DAAWO Qaabkii Loo Soo Afjaray Shaqaaqadii Deegaanka Docollaha iyo Dhaarinta Labada Beelood
Oog 16.Jan 2014 (SDN)- Waxaa Galabta lagu Dhaariyay Tuulada Jilinbuul Konton Xubnood oo ka soo Kala jeeda Labadii Ardaa ee dhawaan Shaqaaqadu ku dhex martay Deegaanka Docollaha Waxaana dhaarintaas Goob Joog ka ahaa Weftigii Wasiirka Arrimaha Guduhu Hogaaminayay iyo Ergooyin ka soo Gurmaday Gobolada Somaliland. Munaasibada Dhaarinta Kontonkan Xubnood waxaa ka Hadlay Wasiirka Arrimaha Gudaha,Hawlaha…
