Wasiirka Wasaarada Beeraha oo Canaan Xoogan u Jeediyay Hay’adaha ka Shaqeeya Arrimaha La Dagaalanka Ayaxa
Boorama 30.Jan 2014 (SDN)-Wasiirka wasaarada Beeraha somaliland Prof Faarax Cilmi Geedoole iyo wafti uu hogaaminayo oo Hawlo shaqo ku joogay xeebaha Galbeed ee somaliland ayaa maanta gaadhay degmooyinka Lughaya ,Garbo Dadar,iyo Deeeganada Hoos yimaada. Waftigan uu wasiirku hogaaminayay ayaa waxa y soo mareen deegaanada Saylac halkaasi oo ay u kuur galayeen Ayax dhowaan Ku Habsaday Deegaanada gobolkaasi ka tirsan Wasiirka…
