Somaliland: From Winnipeg to Borama

    Borama, 11 Jan 2014 (SDN) — Jason Shields, 28, is one of the 11 master’s of interior design students who developed conceptual designs for a new mental hospital in Somaliland. Interior design graduate students are helping to build a Somaliland city’s first mental health hospital. Working with Architects without Borders (AWB) Canada, 11 University of…

    Read More

      “Madaxweyne waxaanu doonayna inaanu ku sheegno mawqifkayaga ku wajahan gobolka Sool iyo Magaalada Laascanood” Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada ee Ethiopia

      Addis Ababa 11.Jan 2014 (SDN)- Wasiiru dawlaha arrimaha dibadda ee dalka Ethiopia Ambassador Berhane Gebre-Christos ayaa waraaq uu u diray madaxweynaha dhawaan la doortay ee maamul goboleedka Puntland, wuxuu ugu hambalyeeyey doorashadiisa, wuxuuna sheegay in dalka Ethiopia si dhaw ula shaqaynaayo. Waxaa kale oo Wasiiru dawluhu ka Hadlay Mawqifka Ethiopia ee Gobolka Sool ee Xaruntiisu…

      Read More

        “Dhibaatadii shalay ay Puntland ka gaysatay Taleex ilaa iyo hadda waa arrin taagan oo dhaawacii dadkii ay halkaasi Puntland ku laysay qaar ayaanu Hargaysa ku daawaynaa” Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi

        Hargaysa 11.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka tirsan muddaneyaasha golaha wakiiladda Somaliland ayaa sheegay in dadka ku dhaqan deegaamadda Sool iyo Sanaag ee uu maamulka  Puntland ku doodayo in ay Somaliland xoog haysato in arrintaasi ay ku timid rabitaanka shacabka, isla markaana ay ku salaysan tahay xuduudihii isticmaarka. Xildhibaan Siciid oo shalay ka…

        Read More

          “Waxaanu Qaban doonaa Shirweyne lagaga Hadlayo Xaaladaha Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn” Madaxweynaha Punt Land {DAAWO}

          Garowe 11.Jan 2014 (SDN) Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Punt land C.Weli Maxamed Gaas ayaa Daboolka ka qaaday inay Qaban doonaan Shirweyne lagaga Hadlayo Xaalada Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn oo dhamaantoodba ka Tirsan Dhulka Somaliland. Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliya ee Punt land ayaa Sheegay In Shirweynahaas lagaga Hadli doono Sidii la Isu Turxaan Bixin lahaa…

          Read More

            “Ciidamadan waa unug ay Dowlada Mareykanku ugu talogashay inay talo iyo tusaale milateri siiyaan Ciidamada DF iyo kuwa AMISOM” Afhayeenka Ciidamada Maraykanka

            Nairobi 11.Jan 2014 (SDN)- Dowlada Mareykan ayaa sheegtay in unug ciidamadooda ka tirsan ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho, kuwaasoo gacan ka siinaya ciidamada DF iyo kuwa AMISOM dagaalada ay kula jiraan Al-shabaab. Afhayeenka ciidamada Mareykanka ee Afrika ku sugan, Tom Davis ayaa u sheegay warbaahinta Mareykanka qaarkood in ciidamadan ay qayb ka yihiin kuwo…

            Read More

              Somaliland Does Not Belong to One Man or One Group; It Belongs to the People of Somaliland

              By: Ibrahim M Mead, Ottawa, Canada. At Hargeisa Airport, Mr. Siilanyo directed angry words to the opposition parties while en-route to London, England via Ethiopia which he said invited him. Somaliland and Ethiopia’s relationship depend on the relationship of Siilanyo’s government with its people. There is a distance between them now. Somaliland must do its…

              Read More

                We Will Protect Telecom Companies, Vows Somali Government

                Mogadishu, 11 Jan 2014 (SDN) -Somali Government said it will protect telecommunication companies and insure that they are to provide internet services, in response to al-Shabab’s ban on Mobile Internet and Fiber technology. Somalia’s al-Qaeda linked group banned residents in the areas they control to use mobile internet and fiber optic technology, warning the telecommunication…

                Read More

                  Ministry of Health of Somaliland Conducted Two Days Human Resource Training to the Health Workers for Awdal Region

                  Borama 11.Jan 2014 (SDN)- Somaliland’s ministry of Health officers conducted two days human recourse improvement training to 35 participents from MCH officers of the Awdal region, Borama Regional Hospital and Analina TB hospital Administrators. Dr. Abdirahman Jama Hadi Regional Health Officer for Awdal Region, spoke at the opening ceremony of this workshop and highlighted the…

                  Read More

                    Israel ex-PM Ariel Sharon condition ‘worsens’

                    Tel Aviv 11.Jan 2014 (SDN)- The health of former Israeli Prime Minister Ariel Sharon, who has been in a coma since 2006, has deteriorated further, hospital officials say. His condition has worsened in the last hours and his family is at his side, according to a statement from Sheba hospital near Tel Aviv. The 85-year-old,…

                    Read More

                      Arrimihii ay ka Wada Hadleen Madaxweyne Siilaanyo iyo Ra’isal Wasaaraha Itoobiya Hayle Maryan Desalim {DAAWO}

                      Addis Ababa 11.Jan 2014 (SDN)- Ra’isal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hayle Maryan desaliim ayaa Maanta Xafiiskiisa ku Qaabilay Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo . Sida uu Warku Sheegay Kulan Saacado qaatay ayaa dhex maray Madaxweynaha iyo Ra’isal Wasaaraha ,Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Sheegay inay ka wada hadleen Sii Xoojinta Xidhiidhka Ganacsi,Nabadgalyo…

                      Read More

                        Baarlamaanka Somalia oo Mudo Toban Cisho ah u Kordhiyay inuu Ra’isal Wasaaruhu ku soo dhiso Dawladiisa {DHAGAYSO}

                        Muqdisho 11.Jan 2014 (SDN)- Mudanayaasha baarlamaanka federaalka ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xarunta golaha u codeeyay in 10 maalin loo kordhiyo xilliga raysul wasaaraha Soomaaliya uu ku soo magacaabi lahaa golihiisa wasiirrada. Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa baarlamaanka u akhriyay warqad codsi ah oo uu raysul wasaaraha ku dalbanayay waqti kordhinta. 142…

                        Read More

                          Sideed Sanno oo uu Kooma ku Jiray ayaa la Shaaciyay inuu Maanta Geeriyooday Areal Sharon

                          Talavive 11.Jan 2014 (SDN)- Dalka israa’iil waxaa maanta si rasmi ah loogaga dhawaaqay dhimashada raysalwasaarihii hore ee dalka Israa’iil Areal Sharon ka dib muddo sideed sanadood ah oo uu Koomo ku jiray, isagoo cimrigiisu marayey 86 sanadood. Areal sharon oo noqday raysalwasaarihii Kow iyo Tobnaad ee israa’iil waxuu xilal wasiirnimo oo kala duwan ka soo qabtay…

                          Read More

                            Wasiirka Macdanta oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti ka Socda Shirkad Shidaal Baadhiseed oo Imaaraadka laga leeyahay

                            Hargaysa 11.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka wasarada macdanta iyo tamarta Eng Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda shirkad lagu magacabo RAK GAS oo laga leeyahay imaarada Raysul khaymah ee dalka isu-tagaImaaraadka carabta,  taasi oo heshiis shidaal baadhis ah la gashay Somaliland . Wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta  oo ka hadlayay ujeedada…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo Sababta Iscasilaadiisa ku Macneeyay Arrimo Caafimaad {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 11.Jan 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje ayaa maanta faahfaahin ka Bixiyay Iscasilaada uu u Gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland . Warkan oo ilaa Shalay Hadal hayntiisu ay dhegaha Shacabka ku badnayd ayaa Sheegay in Iscasilaadiisu ay la Xidhiidho Sababo Caafimaad oo uu u Wadan kari Waayay Shaqadii uu Qaranka uga…

                              Read More

                                Wasiirka Duulista oo Golaha Wakiilada ka Horjeediyay Warbixin ku Saabsan Xeerka Duulimaadyada Madaniga ah {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 11.Jan 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha  Wakiilada  Somaliland oo uu shir-gudoominayay  gudoomiyaha Golahaasi Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro)  ayaa mudenayaashu waxay warbixin ka dhagaysteen Wasiirka wasaarada Duulista Hawada iyo Gadiidka Cirka Md Maxamuud Xaashi Cabdi. Wasiirka wasaarada Duulista Hawada iyo Gadiidka Cirka ayaa Xildhibaanada  fadhiga ka soo xadirey faahfaahin ka siiyey hawlaha ay…

                                Read More

                                  Xeerka Wada Shaqaynta Baarlamanka oo Gudida Shuruucda ee Golaha Guurtida loo Xilsaaray

                                  Hargaysa 11.Jan 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida J.S.L oo uu shir gudoominaayey Gudoomiyaha Golaha Guurtida Md:Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ku wargeliyey Guddi hoosaadyada joogtada ah inay soo diyaariyaan warbixinahoodii ,si ay Golaha warbixin uga siiyaan howlahooda uu Goluhu u igmaday, Gudoomiyaha Golahaasi ayaa si rasmi ah ugu wareejiyey Guddida shuruucda ee Golaha Guurtida…

                                  Read More

                                    Wasiirka Waxbarashada oo Kulan la Qaadatay Khubaro ka Shaqaysa Horumarinta Waxbarashada iyo Kobcinta Ciyaaraha

                                    Hargaysa 11.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Marwo ZamZam Cabdi Aadan ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay sagaal xubnood oo ah khubaro dhanka horumarinta waxbarashada iyo kobcinta ciyaaraha Xubnahan oo u dhashay dalka Maraykanka ayaa ujeedada socdaalkoodu tahay sidii tababaro ku saabsan tayayna waxbarashada iyo kobcinta qaybaha ciyaaraha loo siin lahaa macalimiinta tacliinta…

                                    Read More

                                      Magacaabista Golaha Wasiirrada Cusub Oo Laf Dhuun Gashay Noqotay, Madaxweyne Xasan oo Ku Dheggen Xubno Hore, Baarlamaanka Oo Muddo Kordhin sameeyey Iyo Baayactankii U Dambeeyey ee Madaxtooyada ka dhacay

                                      Muqdisho:11-Jan-2014 (SDN)-Wali waxa Halkeedii taagan dooddii  ka taagnayd soo magacaabista Golaha Wasiirrada cusub ee Somalia yeelan doonto,  waxana la isku mari la’ yahay cidda rasmiga ah ee la soo xulayo. Wararkii ugu dambeeyey ee ay Heshay Qurbejoog.com, ayaa  sheegaya inuu madaxweyne Xasan wali ku dhegsan yahay xubno ka tirsanaa xukuumaddii Saacid oo uu doonayo in…

                                      Read More

                                        Shil Naxdin Leh Oo Shalay Ka Dhacay Maraykanka Oo ay Ku Geeriyoodeen Afar Somali Isku Ehel Ahaa

                                        Postville:11-Jan-2014(SDN)-Waxa Waqooyiga Magaalada Clermont ee Dalka Maraykanka shalay ka dhacay mid ka mid ah shilalkii ugu naxdinta badnaa ee dad somali ah khasaare ka soo gaadho. Shilkan ayaa sida la sheegay dhacay Maalintii shalay, ayaa waxa ku Nafwaayey Wiil, Hooyadii, Habaryartii iyo Haweenay kale oo ay qaraabo ahaayeen oo safar ku wada jirey. Shilkan ayaa…

                                        Read More