President welcomes Japanese Ambassador and thanks Japan for its support to Somalia

    Muqdisho 19.Jan 2014 (SDN)- His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed the new Japanese Ambassador to Somalia. His Excellency Tatsushi Terada presented his credentials to the President in Villa Somalia, Mogadishu. Accompanied by Her Excellency Fawzia Yusuf Adam, Somalia’s Acting Deputy Prime Minister and Foreign Minister, the Ambassador said Japan was engaging with Somalia for the…

    Read More

      “Soomaaliya Xidhiidh taariikhi ah ayay la leedahay Japan” Wasiirka Arrimaha Dibada ee Xilka ka Degaysa Fosiya Yuusuf

      Muqdisho 19.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda ee xilka ka dageysa Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta Muqdisho ay shir jaraa’id kuwada qabteen safiirka cusub ee dalka Japan u fadhiya Soomaaliya Tatsushi Terada ayaa sheegtay in Japan iyo Soomaaliya ay leeyihiin xiriir iyo iskaashi taariikhi ah. Waxey sheegtay in Soomaaliya ay leedahay kheyraad badan, ayna…

      Read More

        Nuxurka 9 Qodob ee Shirkii Somaliland iyo Somalia iyo Hadalo Mugdi Badani ku Jiro oo Labada dhinac ka soo Baxay

        Istanbul 19.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay inay Soomaaliya iyo beesha caalamkaba qirsiiyeen inay khaladkii iyo xasuuqii laga galay shacbiga Somaliland. Wasiir Xirsi oo xubin ka ahaa ergadii Somaliland u matalaysay wada hadaladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Soomaaliya ee saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ku shirsanaa magaaladda…

        Read More

          Ka Daawo Shabakada Qurbejoog.com Qaabkii uu u Dhacay Gunaanadka Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia

          Istanbul 19.Jan 2014 (SDN)- Ergooyinka Somaliland iyo Somaliya u metelaya wadahadaladii uga socday Dalka Turkiga ayaa soo Wada-hadalka gabagabaysmay waxaanay labada dhinac kala saxeexdeen Qoddobo guud oo wadada u xaadhaya wadahadalo Sadex bilood le ah oo ay ku Heshiiyeen. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo Heshiiska labada Dal wada gaadheen ka hadlay ayaa …

          Read More

            Madaxweynaha Somalia oo u Xusul Duubin inaan La Ansixin Xukuumada Cusub Ilaa Laga Daro Foosiya Yusuf

            Muqdisho 19.Jan 2014 (SDN)- Madaxweyne Xasan oo ka ololaynaya sidii loo Ansixin lahaa Xukuumadda maadaama C/weli kaga baxay Daqiiqadihii u danbaysay ee Xukuumadiisa Foosiya Yusuf Xaaji Aadan. Ra’isul wasaare ku-xigeenkii hore ahaydna wasiiradii arrimaha dibeda Somalia Foosiyo Yuusuf Xaaji aadan ayaa la sheegayaa in laga saaray liiska golaha cusub ee wasiirada daqiiqadihii ugu dambeeyey intaan…

            Read More

              Heshiis aan Waafi ahayn oo lagu soo Khatimay Afar Cisho oo Wada Hadalo adagi u Socdeen Somaliland iyo Somalia iyo Weedhihii labada dhinac

              Istanbul 19.Jan 2014 (SDN) Ergooyinka Somaliland iyo Somaliya u metelaya wadahadaladii uga socday Dalka Turkiga ayaa soo Wada-hadalka gabagabaysmay waxaanay labada dhinac kala saxeexdeen Qoddobo guud oo wada u xaadhaya wadahadalo Sadex bilood le ah oo ay ku Heshiiyeen. Wasiirka Amniga Somaliya C/kariim Xuseen Guuleed oo ka hadlay Heshiiska ay labadooda dhinac wada gaadheen ayaa…

              Read More

                Ka Daawo Qurbejoog.com Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Booqday Fadhiisinka Ciidanka Qaranka ee Ganbadha

                Ganbadha 19.Jan 2014 (SDN)- Weftigii Nabadeynta u joogay goboladda Barri ee uu Hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde  ayaa saaka Booqday fadhiisimadda ciidammadda Qaranka ee jiida Gambadha oo soddameeye Km dhinaca Bari kaga beegan  Magaaladda Laascaanood ee Gobolka Sool. Weftiga Wasiirka oo ay xubno ka yihiin Wasiirul dawleyaasha Waxbarashadda, Maaliyadda, Taliyaha Booliiska…

                Read More

                  Ka Daawo Qurbejoog.com Madaxweynaha Somaliland oo Gaadhay Magaalada Paris kana Warbixiyay Safarkiisa

                  Paris 19.Jan 2014 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Maalintii Shalay ka Dhoofay Magaalada Hargaysa ayaa Gaadhay Caasimada Dalka Faransiiska ee Paris. Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa ayaa si balaadhan loogu soo Dhaweeyay Magaalada Paris Waxaanu ka Warbixiyay Ujeedada Safarka uu ku tagay Magaalada Paris ee Xarunta Dalka Faransiiska….

                  Read More

                    U.S. to Drop Piracy Case against Somali Translator

                    Washington, 19 Jan 2014 (SDN) –Federal prosecutors are dropping their case against a Somali translator accused of being a pirate and playing an illegal role in the hostage siege aboard a Danish merchant ship off the coast of Somalia in 2008. A jury last month were deadlocked on two charges of hostage-taking against Ali Mohamed…

                    Read More

                      Maareeyaha Tvga Qaranku Raggii uu Xilalka siiyay nin keliyaatana Imtixaan masoo Marin

                      Maamul Xumadda iyo Khubrad La,aanta Maareeyaha Telefishanka Qaranka waxay Horseeday inuu Maamulkii ka jiray Markii uu Yimid uu ka daba Magacaabo qaar isagoo ka Xigtaysanaya niman Door ah oo Sharciyadooda muran ka Taagan yahay maadaama Raggii Imtixaanka Soo maray uu maamul uga dhigay sidee haddaba nin Sharciyadiisa Shaqaale aanay sifo Sharciya ahayn Xilal ugu Magacaabaa…

                      Read More

                        Madaxweynaha Somalia oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Japan ugana mahadceliyey taageeradooda.

                        Muqdisho 19 Jan 2014 (SDN) Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Japan Mr Tatsushi Terada. Safiirka cusub ee Japan oo lagu magacaabo Tatsushi Terada ayaa ka mahadceliyey sida quruxda badan ee loogu soo dhoweeyey Muqdisho, isla markaana looga guddoomay waraaqihiisa aqoonsiga. Waxaa goob joog…

                        Read More

                          Weriye Ruug Cadaa ah oo ka Hawl Galayay Idaacada BBC-da oo u Geeriyooday Xanuun Wadnaha kaga soo booday

                          London 19.Jan 2014 (SDN)- Waxaa magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska ku geeriyoodey weriye caan ahaa oo ka tirsanaa BBC-da qaybta layska arko ee la hadasha caalamka. Weriyahan oo lagu magacaabi Jirey Komla Dumor wuxuu u dhashay dalka Ghana, wuxuuna BBC-da ka shaqeynayey tan iyo sanadkii 2007, isagoo tebin jirey barnaamijka Focus on Africa. Madaxa…

                          Read More

                            Guddomiyaha xisbiga UCID ee dalka Uganda Khadar Bitijoor waxa uu tacsi tiraanyo leh u dirayaa qoyski iyo qaraabadi uu ka baxay Sheekh Axmed Cali Weerar

                            Guddomiyaha xisbiga UCID ee dalka Uganda khadar Bitijoor waxa uu tacsi tiraanyo leh u dirayaa Cullimo Awdiinka Dalka,Ehelkii, Qaraabadii,Qoyskii,Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland Geeridii naxdinta laheyd ee ku timi,isaga oo ka tacsiyadaynaaya geeridaku timid ALLE ha u naxariisteeMarxuum Sheekh Axmed Cali Weerar oo ku geeriyooday DalkaJabuuti. Marxuumka oo loogu qaaday Xaalad Caafimaad dhawaan dalka Jabuuti,waxa uu…

                            Read More

                              Tacsi ku socota Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxa Sheekh Axmed Cali Weerar

                              Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Sheekh Axmed Cali-Weerar oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Jabuuti (18/01/2014). Waxan Dhambaalkan Tacsida ah u dirayaa Duaryadiisii uu ka baxay Marxuumku, meel kasta oo ay joogaanba, Ehelkii, Beeshii iyo Dhammaan Shacabka Somaliland. Waxan Marxuumka Illaahay ugu Baryayaa in uu Naxariistii Janno…

                              Read More