Ciidanka Dawladda Oo Tiro Shacab Rakaab ahaa Ku Laayey Isbaaro U Taallay Deegaanka Afgooye

    Afgoye:21-Jan-2014(SDN)-Wararka Laga Helayo Aagga Carbiska ee Degmadda Afgoye, ayaa Sheegaya in ciidanka Dawladdu ay Halkaasi ku laayeen Maalintii shalay Shacab Rakaab ahaa oo halkaas marayey. Wararka ayaa intaas ku daraya in Gaari Bas ayaa Waddada  marayey uu iska diiday inuu Bixiyo Lacag ay weydiiyeen Ciidan ka Tirsan kuwa Dawladda oo halkaas Isbaaro dhigtay, waxana ay…

    Read More

      Xisbiga Waddani Oo Wali Aan Ku Dhawaaqin Aragtidiisa Ku Aaddan Maxsuulka Shirkii Turkiga Oo Uu Hore uga Cadhooday Inaan Laga Qayb Gelinin

      Hargeysa:21-Jan-2014(SDN)-Iyadoo Shirkii Turkiga ay  ka soo baxday Natiijo Muran badan iyo Hadal Ka Dhex dhalisay Somaliland iyo Axsaabta Qaranka, ayaan Haddana Wali Xisbiga Waddani oo hore u qaadacay Wadahadalka aan wax Jawaab ah laga Haynin. Xisbiga Waddani oo ka mid ah  mucaaridka somaliland, isla-markaana uu Guddoomiye u yahay Guddoomiye Cirro oo  Baarlamaanka Horjooge  u ah,…

      Read More

        Bangui: Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo hoggaamiye cusub dooratay, xilli EU ciidamo nabad-ilaalineedu dirayo dejinta dagaalo-diimeedyo ka socda dalkaas; WARBIXIN

        Bangui Jan. 20, 2014 (SDN/Reuters)- Baarlamaanka dalka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa maanta Madaxweyne ku-meelgaadh ah u doortay haweenayda maayarka ka ah magaalada caasimadda ah ee Bangui, si ay u hoggaamiso dalkaas oo bilihii u dambeeyay ku jiray dagaalo ku salaysan dhanka diimaha. Doorashada  Catherine Samba-Panza ee Isniinta maantu waxay timi iyadoo Midowga Yurub uu isku…

        Read More

          Somaliland: UCID Party Leader Criticizes Istanbul II Communiqué

          Hargeisa, 21 Jan 2014 (SDN) –Somaliland’s main opposition Justice and Welfare Party-UCID has criticized the recently signed agreement between Somaliland government and Mogadishu-based Federal Government of Somalia in Istanbul, Turkey. Speaking at press conference in Hargeisa today, the Chairmain of the opposition Justice and Welfare Party-UCID, Eng. Faisal Ali Warabe said that the Turkish-mediated talks…

          Read More

            Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia oo soo dhaweeyay Dhismaha Maamulka Jubba

            Muqdisho 20.Jan 2014 (SDN)- Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya danjire Nicholas Kay ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu soo dhoweynayo caleema-saarka iyo dhismaha Golaha Fulinta ee maamulka KMG ah ee Jubba. Wuxuu hoggaamiyaha maamulkaas Axmed Maxamed Islam (Madoobe) ugu hambalyeeyay habka uu u maray magacaabista ku xigeennadiisa iyo wasiirrada, arrintaas oo…

            Read More

              The Unfinished Journey of Somaliland & Somalia Talks

              By Mohamed Ahmed As the new Istanbul II communique suggests, Somalia and Somaliland accepted a joint solution of almost all the agendas and substance that were raised. However, it should be noted that both sides were eminently incapable in addressing the issue of secession. The delusion that have been sweetening our pots leading up to…

              Read More

                “Waxay Aqoonsadeen In Rajiimkii Siyaad Bare uu Xasuuqay Shacabka Somaliland” Wasiirada Arrimaha Dibada iyo Madaxtooyada iyo Waraysi Xiiso badan oo Qurbejoog.com idiin soo Tebinayso {DAAWO}

                Paris 20.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Maanta ka hadlay Qodob Xasaasi ah oo uu Sheegay inay War Murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Istanbul uu ka mid ahaa kaas oo ah in la Canbaareeyo Xasuuqii loo gaystay Shacabka Somaliland ee uu Taliskii Siyaad bare ka fuliyay Deegaamada Somaliland….

                Read More

                  Diyaarada Nooceedu Yahay Boeing 727 oo Maanta soo Fadhiisatay Madaarka Hargaysa iyo Ujeedada laga Leeyahay

                  Hargaysa 20.Jan 2014 (SDN)- Garoonka diyaaradaha ee EGAL Intranational Airport waxaa maanta soo fadhiisatay Diyaarad xamuul ah oo nooceedu yahay Boeing 727, lagana leeyahay Dalka Ruushka. Diyaaradan oo ah kuwa xajmiga weyn ee xamuulka qaada ayaa imaatinkeeda madaarka caasimaddu waxa uu qayb ka yahay hagaajintii iyo casriyayntii sanadkii dhamaaday lagu sameeyey gegidaasi diyaaradaha, taasoo suurogal…

                  Read More

                    Mudanayaasha Baarlamanka Somalia oo Loo Qaybiyay Si ay u Soo Naaqishaan Qorshaha Xukuumada Cusub ee Ra’isal Wasaare C.weli

                    Muqdisho 20.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta loo qeybiyay qorshaha xukuumadda cusub ee raysul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed iyo magacyada golaha wasiirrada ee uu dhowaan magacaabay. Xildhibaannada oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulankii 57-aad ee kalfadhiga saddexaad ayaa la siiyay 24 saac oo ay ku soo akhriyaan qorshaha xukuumadda cusub. Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya,…

                    Read More

                      “Waxaa laga Wada Hadlay Sidii uu Faransiisku Taageero Dhaqaale iyo Mid Siyaasi u Siin lahaa Somaliland” Ka Daawo Qurbejoog.com Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo

                      Paris 20.Jan 2014 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Ku Sugan Magaalada Paris ee Xarunta Wadanka Faransiiska ayaa maanta Si rasmi ah u Guda Galay Hawlihii Shaqo ee ay u tageen dalkaas. Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga Dr Maxamed C.laahi Cumar oo Xubin ka ah Weftiga uu…

                      Read More

                        Go’aamo laga Soo Jeediyay Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida

                        Hargaysa 20.Jan 2014 (SDN)- Golaha Guurtida ee jamhuuriyadda somalialnd ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominaayey Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golahaasi Md:Cabdi raxmaan sheekh Yuusuf Shekh Madar ayaa mudanayaasha waxay warbixin ku saabsan arrimaha Nabdagalyada dalka,  kaga dhagaysteen Guddi hoosaadka  Guddida Nabadgalyada iyo Difaaca Qaranka . Gudoomiyaha Guddi hoosaadka  Guddida Nabadgalyada iyo difaaca qaranka…

                        Read More

                          SOMALILAND: Turkish FM Davutoglu Makes Diplomatic Phone Calls to Somaliland and Somalia Ministers

                          Ankara, 20 Jan 2014 (SDN) -Turkey’s Foreign Minister Ahmet Davutoglu held phone talks with Somalia’s Interior Minister Abdikarim Hussein Guled and Somalia’s autonomous region Somaliland’s Foreign Minister Mohamed Yonis. High-level talks between Somalia and Somaliland on reaching future agreements began in April last year in Turkey’s capital Ankara. An agreement was signed on Saturday, committing…

                          Read More