Xukuumadda Soomaaliya oo baaq u dirtay Hogaamiyayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta kulanku uga socdo Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay

    Muqdisho Jan 31,2014(SDN)-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ugu yeereysaa Hogaamiyayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta hormuudka u ah wadahadallada iyo wada tashyada ka socda magaalada Baydhabo arrimaha soo socda: 1- In la dhowro deganaanshaha iyo xasilloonida guud, lagana fogaado wax kasta oo keeni kara iska horimaad bulshadeena dhexdeeda; 2- Sidii horey laysku afgartay, waa in fursad la siiyo…

    Read More

      “Uma Arko in Awoodii Labada Gudoomiye Xigeen ee Wakiilada hoos loo dhigay,Balse Waxaa la Waafajiyay Heerkii Caalamiga ahaa” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

      Hargaysa 30.Jan 2014 (SDN)- Murrashaxa Jagada Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inaanu u arag in hoos loo dhigay awoodii labada Guddoomiye Ku xigeen ee aqalka wakiiladda, hase yeeshee uu xeer hoosaadkoodan cusubi la waafajiyay hanaanka caalamiga ah ee Baarlamaanaddu u shaqeeyaan. Jamaal Cali Xuseen waxa uu sidaasi ku…

      Read More

        Ciidamada Amisom oo Joojiyay Sii Socoshada Shirka Maamul ee Baydhaba iyo Dadweynaha oo kaga Jawaabay Isu soo Bax

        Baydhaba 30.Jan 2014 (SDN)- Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa maanta  ka dhacay dibad-bax ay dhigeen dadweyne ka careysan is-hortaag ay Ciidamada Ethiopia ee ku biiray dhinaca AMISOM ku sameeyeen Shir lagu dhisayo maamul oo ka socday Baydhabo tan iyo sanadkii hore. Ciidamada Ethiopia ayaa diiday sii socoshada shirka, iyagoo xiray xarunta uu…

        Read More

          UN Concerned Over Dire Food Crisis in Somalia

          Mogadishu, 30 Jan 2014 (SDN) –The United Nations is concerned over food insecurity in Somalia, saying the impoverished African nation is likely to suffer from below-average harvest this year, Press TV reports. In its reports, the UN Food Security and Nutrition Analysis Unit (FSNAU) highlighted low rainfall and flooding as well as the devastating storm…

          Read More

            TALO IYO TOOSIN KU SOCOTA GOLAHA WAKIILADA JSL.

            ·         Golihii wakiilada ayaa shiray oo arin soo saaray, waxaa ka cadhooday laba ka mid ah saddexdii shir-guddoonka. ·         Shirkii golaha waxaa ma maqnaa qaar kamid ah shir-guddoonka, oo aan ka soo xaadirin madasha shirka iyagoo xafiiskooda dhex fadhiyey. ·         Gudoomiye-ku-xigeenka labaad xafiiskiisa ayuu hoosta ka soo xidhay mana uu iman shirkii. ·         Khilaaf iyo…

            Read More

              Komishanka Maamul Wanaaga oo Hargaysa ku Qabtay Shir ku saabsan Sidii bulshada rayidka ahi uga Shaqayn lahayd Maamul Wanaaga

              Hargaysa 30.Jan 2014 (SDN)- Shir hawleed ku saabsan sidii ay bulshada rayidka ahi uga shaqayn lahayd horumarinta maamul wanaagga isla markaana ula shaqayn lahaayeen gudida la dagaalanka musuqmaasuqa iyo maamul wanaagga ayaa maanta lagu qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada hargeysa. Kulankan oo socon doona muddo hal maalin ah waxaa ka qayb qaadanaya qaybo ka tirsan…

              Read More

                Somaliland: Fiscal and Budget Reforms

                By: Ahmed H Arwo, Somaliland Presidential Economic Advisor The idea of planning for medium term is a fundamental step towards better budgeting and within the principle of better accountability. It is cornerstone for enhanced resource management and strengthening good governance. It ought to give an amble time for consultation, review and discussion prior to its…

                Read More

                  Sirdoonka Maraykanka oo Cod Dheer kaga Digay Weeraro Argagixiso oo Mar kale lala Beegsado Kenya

                  Nairobi 30.Jan 2014 (SDN)- Madaxa hay’adda sirdoonka qaranka Mareykanka ayaa Arbacadii shalay ka digay weerarro cusub oo kooxda Al-Shabaab ay ka geysato dalka Kenya.  James Clapper ayaa u sheegay xubnaha guddiga sirdoonka ee aqalka odayaasha Mareykanka in dowladaha Bariga Afrika ay wajahayaan caqabad la xiriirta ka hor-tagga weerarrada argagaxisada ah.  Hase yeeshee wuxuu sheegay inay…

                  Read More