“Waxaa Nasiib Daro ah In Xukuumada Siilaanyo ay u qalab qaadatay in ay burburiso xisbiga UCID oo ay faragalin qaawan ku hayso,Hantidii umaddana u adeegsanayso” Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani
Hargaysa 15.Jan 2014 (SDN)- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa shirjaraa’id oo uu ku qabtay xarutiisa magaalada Haragsa ayaa waxaa uu kaga hadlay xaaladda uu dalku maanta maarayo gaar ahaan siyaasada arrimaha dibadda ee xukuumada Siilaanyo, Biyo la’aanta Hargeysa Iyo Farogalinta ay xukuumaddu ku hayso Xisbiga kale ee mucaaridka ah ee UCID. Waxayna si xoggan…
