Maanso Cusub oo ay Tirisay Abwaanad Nimco Gabaydo laguna Magacaabo Ka Diimoon Garashadaydu {DAAWO}
Hargaysa 29.Jan 2014 (SDN)- Nimco Aadan Hure oo lagu Naanayso (Nimco Gabaydo) ayaa Soo saartay Maanso Cusub oo ay ugu Wanqashay ” KA DIIMOON GARASHADAYDU” ayay kaga Hadashay Wada hadalada u Socda Somaliland iyo Somalia . Maansadan ayaa Waxaa Ereyadeeda ka Mid ah :- Hadduu Dabluhu yahay Fariidka Nin liidkuna sii dallacayo Haddii Geesiga iyo…
