Gudoomiyaha G/haweenka Xisbiga ucid laanta Uk oo soo dhaweynayasa Xubnahii ku soo biirey xibiga Ucid

    London 28Jan13(SDN) waxaan hambalyo u  dirayaa dhamaan madaxda Xisbiga Ucid , Xubnihii cusub  ee ku soo biiray   iyo waliba taageeraysha xisbiga  Ucid meel kasta ay joogaan.Allaah mahad leh Anoo ku hadlaya Magaca  Garabka Haweenka ee Uk  Marwo Farduus Cige  iyo Gudoomiye ku xigeenada xisbiga iyo garabyada haweenka London,Biristol,Birmiham,Lacter,Manchuster,Cardif,iyo dhamaan waxaha London  waxaanu  hambalyo iyo bogaadin u…

    Read More

      Gudoomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada oo sida Fiinta uga Qayliyay Talaabadii Shalay Awoodahooda Goluhu ku dhimay,Canbaarayna u Jeediyay Gudoonkooda

      Hargaysa 28.Jan 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cali Yuusuf Axmed Ayaa Sheegay In Xeer Hoosaadkii Shalay ay ansixiyeen Mudaneyaasha Aqalka Wakiiladu uu baal marsan yahay sharciga iyo dastuurka u yaala somaliland. Waxa uu Ayaan darro iyo wax laga xumaado ku tilmaamay in xeerkaasi uu baabiiyey idil ahaantiiba shirguddoonka Golaha…

      Read More

        Sarkaal Ka Tirsan Safaaradda Somalia ee Nairobi Oo Maalintii Afraad Gacanta Ugu Jira Ciidanka La Dagaalanka Argagixisada Kenya

        Nairobi:28-Jan-2014(SDN)-Wararka Ka Imanaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa  sheegaya in diblumaasi ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ay xidheen ciidamada Kenya gaar ahaan kuwa la dagaalanka waxa loogu yeerdh argagixisada. Wararka ayaa intaas ku daray in Diblomaasigaasi uu ciidanka gacanta ugu jiro Maalintii Afraad oo isku xigta.   Sarkaalkan ayaa la sheegay…

        Read More

          Saylici Oo Meesha Ka Saaray inuu Xabsi Guri U Diray Abaanduulaha Ciidanka Qaranka

          Hargeysa:28-Jan-2014(SDN)-Iyadoo ay wali taagan tahay Khilaafkii  Abaanduulaha iyo Taliyaha Ciidanku, ayaa Haddana Waxa Ku Lug Lahaanshaha Khilaafkaas Meesha ka Saaray Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici. Abaanduulaha ayaa isagu Madaxweynaha ku Eedeeyey inuu Xabsi Guri ku xidhay muddo afar maalmood ah, balse waxa warkaas Been abuur ku sheegay Madaxweyne KU xigeenka Saylici. Madaxweyne…

          Read More

            Ciidanka Ammaanka Oo Saaka Baadhitaano Guri-Guri ah Ka Wada Magaalada Garoowe iyo Sababta Keentay

            Garoowe:28-Jan-2014 (SDN)-Wararka Naga soo Gaadhay Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland, ayaa sheegaya in Halkaasi Saaka Ciidamadu ka Bilaabeen Hawlgallo Ballaadhan oo aan hore loo arki jirin. Hawlgalkan saaka Magaaladu ku Waabariisatay ayaa lagu macneeyey inuu ka dambeeyey Dil fool xun oo Habeenkii xalay magaaladaas loogu geystay Nabadoon Caan ahaa oo maamulkaas u dhashay. Ciidanka…

            Read More

              Sirdoonka Ehiopia Oo Nairobi Ka Afduubay Xubno ONLF Ka Tirsanaa

              Addis Ababa:28-Jan2014 (SDN)-Ururka Dagaalka Kula Jira Dawladda Ethiopia ee ONLF ayaa  Sheegay in  Laba Xubnood oo ka Tirsanaa lagu afduubtay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Xoghayaha arrimaha dibedda ONLF Cabdi Mahdi ayaa VOA-da la hadlay ayaa sheegay in dadkaas ay afduubteen sirdoonka dalka Ethiopia, Isla-markaana ay arrintaasi khiaamo tahay. Xoghaye Cabdi Mahdi ayaa sheegay in…

              Read More

                Ra’isal Wasaare Cabdiweli Oo Markii Ugu Horraysay Faahfaahin Ka Bixiyey Weerarkii Maraykanku Ku Qaaday Saraakiisha Al-shabaab

                Muqdisho:28-Jan-2014(SDN)-Ra’isal wasaaraha cusub ee Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Duqayntii Maraykanku Laba Habeen ka Hor ka Geystay Gobolo ka mid ah Goobaha Shabaabku Gacanta ku hayaan. Ra’isal wasaaraha ayaa war uu Boggiisa twitterka Soo Dhigay ku sheegay in Duqayntaas lagu Dilay Hoggaamiye Sare oo ka Tirsanaa Alshabaab, kaas oo lagu…

                Read More

                  “Mayd aan CID-da la soo marin oo aan la qorina lama aasi karo”Guddoomiye Tarsan

                  Muqdisho:28-Jan-2014(SDN)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa Dadweynaha Magaalada Muqdisho ku soo Rogay Amar keenay inay Aad u hadal hayaan. Guddoomiye Tarsan  oo la Hadlay warbaahinta ayaa sheegay inaanu Haatan wixii ka dambeeya aqbali doonin in la aaso qof aan la soo marinin Xarunta dambi baadhista CID-da oo aan si rasmi ah loo diiwaangelinin….

                  Read More

                    Burburkii Kulmiye Oo Waji Kale Yeeshay Iyo Kaadiriyiinta Sarsare Oo Ka Bacoobay Guddidii Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Turxaan-bixinta u Diray oo Aan Wali Tallaabo Qaadin+ Maxamed Kaahin Oo Qaylo-dhaan Kula Dhex Dhacay Beeshiisa.

                    Hargeysa:28-Jan-2014(SDN)-Wali waxa taag iyo Maaro loo La’yahay Khilaafka Ragaadiyey Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye. Hoggaanka Sare ee Xisbiga oo haatan isku dhinac ah ayaa si weyn uga Ashkatoonaya Culays ballaadhan oo kaga imanaya Dhinaca Madaxtooyada, kaas oo uu soo Abaabulo wasiir Samaale oo isagu Haatan Libin siyaasadeed Gacanta ku Haya, maadaama uu dhawr jeer…

                    Read More

                      Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo maanso cusub soo bandhigay:DUNDUMO MAYDH

                      Hargeysa Jan 28,2014(SDN)-Maansadan la magac baxdey (Dundumo Maydh) oo uu curiyay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, Caawa oo ay taariikhdu tahey 28/01/2014. Wasxay daba socotaa silsiladii Garbadiir ee uu bilaabey Abwaan Axmed awgeedi ee sida qotoda dheer uga warameysey wacyiga jira, iyo marxalada adage e dalku marayo. Xildhibaanku wuxuu ku bilaabey sidatan:- dedan maahee daalacan, geedi…

                      Read More

                        Rabow waxaa na daashadey dircuno iyo hudhmo u-dirir ilko fiiqan dabato ah dalqadana cilaan ka ah dulyaraana jinac ka ah

                        Aniga oo aan weliba ku-talax-tegeyn oo ilaalinaaya milgaha iyo nabadgelyada ay maanta S/land ku fadhido, bal hadana aan sar-kaxaadiyo oo sibirta u-yara-saaro aragtideyda iyo ogaan-shaheyga gaaban: bal aynu  sadar yar ka soo qaadano abwaan ahmed awgeedi gabeygiisii cusbaa ee garbo-diir ee taabatey quluubtii shacabka reer S/land kuye ” Rabow waxa idaashadey daruur heemameysoo misna aan…

                        Read More

                          Somalia: Does Not Play Well With Others

                          January 27, 2014: Al Shabaab continues to survive because their appeal to Somali nationalism, and the idea that Somalis are superior to all their neighbors (which is one reason Somalis have been preying on their neighbors for centuries) appeals to enough young men to provide new recruits. Aligning itself with al Qaeda brings in foreign…

                          Read More

                            Wasiirka Khayraadka Biyaha oo Ceerigaabo ku Daahfuray Mashruuca Hawlgalinta Caafimaadka Dhamayska Tiran, Iyo Dhagax dhigid Xarunta Wasaaradiisa Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

                            Ceerigaabo 27.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Khayraadka Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Cabdule ayaa Maanta Dhagax dhigay Xarunta Wasaaradiisu ku Yeelanayso Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta u ah Gobolka Sanaag. Sidoo kale Waxa uu Wasiirka Wasaarada Biyaha oo Wakiil ka ah Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland uu Maanta Daahfuray Mashruuca Hawl galinta Caafimaadka dhamayska Tiran,kaas oo hore…

                            Read More

                              Geeddi-Socodka Dimuqradiyada Somaliland,Iyo Baahida Aragti Hormood Ah Oo Hoggaamisa? Qaybta Kowaad Qoraa Aadam Muuse Jibriil

                              Halkan waxaanna akhristayaasha uga soo tebinayaa qoraalo ku saabsan lahaansha Aragtida aqoonta ku dhisan (Vision) ee madaxda siyaasadda, ama la’aanteedu sida ay u saamayso hagidda siyaasadda dalkasta. Aniga oo ka shidaal qaadanaya waayo-aragtidii Somaliland inti ay jirtey. Waana iskuday aan isku deyayo in aan dib u eego Geeddi Socodkii siyaasadeed ee somaliland, iyo waxa laga…

                              Read More