Xukuumadda Ra’isal Wasaare Cabdiweli Oo Lagu Wado in Saacadaha Soo Socda Lagu Dhaariyo Xarunta Baarlamaanka

    Muqdisho:22-Jan-2014(SDN)-Waxa lagu Wadaa  In Maanta Oo Arbaca ah uu Golaha Baarlamaanka Somalia Dhaariyo Xukuumadda Ra’isaa Wasaare Cabdiweli oo uu shalay Fiidkii uun Ansixiyey. Xildhibaannada baarlamaanka ayaa marka ay dhaariyaan maanta waxaa  la filayaa inay si toos ah ula wareegaan wasiirrada cusub wasaaradaha loo magacaabay.   Xafladda dhaarinta oo qaban-qabadeeda ay ka soconayso magaalada Muqdisho gaar…

    Read More

      Yuusuf Garaad Oo Talooyin Dhaxalgal ah Siiyey Madaxweyne Xasan iyo Ra’isal Wasaarihiisa Cusub

      Muqdisho:22-Jan-2014(SDN)-Wariyaha Ruug caddaaga Soomaaliyeed, Haatanse u Digo Rogtay Dhinaca siyaasadda Yuusuf Garraad Cumar ayaa markale Bannaanka Soo Dhigay Mid ka mid ah caadooyinka Somalida dib u dhigay, kana digay inay Madaxda Dawladdu Dhaqankaas yeeshaan. Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa Si mug leh u sharraxay in Qabyaaladu tahay dabarka somalia ka xidhay horumarka iyo isku duubnida,…

      Read More

        Madaxweyne Cabdiweli-ga Puntlnand Oo Ku Jira Wada-tashigii Ugu Dambeeyey Ee Xukuumaddiisa iyo Qaar Ka Mid ah Magacyada Golihiisa Wasiirrada Oo Dibadda U Soo Baxay

        Garowe:22-Jan-2014 (SDN)-Haddii la Ansixiyey oo lagu kala Calaf qaaday Golihii wasiirrada somalia oo muddo lagu mashquulsanaa Hadal hayntooda, waxa Haatan si weyn loo  qaadaa dhigayaa Shaxda Golaha Wasiirrada Maamulka Puntland oo la Filayo in Dhawaan Lagu Dhawaaqo. Madaxweynaha Dhawaan loo Dhiibay Talada Maamulka puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa Haatan ku Mashquulsan dhismaha Golihiisa Wasiirrada,…

        Read More

          Al-shabaab Oo Xalay Weerar ku Ekeysay Dhooblay iyo Faahfaahinta Khasaaraha Dhacay

          Dhobley:22-Jan-2014(SDN)- Wararka Ka Imanaya  Deegaanka Dhoobley ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Xalay Halkaas ay Kooxaha Alshabaab Guluf ku soo Qaadeen. Ciidamada Alshabaab ayaa la sheegayaa inay Halkaas isku Haleeleen oo ku dagaalameen Ciidamada Waddanka Kenya iyo Kuwa Maamulka Jubba oo isku dhinac ah, waxana jira khasaare labada dhinac ah. Shacabka Halkaas ku sugan…

          Read More

            Shipping Industry Aims to Boost Jobs in Somalia

            Per Gullestrup, whose Danish‐operated ship was hijacked by Somali pirates for several weeks, is to be joined this Thursday, January 23rd at a meeting in London, by other shippers and government representatives, to discuss expanding coordination across job-creating projects in coastal regions of Somalia, including a fishing project he leads on the north Somali coast….

            Read More

              Suspects in Kenyan mall attack tour damaged scene

              NAIROBI, Kenya — Four handcuffed ethnic Somali men walked by the gaping, four-story hole in Nairobi’s Westgate Mall on Tuesday, part of an organized tour so court officials could visualize how the multi-day siege unfolded. The four ethnic Somalis are accused of aiding the four al-Shabab gunmen who carried out the attack which killed at…

              Read More

                Heerka ergay Atrocity kaga jiro shuruucda caalamiga ah + Qaabka Qarammada Midoobay iyo dalal dunida ka tirsan u adeegsadeen

                Hargaysa 21.Jan 2014 (SDN)- Heshiiska Somaliland iyo Soomaaliya ku kala saxeexdeen wejigii shannaad ee wadahadalka ka qabsoomay dalka Turkiga, ayaa bulshada reer Somaliland ka bixiyeen aragtiyo kala duwan oo naqdi iyo soo dhawaynba leh. Heshiiska ay labada wefti ee Somaliland iyo Soomaaliya kala saxeexdeen Axaddii toddobaadkan oo ka kooban 9 qodob, ayaa qodobka ugu miisaanka…

                Read More

                  Madaxweynaha Somalia oo soo dhoweeyey ansixinta Golaha Wasiirada cusub

                  Muqdisho, 21 Janaayo, 20149SDN0-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey ansixintii Golaha Wasiirada cusub. Baarlamaanka ayaa maanta u codeeyey oo si aqlabiyad leh ku ansaxiyey Xukuumada cusub ee uu Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed soo dhisay. Madaxweynaha ayaa yiri: “Waxaan soo dhoweynayaa isla markaana ammaanayaa sida mas’uuliyadda ku jirto ee demoqraadiyada…

                  Read More

                    President welcomes Parliament’s approval of new Cabinet

                    His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed Parliament’s vote approving the new Council of Ministers. In a landslide vote Parliament confirmed Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed Mohamed’s Cabinet. The President said: “I congratulate the Prime Minister and welcome and commend this responsible and democratic vote by parliament. This is an important step forward for…

                    Read More

                      Prime Minister: “The hard work now begins”

                      His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today thanked Parliament for voting to approve the Cabinet of Ministers and declared that “the hard work now begins” for his government. Following the vote, the Prime Minister said: “I am thankful to the MPs and Parliament for taking their role responsibly and putting the national interest first…

                      Read More

                        Somalia’s Parliament Approves New Cabinet Members

                        Mogadishu, 22 Jan 2014 (SDN) –Somalia’s Parliament has approved today the newly 55-member cabinet appointed by Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed. The 25 ministers, 25 assistants and the 5 State Ministers were introduced to the Parliament yesterday to receive confidence vote. The Parliament Speaker Prof. Mohamed Sheikh Osman Jawari announced that 186 members of the…

                        Read More

                          DG of Ministry of Health attended decentralization for the health programs meeting conducted in Borama

                          Boorama 21.Jan 2014 (SDN)- The regional health ministry, with collaboration of some UN agencies such as    WHO, UNICEF, UNFPA  have launched  an essential healthy service packages program in Awdal and Salel region districts today.   The major aim of this healthy program is to develop and maintain the healthy services towards mother and child care…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Kulamo la Qaatay Shirkad Faransiis ah iyo Qayb ka Mid ah Weftiga oo Caawa u soo Baqooli doona Addis Abab Ka Daawo Qurbejoog.com

                            Paris 21.Jan 2014 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Ku Sugan Magaalada Paris ee Xarunta Waddanka Faransiiska ayaa Kulamo la Yeeshay Madax Sare oo ka Tirsan Wasaarada Arrimaha Dibada iyo Shirkad lagu Magacaabo Polorat taas oo rabta inay Maalgashi ku Samayso Dekeda Magaalada Berbera. Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo…

                            Read More

                              “Markaa in wax xasuuqid ka yar lagu sheego runtii kamaanu filanayn, laakin waa la isaga iman doona wada-hadaladaasi Turkiga” Musharax Jamaal Cali Xuseen

                              Hargaysa 21.Jan 2014 (SDN)- Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay qodobadadii ka soo wada-hadala Somaliland iyo Soomaaliya ku dhexmaray dalka Turkiga iyo xubno ka baxay Xisbiga UCID, Jamaal Cali Xuseen waxa uu sidaa ku sheegay mar uu maanta qolka nashada ee Madaarka Caalamiga ah ee Egal Inernational Airport…

                              Read More

                                Dr’s Edna Aadan oo Waraysi Xiiso Badan Siisay Telefishanka Aljazeera {DAAWASHO WACAN}

                                Washington 21.Jan 2014 (SDN)- Drs Edna Aadan Ismaaciil ayaa Waraysi Dhinacyo badan Taabanaya Waxay Siisay Telefishanka Al Jazeera Waxaanay Si Xeel dheer uga Hadashay Xaaladaha Dhinaca Caafimaadka Gaar ahaan Hooyada iyo Dhalaanka iyadoo Sheegtay in Sababaha ay u aasaastay Cisbitaalka Weyn ee Edna Hosbital ay ku Qotonto baahida Caafimaad ee ay ka dareentay Somaliland ….

                                Read More

                                  Ergayga Qaramada Midoobay ee Arrimaha Somalia oo soo dhaweeyay ansixinta Baarlamanka ee Xukuumada Cusub

                                  Muqdisho 21.Jan 2014 (SDN)- Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa soo dhoweeyay ansixinta xukuumadda cusub ee ra’iisul Cabdiweli Sheekh Axmed oo ay maanta cod u qaadeen xildhibaannada baarlamaanka. Nicholas Kay ayaa u hamblayeeyay wasiirrada cusub, wasiir ku-xigeennada iyo wasiirrada madaxtooyada. Ergaygu wuxuu sheegay in golaha wasiirrada…

                                  Read More

                                    WAR DEG DEGA-Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Xukuumada Raiisul wasaare C/weli Sheekh

                                    Muqdisho Jan 21,2014(SDN)-Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa manta fadhi ay yeesheen waxa ay cod aqlebiyad ah ku ansixiyeen xukuumada raiisul wasaare C/weli Sheekh Axmed ee dhawaanta lagu dhawaaqay. Kalfadhiga oo ay ka qeybgaleen xildhibaano tiradoodu ay aheyd 234 ayaa cod kalsooni ah oo ay uqaadeen waxa ay ku ansixiyeen xukuumada cusub. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku…

                                    Read More