Madaxweynaha Dawlada Federaalka oo soo Gunaanaday Kulamo uu la lahaa Maamulka iyo Waxgaradka Juba land

    Kismaayo 02.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gababeeyey socdaal shaqo oo qaatay laba maalmood oo uu shalay subax ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Madaxweynaha ayaa muddadii uu ku sugnaa Kismaayo kulamo la qaatay mas’uuliyinta maamulka KMG ah ee Jubba, odayaasha dhaqanka ee…

    Read More

      Maxaa ka soo baxay Kulankii ay Maanta Fooda isku dareen Madaxweyne Siilaanyo iyo Hogaanka Sare ee Kulmiye

      Hargayas 02.Nov 2013 (SDN)- Kulan saaka ka dhacay Qasriga madaxtooyadda Somaliland oo ay muuseyeesheen Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhamaaday natiijo la’aan kadib markii la diiday cabasho uu Guddoomiyaha Xisbiga Muuse Biixi Cabdi u bandhigay Madaxweynaha. Ilo wareedyo u dhuun daloola kulanka saaka ayaa sheegay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye in…

      Read More

        Afar Milyan oo dollar oo ay Budhcad Badeed ka Qawlaysata Bada gacanka cadmeed ay Madax furasho u heleen

        Nairobi 02.Nov 2013 (SDN)- Kooxaha burcad badeedda Soomaalida ah ee ka howgala Geeska Afrika ayaa madax-furasho ahaan u helay lacag gaaraysa $400 milyan, muddadii u dhaxeysay sanadihii 2005 ilaa 2012, sida lagu sheegay warbixin ay soo wada saareen Qaramada Midoobay iyo Bankiga Adduunka. Warbixintu waxay sheegtay in lacagtaas xooggeeda aanay qaadan burcad badeedda, balse ay…

        Read More

          Xildhibaanadiika soo baxay Gobolka Maroodi jeex iyo Awdal oo Si Rasmi Ah Ugu Biiraya Xisbiga Waddani Iyo Magacyada Qaar Ka Mid Ah

          Hargaysa 02Nov13 (SDN) Tiro xildhibaano ah oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa si rasmi ah maalinta Axadda beri ugu biiraya xisbiga mucaaradka ah ee Waddani. Sida ay warbaahinta u sheegeen xildhibaanadan oo laga soo doortay afar gobal oo ka tirsan gobalada Somaliland, ayaa wuxuu xisbiga Waddani Axadda u qabanayaa munaasibad balaadhan oo soo dhawayn…

          Read More

          Xiddigga Atletico Madrid ee Reer Brazil Diego Coasta Ayaa Shaaca Ka Qaadey Inuu u Safan Doono Xulka Spain Sababtu Maxay Tahay? (By Jaahuur)

             Spain-Nov-02-2013-(SDN)-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo Spain,Xiddigga Atletico Madrid una dhashey Brazil Diego Costa haystana Basaboorka Spain iyo ka Brazil ayaa shaaca ka qaadey inuu u safan doono Spain. Coasta oo labada Basaboor ee Spain iyo Brazil jeebka ku haysta ayaa u sheegey Brazilian Football Confederation (BFC) inuu safan doono World Champion….

          Read More

            Faahfaahin Ku Saabsan Tiro-koobka Mugdigu Ku Jiro Ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranku Ka Waddo Somaliland

            Hargeysa:2-Nov-2013(SDN)-Sida Ku Cad Xogo Rasmi ah Oo  Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com,  ee ku saabsan Tiro-koobka ay wasaaradda Qorshaynta qaranka Somaliland ka waddo waddanka, waxa Arrintani ay ka Hor imanaysaa Guud ahaanba Tallaabadii ay Shacabka Reer Somaliland ku Go’aansadeen inay ka Go’aan Somaliya Inteeda kale.   Sida Ku Qoran Dokuments-ka aanu helnay ee Arrinkan ku Saabsan,…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo Xalay Si Kedis Ah U Baajiyey Kulan Garnaqsi ah Oo Guddoonka KULMIYE Ku Goodiyayey Sharciyadda Xisbiga+Ballan Kale oo Maanta Loo Qabtay

              Hargeysa:2-Nov-2013 (SDN)- Aqalka Madaxtooyada Somaliland ayaa  la sheegay inuu baajiyey Kulan  turxaan bixin ah oo la dawaynayo khilaafka ka dhex qarxay Xisbiga talada haya ee KULMIYE, xilli ay Xummadda Shirweynahooda 3-aad la suursan yihiin xubnaha iyo guddiyadda fulinta iyo qaban-qaabadu. Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) oo  sida ballantu ahayd Marti looga ahaa Kulanka Turxaan…

              Read More

                Hogaamiyihii Talibaanka Pakistan oo Mareykanku khaarijiyay

                Peshawar Nov 02,2013(SDN)-War laga soo xigtay bulshada sirdoonka Mareykanka ayaa sheegaya in ciidamada Mareykanku ay khaarijiyeen madixii kooxda Talibanaka Pakistaan Hakimulah Mehsud. Dilkan ayaa ciidamada Mareykanku u isticmaaleen duyuuradaha sirdoonka Mareykanka ee aan cidi wedin ee Droneska loo yaaqaan. Dilkan ayaa mushkilad ku noqon kara wadahadal ay Talibaanku la galaan dawlada dalka Pakistaan. Mehsuud ayaa…

                Read More

                  Puntland oo dawlada dhexe ee Soomaaliya ku eedeysay dagaalkii shalay ay la gashay Galmudug

                  Gaalkacyo Nov 02,2013(SDN)-Maamul goboleedka Puntland oo dagaal shalay uu dhex maray maamul Goboleedka Galmudug ayaa dawlada dhexe ku eedeysay in ay iyadu ka danbeysay abaabulkiisa. Wasiir ku-xigeenka Puntland Cabdicasiis Siciid Gacamey ayaa sheegay in ay dib u waabiyeen ciidamadii weerarka soo qaaday. Weerarkan ayuu Wasiirku ku sheegay mid ay soo abaabushay dawlada dhexe ee Soomaaliya…

                  Read More

                    “Kooxdii uu Cabdillaahi Yuusuf Boosaaso Kaga soo Adkaaday Ayaa Ka Mid Ah Kuwa Ugu Awoodda Badan Xukuumadda….” Cali-gurey.

                    Hargeysa:2-Nov-2013 (SDN)- Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurey) ayaa Ka deyriyey xaaladda qallafsan ee xisbiga KULMIYE Galay Xilligan iyo Qalalaansaha ka soo cusboonaaday Khilaafka labada garab u kala jebiyey.   Muj. Cali Gurey oo dhawr bilood ka hor saadaaliyey qarax ka dhasha Shirweynaha KULMIYE ee haatan xummaddiisu kar-karinayso xisbiga…

                    Read More

                      Madaxweynaha Puntland Oo Qaab Aan Toos Ahayn u Weeraray Musharax Cabdiwali

                      Garoowe:2-Nov-2013 (SDN)-Iyadoo Lagu Jiro ayaamaha ugu Dambeeya ee Wakhtiga Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole, ayuu madaxweynuhu wali sii wadaa inuu Hadallo ka dabo tuuro kooxda isku Bahaysatay inay meesha ka saaraan. Xaflad Sagootin ah oo loo sameenayay Xildhibaanadii waqtigoodu dhamaaday ee madaxweynuhu kala diray  kana dhacday Xarunta Madaxtooyada ee Garoowe, ayuu madaxweyne Faroole si Dadban ugu weeraray…

                      Read More

                        OGEYSIIS:SHIRWEYNIHII LAANTA WADDANI EE SWEDEN

                        Waxaanu si sharaf iyo hufnaan leh idiinku wargelinaynaa in shirweynihii Laanta Sweden ee Waddani la qaban doono maalinta sabtida ah ee bishan November 23:keed, saacaddu markay tahay 16:00, waxaana lagu qaban doonaa guriga dadweynaha ee ku yaal Xaafadda Rinkeby. Iyada oo arrimo badan oo muhiim ah lagaga doodi doono, islamarkaasna lagu qiimeyn doono waxqabadkii gudiga…

                        Read More

                          Ciidamada Booliska Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Askari Nin Shacab ahi Ceerigaabo Ku Toogtay

                          Ceerigaabo:2-Nov-2013(SDN)-Taliska Qaybta Booliska Gobolka Sanaag Gaashaanle Xasan Ismaaciil Gacmo-yare ayaa faahfaahin ka Bixiyey Toogasho Mid ka mid ciidanka Ammaanka Loogu geystay Magaalada Ceerigaabo. Toogashadan oo uu Geystay Nin Shacab ah oo Ciidanku Soo qabashadiisa ku jireen, islamarkaana  Hore u Galay Arrimo sharciga ka soo horjeeda ayuu Taliyuhu Bulshada u Faahfaafiyey. Taliyaha Qeybta Booliska Sanaag oo…

                          Read More

                            Somali President Visits Port City of Kismaayo

                            Kismaayo Somalia October,01,2013— The President of the Federal Republic of Somali H.E. Hassan Sheikh Mohamud concluded a two days visit to the Port City of Kismayo. During his visit, the President was well received by the people of Kismayo and the Interim Jubba Administration. The President of the Federal Republic met with the elders, the…

                            Read More

                              Daawo Sawiro…kulankii London iyo Cambaareyn dilkii loo geystay Wariye Maxamed Maxamuud Tima-Cade oo Mogdisho lagu diley.

                              London 02Nov13(SDN) Kulan balaadhan oo ka dhacay Savana Restaurant ee galbeedka magaaladda London,kulanka oo ay kasoo qaybgaleen Bahda saxaafadda,Ururadda Bulshada,Gudoomiyaha Jaaliyadda Somalida UK ,Haween iyo martisharaf kale oo fara badan. Ujeedada kulanka oo ku saabsanaa Canbaareyn dilkii loo geystay Allah ha u naxariistee Wariye Maxamed Maxamuud  Tima-Cade oo 22 bishii hore niman dablay ahi ay…

                              Read More

                                OGEYSIIS…XAFLADA GARABKA HAWEENKA EE XISBIGA WADDANI UK IYO HABEENKA SABTIDA 3.11.13

                                Waxaa sharaf noo ah in anagoo ah Garabka Haweenka ee Xisbiga Waddani UK aanu idinku martiqaadno kulan is-barasho oonu ugu talogalay dhamaanba Xubnaha iyo Taageerayaasha Xisbiga ee UK rag iyo haweenba. Waxaanu gacmo furan ku soo showeynaynaa dhamaanba xubnaha gobalada oonu ka rajeynayno inay si mug leh noogala soo qayb-galaan Xafladan.  Xafladani waxay ku saabsanaan…

                                Read More