maaha wax inagu nool laakiin waa wax aynu ku noolnahay bashar ahaan, u fiirso sida ay u noolyihiin dadka la yidhaah…

                  Read More

                    Recommendation of establishing vocational Schools financed by Somali-land business community

                    Technical and vocational education and training has emerged as one of the most effective human resource development strategies for under developed countries like us need to embrace in order to train and modernize their technical workforce for rapid industrialization and national development.Vocational schools are schools that teach people specific skills they need to obtain a…

                    Read More

                      DAAWO:Baahintii Warka TV-ga Qaranka Somaliland oo idnka imanaya dalka Sweden

                      Hargeysa Nov 01,2013(SDN)-Ku soo dhawaada Baahintii Warka ee TV-ga Qaranka Somaliland oo si toos ah idinka imanaya dalka Sweden ayaa Qodobada ugu waaayen waxa ka mid ah -Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo direegto madaxweyne xilkii uga qaaday agaasimihii duulista iyo hawada mid cusubna xilkaa u magaacabay. -Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay mayorada magaalooyinka Somaliland….

                      Read More