Bringing Financial Inclusion to the Horn of Africa

    Hargeisa, Nov 02, 2013 (SDN) -Somaliland is an African region balancing on a knife’s edge. Separated from Somalia, it’s a stronghold for terrorist groups like Al-Shabaab and for high-seas pirates. With so much crime and political instability to contend with, Somaliland is perhaps the last place on earth you would expect to find the bleeding…

    Read More

      Recommendation of establishing vocational Schools financed by Somali-land business community.‏

      Technical and vocational education and training has emerged as one of the most effective human resource development strategies for under developed countries like us need to embrace in order to train and modernize their technical workforce for rapid industrialization and national development.Vocational schools are schools that teach people specific skills they need to obtain a…

      Read More

        Dawladaha gees Afrika oo Somaliland ku jirto oo u tartamaya gacan ku dhigida qalabka casriga ah ee shirkada medicare‏

        London 2Oct13 (SDN) Iyadoo ay qayb ka tahay mashaariicda barnaamijka horumarinta  sanduuqa Africa ee u madaxda ka yahay Hussein alishaqi ee  kala duwan kuna waajahan wax ka qabadka baahiyaha faraha badan ee ka jira gees Afrika gaar ahaan, ayaa wax dhawaan kulan dhex maray wasiirka caafimaadka ee Uganda mudane  H.E. Dr Elioda Tumwesigye,maareeyihiisa iyo xubno kale oo ka…

        Read More

          The Business Woes behind Al-Shabaab’s Latest Attack

          Mogadishu, Nov 01, 2013 (SDN) -Somali militant group al-Shabaab could be facing financial trouble due to increasing loss of territory and revenue streams, experts say. Al-Shabaab may lose support from many Somalis due to the brutality of their attack in September on an upscale shopping mall in Kenya’s capital, Laura Hammond, a senior lecturer at…

          Read More

            Duleedka Magaalada Gaalkacayo oo uu Maanta ka dhacay Dagaal u dhexeeya Punt land iyo Gal Mudug

            Gaalkacayo 01.Nov 2013 (SDN)- Deegaanka Godad oo qiyaastii 30KM u jira degmada Galkacayo ayaa maanta 01 Nov, 2013 duhurnimadii waxa ka dhacay dagaal  u dhaxeeya ciidanka Puntland iyo maleeshiyo beeleed Galmudug ka soo jeeda. Sida ay Warbaahinta u  xaqiijiyeen Ilo Wareedyo lagu kalsoon yahay  Maleeshiyaadkan ayaa soo weeraray ciidanka iyagoo watay ilaa 10 Tikniko ah,…

            Read More

              Jaamacada Magaalada Burco oo Maanta Agabyo Waxbarasho iyo Kuwo Caafimaad oo ay Baahi u qabtay

              Burco 01.Nov 2013 (SDN)- Jaamacadda magaalada Burco ayaa maanta la gaarsiiyey qalab kala duwan oo ay ugu deeqday jaamacad ku taalla dalka Ireland. Qalabka oo ka koobnaa buugaag, qalab caafimaad, qalabka xafiisyada iyo agabkale ayaa loogu talagalay qaybta caafimaadka ee jaamacadda Burco. Guddoomiyaha jaamacadda Burco, Prof Saleebaan Dirir oo hadal ka jeediyey munaasabad lugu guddoonsiiyay…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shirar la leh Maamulka iyo Ganacsatada Gobolada Jubooyinka

                Kismaayo 01.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa  kulamo la yeeshay ganacsatada gobollada Jubbooyinka. Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlayay arrimo khuseeya ganacsiga iyo horumarinta gobollada Jubbooyinka. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu maanta booqdo xarumo dhowr ah oo…

                Read More

                  “Wadahadallada soo socda waxaan doonaynaa in looga hadlo sidii aan u kala bixi lahayn innaga iyo Soomaaliya oo aan u noqon lahayn laba dal oo jaar iyo walaalo ah,” Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland

                  London 01.Novenbar 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis oo ku sugan magaalada London ee xarunta dalka britain ayaa shaaciyay inay kala hadli doonaan dowladda Soomaaliya sidii ay Somaliland uga go’i lahayd. Biixi oo la hadlayay BBC-da ayaa sheegay in qorshahan uu yahay mid ay ku doonayaan inay ku noqdaan dowlad ka madbaxnnaan…

                  Read More

                    Xubin Sheegay inuu ka Mid ahaa Mas’uuliyiinta Ururkii Xaqsoor oo Shaaciyay inuu ku biiray Xisbiga Kulmiye

                    London 01.Novenbar 2013 (SDN)- Mudane Naasir Caaqil Ay-Jeex Caaqil Jaamac Cawad, oo ka mid ahaa xildhibaanaddii hore ee Gollaha Wakiiladda Somaliland, xilligii xukuumaddii Madaxweyne Cigaal, kana mid ahaa masuuliyiinta sar-sare ee Urrur Siyaasadeedkii XAQSOOR, xubinna ka ahaa Gollahii dhexe iyo Guddiggii Fullinta ee Urrur Siyaasadeeddkii hadhay ee XAQSOOR, ayaa daboolka ka qaaday in uu si…

                    Read More