Hoggaanka AMISOM Ee Kismayo Dhawaan Lagu Wareejin Doono Sarkaal u Dhashay Dal Ka Baxsan Afrikada Bari iyo Walaaca Kenya
Kismaayo:27-Jan-2014 (SDN)-Ciidamada Kenya ee ku Sugan Deegaanka Kismaayo, isla-markaana Hoos Taga kuwa AMISOM, ayaa la Sheegayaa inay Dhawaan Wareejin doonaan Taliska Aagaas ay Gacanta ku hayaan. Wararka aanu Helayno ayaa sheegaya in Markii ugu horraysayTaliye milateri oo u dhashay dalka Sierra Leone uu la Wareegi doono Ciidanka Kenya ee Kismayo ku Sugan oo Hoos…
