Madaxweyne Ku Xigeenka oo Xadhiga ka Jaray Dhisme loo Sameeyay Wasaarada Arrimaha Dibada
Hargaysa 18.Jan 2014 (SDN)-Madaxweyne ku xigeenka jsl ahna ku Simaha Madaxweynaha Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil [saylici] ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo loo dhisay wasaarada arimha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah. Xafladasi oo ka dhacday xarunta wasaaradaasi ayaa waxa kasoo qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumada ,Waxaana Madaxweyne Ku Xigeenka Halkaasi ku Soo…
