War Deg Deg ah: Madaxweynaha Somalia oo Durba ku Dhawaaqay in Wada Hadalada Somaliland iyo Somalia aan lagu Qaban doonin dalka Dibadiisa

    Muqdisho 21.Jan 2014 (SDN)- Madxweynaha Dowladda Soomaalia Xasan Sh Maxamuud ayaa si kulul oga hadlay Wada hadalada Jamhuuriyada Soomaaliland iyo Dowladda Soomaalia. Xasan Sh. Maxamuud Madaxweynaha soomaalia ayaa sheegay in ay wadaan Qorsheyaal ku aadan in wada hadalada Maamulka Soomaaliland  iyo Dowladda Soomaalia aan martabe lagu qaban doonin Dalka dibadiisa islamarkaana lagu qaban doono Gudaha…

    Read More

      Somaliland’s Maternal Health Pioneer

      Hargeisa, 21 Jan 2014 (SDN) –Edna Adan Ismail discusses what drives her to live a life dedicated to caring for the sick. She donated everything she owned, including a UN pension and personal assets, to build a maternity hospital in a place where 4,000 women die in childbirth each year. She turned a garbage dump…

      Read More

        Somalia: Big Promises, Scant Change

        Nairobi, 21 Jan 2014 (SDN) –The Somali government during 2013 failed to address the human rights crisis in the capital, Mogadishu, and elsewhere in the country, Human Rights Watch said today in its World Report 2014. Despite public pledges and international support, the new government’s inability to bring about concrete improvements in protecting the population…

        Read More

          Masculinization of Somali Polity and Gender Disparity

          By Hudda Ibrahim Against the backdrop of traditional Somali’s masculinity of politics, a few educated women rose to prominence between 1950s and 1960s to expand women’s access to politics.  In order for women to claw their way in the male-dominated political landscape, a group of prominent female scholars and feminists that included Fadumo Ureji, Dahabo…

          Read More

            “Waxaanu soo Jeedinaynaa in sida ugu dhakhsiyaha badan Xoriyadiisa loogu soo Celiyo Guuleed Daahir Samatar” Bayaan Xuquuqul Iinsaanka Somaliland

            Hargaysa 21.Jan 2014 (SDN)-  Booliiska Somaliland waxay xidheen gudoomiye-xigeenkii hore ee gobolka Togdheer, Guuleed Daahir Samatar iyada oo abaaro 2dii habeenimo Booliisku ay weerareen gurigiisa oo ku yaal magaalada Burco,Sidaa Waxaa lagu Sheegay Qoraal uu Soo Saaray Maanta Af-hayeenka Xarunta Xuquuqal Insaanka Ms. Mulaho Mohamed Ali. Qoraalka Waxa uu u dhignaa Sidan:- Qaabka loo xidhay…

            Read More

              Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Soo Gabo Gabeeyay Khudbadii uu Baarlamanka ka Hor Jeediyay iyo Xaraarada Golaha oo Cirka Maraysa

              Muqdisho 21.Jan 2014 (SDN)- Wararka naga soo gaaraya xarunta Golaha Shacabka ayaa waxa ay sheegayaan in uu hadda soo gaba gabeeyay R/wasaare Cabdiwali Sheekh khudbadii uu ka hor aqrinayay Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ee ku saabsaneyd Barnaamijka Xukuumadiisa. Dr. Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed R/wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay wax badan kaga bedeli…

              Read More

                Magaalada Laascaanood oo la Sheegay in Biyo Magacaan laga helay Golaha Guurtida iyo Wasaarada Khayraadka Biyaha oo ka hadlay

                Hargaysa 21.Jan 2014 (SDN)- Gololaha Guurtida ee jamhuuriyadda somalilad ayaa fadhigoodii maanta oo uu shirgudoominayey Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golahaasi  Md=C/raxmaan sheekh Yuusuf sheekh madar ,ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay warbixin ka dhagaysteen Guddi hoosaadka arrimaha Bulshada . Xoghayaha Guddi hoosaadka arrimaha Bulshada ee Golaha Guurtida  xildhibaan Siciid Maxamed Libaaxo oo ku hadlaayey afka Gudoomiyaha…

                Read More

                  Magaalada Gaalkacayo oo Shan Qof ugu Geeriyoodeen Qarax ka Dhacay iyo Todoba kalena ay ku dhaawacmeen

                  Gaalkacayo 21.Jan 2014 (SDN)- Shan qof ayaa ku dhimatay, toddobo kalena way ku dhaawacantay qarax nooca rumuutka laga hago ah oo maanta ka dhacay agagaarka xarun caafimaad oo ku taalla Gaalkacyo ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo. Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa ahaa dad rayid ah oo marayay halka uu qaraxu ka dhacay. Lama oga cidda…

                  Read More

                    Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka oo Dagaal Maanta Dhex Maray

                    Shabeelada Hoose 21.Jan 2014 (SDN)- Ciidamada Milatariga Soomaalia oo kala ah Milatariga iyo Nabadsugid ayaa maanta ku dagaalamay Deegaanka Xaawo Cabdi ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Dagaalamay uu dagaal kooda yimid kadib Ciidamada Milatariga oo isbaaro ay u Tiilay Xaawo Cabdi ay Ciidamada Nabad sugida ay is ku dhaceen,kuwaas oo doonayey…

                    Read More

                      Muqdisho oo Maanta lagu Qabtay Xuska Maalinta Suxufiyiinta Somalia oo ah Bar tilmaameedka dilalka

                      Muqdisho 21.Jan 2014 (SDN)- Munaasabad balaaran oo lagu xusaayay maalinta Saxaafada Soomaaliya oo ku beegan 21-Janaayo maanta oo kale ayaa lagu qabtay Magaalada muqdisho. Munaasabada oo ay soo qabana qaabiyeen Ururka Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyed ayaa waxa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka socota Dowlada Federaalka Soomaaliya, Qaar ka mid ah Agaasimayaasha Idaacadaha Madaxa Banaan ee…

                      Read More

                        “Anigu ma ihi madaxweynihii ugu horeeyey oo koox madaxtooyada ku heysta ee waxaan jeclaan doonaa in aan noqdo madaxweynihii ugu danbeeyey ee koox isaga u gaar ah heysta” Madaxweyne Xasan Sheekh

                        Muqdisho:21-Jan-2014 (SDN)-Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud  ayaa xalay Ka qayb galay Barnaamij Dood Wadaag ah oo Shacabka Somaliyeed qaarkood ka qayb qaateen, isla-markaana ay ka dhasheen Jawaabo xiiso badani. Barnaamijka Dood Wadaag oo  laga soo Daayey Tv-ga Universal, ayaa shacabka soomaaliyeed u jeedaddiisa fikiro kala duwan ka Bixiyeen, iyaddoo dadka siyaasada  ku xeeldheer…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo iibgeynaya Madaarka Hargeysa iyo Dekedda Berbera ka dibna Caafimaad u tegeya UK

                          London Jan 21,2014(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa safaro ujjeedo badana ugu kala kicitay dalalka Faransiiska,UK iyo Imaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa haatan safarka uu haatan ku joogo dalka Faransiiska waxa uu ku iibgeeyay dekedda Berbera oo ay shirkado dalkaasa xiiseynayaan. Halka lagu wado in uu taa uga gudbo safar uu ku tegi doono Shariqa oo uu…

                          Read More

                            Qaramada Midoobay Oo Ku Dhawaaqday Inay Dawladda Iiraan Ka Reebtay Ka Qaybgalka Shirka Geneva Uga Furmaya Kooxaha Reer Siria

                            Geneva:21-Jan-2014(SDN)-Qaramada midoobay ayaa Sheegtay inay Ka Noqotay Casuumad ay hore Dawladda Iiran ugu fidisay inay kaga Qayb gasho Shirka Toddobaadka soo socda Kooxaha Siria isku haya uga Furmaya Waddanka Swizerland.   Afhayeenka Qaramada Midoobay Martin Nesirky ayaa cambaareeyay in dowlada Iran ay qaadacdo ka qeyb qaadashada qorshaha dowlada KMG ee dalka Syria, kaasi oo la…

                            Read More

                              Kooxihii Ka Soo Horjeeday Axmed Madoobe Oo Ku Dhaqaaqay Abaabul Dagaal Oo Ka Dhan ah Maamulkii Shalay La Dhisay iyo Xukuumadda Somalia Oo Dusha Ka Daawanaysa.

                              Kismayo:21-Jan-2014(SDN)-Maalin ka dib markii la sheegay in Maamulkii Jubba land la dhisay loona cumaamaday Madaxweynenimada Axmed Madoobe, ayaa waxa soo Baxay Warar dhiilo leh oo ay wadaan Kooxaha ka soo horjeeda Maamulkiisa oo muddo horeba dagaal la galay. Kooxaha  oo dhawaan qaarkood warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inaanay waxba kala soconin dhaqanka uu Axmed madoobe…

                              Read More