DAAWO:Xildhibanada Soomaaliya oo dood kulul ka yeeshay khilaafka Raaiisul wasaaraha iyo Madaxweynaha

    Muqdisho Jan 13,2014(SDN)-Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dooday suurtogalnimada in farogelin lagu hayo Raiisul Wasaare C/wali Sheekh Axmed iyo in wasiiradii xukuumadii hore lagu soo dari karo gollaha xukuumada cusub. Xildhibaanada ayaa aaraadooda ka dhiibtay qodobadaa iyo qaar kale oo faro badan oo la xiriira soo magacaabida gollaha xukuumada ee mudada dheeraatay.

    Read More

      Barnaamijyo ku Saabsan Taxanaha Siiradii Nebigeenii Muxamed NNKH iyo Xuska Dhalashadiisa Ka Daawo Qurbejoog

      Hargaysa 12.Jan 2014 (SDN)- Beri oo Isniin ah Waxaa Caalamka Islaamka looga Dabaal Degayaa Xuska Dhalashada Ras’uulkeenii Suubanaa ee Muxamed Nabadgalyo iyo Naxariisi korkiisa ha ahaatee. Wadamo badan oo Islaam ah ayaa Shaqooyinka fasax laga ahaanayaa Sidaa darteed waxaanu Shabakada Qurbejoog.com idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamijyadan oo ku Saabsan Siiradii Ras’uulkeenii Muxamed NNKH. http://www.youtube.com/watch?v=JvSDJ284KZ8 http://www.youtube.com/watch?v=r0o04IO7Rj8 Hargaysa…

      Read More

        “U dulqaadan-mayno Maalin Walba Falka Argagixisada ah ee Dadka Lagula Kacaayo, Maaha Mid ay Ummaddu u Dulqaadanayso” Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga

        Hargaysa 12.Jan 2014 (SDN)- Siyaasiyiinta la baxay Madasha Wadatashiga iyo Toosinta qaranka, ayaa ku Eedeeyay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo inay wado qorshe ay shacabka is-kaga horkeenayso, isla markaana waxay cawad ku mareen inay talaabo adag qaadidoonan haddii la dhawri waayo cadaaladda. Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga  iyo  Toosinta qaranka Mujaahid  Xasan Guure Jaamac, ayaa ka hadlay xadhiga lagula…

        Read More

          Golaha Wakiilada oo Warbixin ka Dhagaystay Gudoomiyaha Gudida Arrimaha Bulshada oo Iftiimiyay Wax ka Bedel ay Sameeyeen Xeerka Aids {DHAGAYSO}

          Hargaysa 12.Jan 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha wakiilada oo uu shirgudoominaayey gudoomiye ku-xigeenka 2aad ee golaha wakiilada Dr. Cali Yuusuf Axmed ayaa waxa xildhibaanadu warbixin ka dhageystay gudidda arrimaha bulshada iyo diinta. Guddidan ayaa waxay xildhibaanada warbixin ka siiyeen xeerka asaaska komishanka HIV/AIDska ee qaranka. Gudoomiyaha guddida arrimaha bulshada iyo diinta ee golaha wakiilada…

          Read More

            Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Magacaabay Xilka Xoghayaha Daryeelka Xuquuqda Aadamaha

            Hargaysa 12.Jan 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Xoghayaha Daryeelka Xuquuqda Aadamaha. Wareegtada Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa U Dhignayd Sidan :- Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Buuxiyo Xilkan Banaan lana Magacaabo Xoghayaha Daryeelka…

            Read More

              Maxaa Hakiyay Horumarkii TV-ga Qaranka SLNTV

              TV-ga Somaliland ee lagala socdo daafaha dunidu, wuxuu sameeyay horumar muuqda markii xukuumadda imika joogta talada la wareegtay. Waxay ahayd tallaabo horumar ah oo aad loo soo dhaweeyay aadna loo amaanay. Horumarku kuma koobnayn oo qudha in laga heli karo internetka, balse waxa soo raaca in qiimaynta iyo ixtiraamka daawadeyaasha kor loo qaado lana ilaaliyo…

              Read More

                Ergo Nabadeed oo uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Ku Sii Jeeda Deegaanka Doco ee Dagaalka Beelaysani Maanta ka dhacay

                Hargaysa 12.Jan 2014 (SDN)-  Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa u Kicitimay Deegaanka Doco oo 40 Km dhinaca Waqooyi galbeed ka Xiga Degmada Xudun ee Gobolka Sool kadib markii ay Saaka iyo Shalay Galab ka dhaceen  Shaqaaqo Sababtay dhimashada afar ruux iyo dhaawaca hal qof . Shaqaaqadan oo dhex…

                Read More

                  “Waxa noo qorshaysan inaan safar ku soo marno guud ahaan gobolka Awdal Si aanu Ugu Kuurgalno Baahida Caafimaad” Wasiirka Caafimaadka oo Kormeer ku Tagay Boorama

                  Boorama 12.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa maanta booqasho ku taariikhaysan tii ugu horaysay ee tan iyo intii uu xil ka qabtay dalka Somaliland ku yimid magaalada Boorama. Wasiirka ayaa waxa booqashadiisan ku wehelinayay agaasime waaxeedyo ka tirsan Wasaaradiisa. Markii uu soo gaadhay Boorama ayaa waxa uu…

                  Read More

                    HOOYO KALE AYUU U BAAHAN YAHAY

                    Dhabta ayay ku haysataa ilmo yar oo ilaa sannad jir ah, waxaa ka muuqata dayacnaan fara badan, se wax muuqaal xannuun muu lahayn ilmahaasi, gacmaheeda mid waxay masaasad ku siinaysay ilmaha, gacanta kalena waxay ku haysataa Sigaar ay budh-budhinayso, inyar kadib waxay dhamaysay sigaarkii waxaan hoosta iska idhi “hadda ayuu ilmuhu nafis helayaa oo neeftu…

                    Read More

                      “Waxaan rumaysanahay naga iyo Saraakiisha Kenya in 4 Qof oo ahaa kuwii Weerarka soo qaaday in lagu dhex dilay Dhismaha Westgate Mall” Warbixin Cusub

                      Nairobi 12.Jan 2014 (SDN)- Saraakiil katirsan FBI-da Maraykanka ayaa Warbixin Cusub kasoo saaray Weerarkii Bishii September 21, 2013 ka dhacay Xarunta Ganacsiga Westgate ee ku taalla Magaalada Nairobi. Dennis Brady, oo ka tirsan FBI-da Mareykanka kuna sugan Nairobi, ayaa sheegay in ay aaminsan yihiin in 4 kamid ah Kooxda Weerarka fulisay  la dilay. Dennis Brady,…

                      Read More

                        Waxgardka beesha Gabooye oo ka hadlay hadal ay sheegeen in uu ka soo yeedhay Xubno ka tirsan Xisbiga Ucid

                        Hargeysa Jan 12,2014(SDN)-Waxa maanta shir jaraa’id ku qabtay Huteelka Xaraf ee magaaladda Hargaysa, Salaadiinta,Cuqaasha iyo wax garadka Beesha Gabooye,iyaga oo wax laga xumaado ku tilaamay hadal ay sheegeen in uu ka soo yeedhay masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid, oo ahaa in ay Dawladdu Dagaal midgood kula jirto Xisbigooda. Arintan ayaa waxa…

                        Read More

                          “Nabadda ka jirta Puntland waa in ay kooxi ama shaqsiyaad carqaladaynin amniga iyo horumarka,” Nikolas Kay

                          Muqdisho, 12 Jenaayo 2014 (SDN)- Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan  Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta ku baaqay in la dhowro xasiloonida iyo kala-dambaynta  ka jirta Puntland. Sidoo kalena, Ergayga waxaa uu ku baaqay in la dhowro sidii nabad loogu wareejin lahaa  maamulka ama (awoodda)  Puntland , kaddib markii ay…

                          Read More

                            The Minister of Health of Somaliland Arrived Borama

                            Borama 12.Jan 2014 (SDN)- Especial delegation led by the Minister of Healthy of Somaliland Dr. Sulaymaan Ciise Axmed Xaglotoosiye has arrived Borama for the first time in the office, and started four days inspection tour to Awdal and Salal region   In the arrival of the healthy minister and accompanied delegates were warmly welcomed in…

                            Read More

                              Somaliland: Prof Samatar on the Quest for Statehood

                              By: Jaafar M. Sh Jama Professor Ahmed Ismail Samatar spoke at Burco University on January 4, 2014. The presentation was part of a series of one-sided debates, lessons and discussions with officials and elders; and Isak and Gadabursi intellectuals in Burco, Hargaysa, Gabiley and Borama. He said his second visit was a follow up to…

                              Read More