Dad Somali ah oo Ka Badan Laba Kun oo Ruux oo Boqortooyada Sucuudigu Soo Masaafurisay Iyo Xildhibaan Dalxa oo ka Hadlay
Muqdisho 13.Jan 2014 (SDN)- Guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay Soomaali badan oo laga soo tarxiilay waddanka Sacuudiga tan iyo bishii December ee sanadkii la soo dhaafay. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudaneyaasha baarlamaanka kana tirsan guddiga arrimaha dibadda ee baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay…
