Ka Daawo Shabakada Qurbejoog Barnaamij Gaar ah oo ka Waramaya Shaqaaqadii Deegaanka Docolaha Iyo Qaabka Xal u Helista Is Maandhaafka
Oog 14.Jan 2014 (SDN)- Weftigii uu horkacayey wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee JSL Md Cali Maxamed Warancadde oo weli ku sugan Gobolka Sool kuna hawlan dhexdhexaadinta labo ardaa oo isku deegaan ah oo ay todobaadkan dhexmareen iska hor’imaado dhiig ku daatay uu ka dhex dhacay ayaa maanta waxa ay weftigu kulan la qaateen Labadda Beelood…
